Waa markii 1aad ee aan chanel kaaga soo booqdo aadbanan uga helay hadda ayaan barta dawaarka mala wiig ban dhigta waan rajeenaya inaa heer ka gaadho guulayso wllo❤❤❤
@nimcosmile
3 ай бұрын
Insha Allah qli hadaad dadaashid waad gaadhaysaaa heer fican
@samiyacawil4080
4 ай бұрын
Maasha Allah xbbti hada Aya iiga hor Ah janalkaga Ad ban uga helay cabayada Ad toshay way qurux badan tahay illahay gacmaha Haku barakeyo walalo❤
Пікірлер: 38