Kabn kaan halkee ka heli karaa qiimo ahaanse waa meeqa?
@Shaarkeey100
5 ай бұрын
Muqdisho
@MrSahaldon
4 ай бұрын
@@Shaarkeey100 Salaama Bro Lkn iminka Abdul qaadir Filfil sidaan isleeyahay Mugadishu Ma joogo Keenya Ayaan ku ogaa" Wallow Mar aan ku arkay Dagmoyinka Mugadisho Mid kamida Sanadihii ina dhaafay" Lkn Caruur la Aabe Wadaag ah Ayaanu jaar nahay " Alle yaa raxma Filfil Aabihii Fanka Somaalida
@Shaarkeey100
4 ай бұрын
@@MrSahaldon Sxb Kaban halka aad ka heli kartid miyaad dooneysay, mise ninkaan halka uu joogo?
@cadaaweyare9045
3 ай бұрын
@@Shaarkeey100kabanka qimihsa lee nosheg
@Shaarkeey100
3 ай бұрын
@@cadaaweyare9045 Waa kala qaalisanyahay. Kun dollar ilaa kan ugu raqiisan oo aad ku heli kartid 200 dollar.
Пікірлер: 16