Isaaqu waa dadka ugu xaasidsan intaan Somali arkayay. Hargisa biyaha lama wada cabo. Meel ay joogaan qof aan iyaga ahayni kuma noolaan karo.. Xaasidnimo ayay u wadikariwaayeen Somaliloland
@ahmedmose5466
Жыл бұрын
Asc adeer siyad bare u duceeya pls xaqdaradii aad kagasheen ayaa idin haysata. Muusee shaani ayaa Alle idinku saliday
@guleidcabade9423
Жыл бұрын
Ilahay haa cadabo ka munafaqa shegaysid Muusena wa madaxweyne cadaliya hay Barbar dhigin muuse & afwayne nacasyow
@cabdulahiciiro
Жыл бұрын
Waa dulmi weyn Dagaalki lascano Somaliland wxuu soo sarey fadexado badan iyo wax yabo qarsoona ayuu bananka keeney
@cabdijaamac8489
Жыл бұрын
MA IS TIDHI SOMALILAND WAY BUUXISEY SHURUUDIHII LAGU DUMI LAHAA. WALAAHI INAY WAKHTI HORE AY U DHAMAATO AYAY AHAYDE EE WAA ILAAHAY FADLIGII IN 32 years AAN SOO DAAQNAY. SIYAAD BARRE WAX KA DARAN AYAA MEESHA KA SOCDA. ILAAHOOW SIYAAD BARRE U NAXARIISO. DAWLADI KAMAY DANBEYN.
@abdulraven4970
Жыл бұрын
Governor and mayor isku qabiil ah waar ummada ka xishooda.gobolada kale ma jirto gudoomiye iyo mayor isku family ah
@horijoogmedia
Жыл бұрын
Berbera dad dagan alle ku beeray wixi masharic ahna dadka deegaanka xaq u leh hadii 30 sano berbera gobolada kale wax looga soo qori jiray maanta berbera dadkaaga iyo moyar soo doortan waa isku dan danta deeganka unbana muhiimada iska leh ee qof walba ha imaansado mashu alle ku beeray
@abdulraven4970
Жыл бұрын
@@horijoogmedia deegaanka ayaa xaq u leh sacadmuuse xaqootiga ah ee soo buux dhaafiyey magaalada berbera u sheeg dee
@aminaabdi5878
Жыл бұрын
Daadka halo nacariisto naxariista Allah aya kujeerta
@Alamagan210
Жыл бұрын
Waar heedhe dadka reer Berbera ileyn waa GUN aan lagu dhex noolaan karin. Wlhi ninkan odayga ah ee qudhunka soo bandhigay waa rijaal.
Adeer waxaad la midtahay xildhibaankii aad isku haybta ahaydeen ee golaha wakiilada ee Berbera ka soo baxay hadana waday mooshinkii Berbera lagaga jarayey kabka 10% ahaa ee xaqa ah ulahayd. Adigu se hoostana Waad ka dumineysaa dheeftana inaad qeybta ubadan hesho ayaad rabtaa ..... Waa maan guracan iyo garasho jaan.
@abdulraven4970
Жыл бұрын
Daanyeerka futadiisa cas ma arko ee wuxuu ku qoslaa Daanyeerka kale dabadiisa cas munaafaq.
@horijoogmedia
Жыл бұрын
War ha la kale xishoodo berbera 30 sano deegan u ahayn ka shaqaysanayay yadoo waliba dadkii gobolka u dhashay ay yihiin bila shaqo maanta oo contract la dhahay deegaanka ha ka faudaystan maaha in qabtalad laga dayo berbera dad baa deegan u wixi port umaday ka dhaxaysa Lkn wixi gobolka ah deegaanka dadka dagan baa ka faidaysanaya wixi port challenges waa la ogol yahay Lkn Mid aad Ha loo fahmo berbera Moyer dadka dagan baa doortay wixi loo doortayna waa in bulshada wax lagu qabto wixi mashaariic Ah ee gobolka yaan cid Ha ku biyo cabto hadii 30 sano ka qadaysan oo somailand ok dhan berbera laga dhisay intaas oo dhana ay amusanayn reer berbera maanta way soo bararuugan danhoodana wixi dhaqaale ah yada u taala qof walba mashu alle ku beeray wixi cashuur ah wixi shaqo ah ha imaansadan
Cid wax dumin kartaa ma jirto oon maxkamad ahayni taasi haday dhacdana dunida kamabay dhicine waxay leedahay shuruudo wadooyin iyo xaquuq hantiyeed yaa ku yidhi dawlad hoosaa wax dumin karta haday dumiso waa dembi laga dagaalamo qof muwaadina yaan loogu hanjabin hanti uu leeyahay in ciyaar looga burburiyo taasi waa sharci ma jiro ee askar baan haystaa askiriguna markaa sharci nnoqon maayo ee nin qori situun buu noqon waayo waa inuu qabto ka sharciga ku xadgudba midina waa tii afweyne oo kaloo taasi waa baab kale
@jaamacfaarax2375
Жыл бұрын
Horta meeshan berbera lama qaramaynin miyaa markii garoonka hargeysa la qarameeyey.
@mohamedahmedmohamed9606
Жыл бұрын
Odegu waa waa wadani oo waa Ciilqabe warkiisu wax ka soo qaad ma laha waa odey Jaahil ah .
@khaddarxirsi-xo5oh
Жыл бұрын
Muuse cabdale hadii berabera inina xidina siiyen ha nuushagan
@farahali377
Жыл бұрын
Meeshaba ina ilay baahaysta
@khaddarxirsi-xo5oh
Жыл бұрын
Ninaka kahalaya berbera ee sheega naayay muuse cabadale iyo cadale isamaaciila maha reeraka ee haladilo
@nurgacan6950
Жыл бұрын
Shirkadan baaburat waxay laba sano hayada qarmada midoobay u shaqaynyeen landcurser ay leeyihiin markuu heshisku ka dhaco sanadkii taratan la qabtaa waa laga helay may qaylin hadal lagama hayo maxay u odhan waayeen waaa lana qaaday ma odhan karaan tan hada ay ka hadakyaaan asxaan badan lo sameeyay 7 sano ayay kaligood haysteen markii hada heshiiidki ka dhamaaday ee iskashato ay ku dhan uihiin somalinad oo dhan oo qofka ugu badan bus kakiya ku leryahay ayay qabiil so dhaqaajiyeen walaahi bilaahi tlaahi waaa daaalimin been sheegaya waa bil rabadaan hayadaha UN waxa ka helay sharkado kale maxay sidan ugu hadli waaayeeen ialhay wuuu idin arkaaa meeshaad ka dhargteen ayaad ugu abaaal gudaysaan waxaas
@mataancabdi102
Жыл бұрын
Ina cidin muuse cabdale abokor looge ayaa doortay siiba maayir kuxigeenka marka ilamderayal way idin seegtay ninki deerayahan ee dable ood shiekh wada degi jirteen in aad dooratan ayay ahayd imikana mooshin kusoo ooga ina cidin.
DEKADDA BERBERA CASHUURTII SOOMAALI WAYN AYAA LAGU DHISAY. ISKA DAA BER BERA E', KAN KISMAAYO JOOGA AYAA WAX KU LEH OO CASHUURTII LAGA SOO QAADAY LAGU DHISAY.
@ahmedgarodhi8969
Жыл бұрын
Waa xaaqdaro
@Geesitoosan
Жыл бұрын
Nacaskan isagoo mu,adin ka ahaa musajamaca ayu siyasada ku biirey kadib gunadii masjidka ee dawlada hoose siin jirtey aya laga goostey intiibu daba socdaa😂😂😂😂😂
@ismailbaashi6689
Жыл бұрын
Mu'adin baa shaqo la yaso u haysataa muslimna waad sheeganaysaa😢😢 walle waxa aad gaalada u jeclaateen baad qabtaan. Mu'adinku kan madaxwaynaha idiin ah ee jaahilka buu ka shaqo sharaf badan yahay suu rabbi buu idin kugu yeeraa waa hadaad tukataan yaa gaalo calmaaniyiin ah😡
@sahrafarah8834
Жыл бұрын
UUF KUWAS INA MAA HAADLYAN WAALI
@alihassan-ro4cr
Жыл бұрын
Ciisemuuse iska erya tuugta reer boorama
@banuhaashim9539
Жыл бұрын
Reer boorame meel kale waxba kala ma soo degaan. Wax bay ku leeyihiin dekeda!
@osmangiire1349
Жыл бұрын
Guuguule yohow hadaad Guga u ooysyso…,, Abaar gaagmareebto ah iyo waxaa dhacay gastama oo kale! Siyaad Bare Allah Naxariistii jano hasiiyo. Ubaroorta! At least dekeda Soomaali ayaalahayd😂 imiki dhegcas ayaa basdavidinka qaadaysa😂 xitaa Ingiriiskii BIKH😢 Iidoor salfududaa! Dhuunta Allah idinkudhufay😂
@abdullahukhalif9801
Жыл бұрын
Somalilaand iyo North Koria waa iskumid xaga xoriyada
Пікірлер: 81