We always blame each other, both men’s and women’s, it’s better to look for solutions to correct the mistakes that has already happened. We Somalis we don’t seem to move on and make changes to our families as well as our societies. Let’s all accepts our mistakes and problems , let’s learn from our mistakes and find the solution to overcome. What determines ourselves is what action we take after experiencing difficulties.
@sharkshark8342
5 жыл бұрын
@jawhar correct ❤
@aminadualle6479
5 жыл бұрын
Somali parent need to have both responsible for there kids and raised there kids to gather not only mother in the house.
@hawasanneyne8015
5 жыл бұрын
Ur right wllo Allaha xaqa na tuso insha'allah alluma aamiin
@biche1984
5 жыл бұрын
Ubaax walashey haadi wax la waayo , waax kale aya la heeli karaa we are 6 billion.....nin kaa fiican ayad heeli karta ninkagi horee plzzz , ha ka baaqin inad nolol kale sameyssoo
@anabhussein6946
5 жыл бұрын
Masha Allah dood qurux badan walashay Amal keep going sis wa lobah na
@gullbarwaaqo9594
5 жыл бұрын
Maansha alaah gabadha raga kahadleeysa dhaliishooda waan taageersanahay way saxsantahay
@kadarhassan3303
5 жыл бұрын
Aamiin!
@laylonuur4297
5 жыл бұрын
Manshaal umu cabdalah 🌹guul baa rajeey neyna
@gullbarwaaqo9594
5 жыл бұрын
Uma cabdifataax waan taageersanahay raga soomaaliyeed masuulma aha way dayaceen dumarka iyo caruurtaba khaladkana ragaa iskaleh taa waa in la ogaadaa soomaaliyeey yaan wax laysku qaldin
@sudiissa5701
5 жыл бұрын
Masha Allah waa dood wanaagsan💕
@akme2d
5 жыл бұрын
Sudi waan ku salaamay. Waxaan u gabadh mudakara ah oo is wadata!
@hamdaomar5836
5 жыл бұрын
Umu cabdala mashal hno ale ha ku siyadiyo caqliga salamkaaa
@rebornningamohammed9931
5 жыл бұрын
Rag ma ahee waa bahalo
@cleopatram._
5 жыл бұрын
Nice video I love your vids💗
@amalkayse445
5 жыл бұрын
Cleopatra M Thank you I really appreciate it
@akme2d
5 жыл бұрын
AMAL KAYSE Amal waan ku salaamay. Waxaan u gabadh mudakara ah oo is wadata!
@mustalifaahmed4356
5 жыл бұрын
Ubax hadalka badan ha joojiso please Amal u sheeg.
@Royal-in2yt
5 жыл бұрын
Soo much knowledge and facts and awareness and consciousness. Ammal touched many areas that has been ignored and for her to bring it to light is soo refreshing. Subhanallah all the issues happening across the globe is a serious level and as a society that needs to function, it needs consensus and values and may Allah help all those that are psychologically ill to the point they killing other fellow human beings with absolute No remorse! May Allah heal all of us globally and collectively. Man earn more in society nommater if you disagree and for women and mothers to be left worried, stressed and shocked for her kids and life is such a bad work from male counterparts. Man should understand that women are the only way to contruct society and man are the helpers (financially) even if women work. Period. Regardless this is our society at the end of the day and so each one of us actions contribute so be aware. 🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤
@samerahothman9181
5 жыл бұрын
و
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Labada gabadhoodba waan tegeerey midba qeyeb bey run ka sheegtey.
Ajnabi wanaagsani waa kuwee, cadaanku dumarku kaw oga siiyo, mise madowga aan caruurtooda is aqoon, mise Asianka dumarka aashitada kushubo mise Carabta uhaysto dumarku inaysan banii aadam ahayn. Aan kuugu ceshee ajnabiga wanaagsani waa kuwee??
@issybrosm5810
5 жыл бұрын
Dumarow cilmiga diniga ah iyo maadiba barta intasunbad uga bixi kaartaan dhibkan rag haysku halaynina
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
amal kayse inaad qabto ahayd maha topic rag iyo dumar ee waa siyaasad yacanahi snm baa so duuushay dowladiina waa la amanaya akhaas caleek maxan nacay maraamad iska butaacda amaalay faqash iyo kuwa la shaqysta inaga daaaa amaa aanu kaa gooosano habar xun oo qooto qooto snm u aflagadaysa uma baahnin
@rebornningamohammed9931
5 жыл бұрын
Umu cabdala waa sax
@shankaroonrahma2918
5 жыл бұрын
Dood wanaagsan
@LUCKY-zn6tq
5 жыл бұрын
Disgusting child abuse is wrong whether is his or not ufff
@shalompraisethelordkaruna1051
5 жыл бұрын
امال لازم تكلمين عن دمار صومال
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
ilahay inaguma keeno ilamo la qaaro lakiin ogow ilahay wuxuu yidhi waan ku imtixami hooyo ilamaheed u dedaasha oo jecel oo caruurteeda oo is xagatay lagu yidhi maxay isu xagteen maad kala celin looga qaaday baa jira ilmo jabay oo hooyadii looga qaaday maxay u jabeen baa jira ogow in nebi muuuse hooyadii laga qaaday waxan waa qadar ilahay gabadh ilahay ku keeno u duceeya ha ku xaqirina hadiise ninka iyo naagta isku qoran yihin ilamahaas aad bay u adagtahay in laga qaado ogow reeraha xaranta iyo beenta ku nool cadho ale yaay idinku dhicin shilkin been ku cunto xoolahaaga dhan baay xaramiyaaynayan ogaada xalaal cun ducadiisa maqbuulo ah xaran cun ducadiisa lama aqabalo
@shankaroonrahma2918
5 жыл бұрын
Alla amaal dulqaad badanidaa dooda aad dhageysanaysid kala joga
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
horta dumarkan jaahilka yaa u sheegay naagha wa 50 dumarka dhaxalkooda 50 ah iyaga maha 50 sidaas ogaada
@sihaamcadeey3709
5 жыл бұрын
Ammaal waxan ku jeclahay Barnamija yadeda Hot waaye😁😁😁 😍😂😂😂😂😂😂
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
aniga waalahay baan ku dharanaya waxaan ka soo jeeda reer inta naag furtay aay aad u yartahay oo lala coloobo ninka gabadh aan wax u gaysan ninka u gefa gob weye walahay ragaayagaa somaliland ilahayna ha gargaro khaladka shaydanka umada isku dira marmar inantan dumarka u doodaysa waxan is idhi wa inaan nin dhibay oo aad u ciilaan markaasay ragii odhan kula dhacday adigoo ninkaga koolkoooliya ayuu ka tegi kara hadii ilahay calafkiina dhameeyo laakiin wanaag isku qaba wanaag isku fura hana ugu cadhooon haduu waqtigiina dhamaday ee hore uga soco
@Womenspeek
5 жыл бұрын
Ogeeysiis ma dooneysaa Xawaalada qaab fudud oo walibana raqiis ah oo aad ka dirsan karto adigoo gurigaada jooga oo isticmaalaya telfone kaaga ama laptop kaaga, oo welibana luuqada afsomali ah aad isticmaali kartaa. Fadlan riix Link hoose transfergalaxy.com/en/signup?ref=FaAh75&cn=GBR
@sihaamcadeey3709
5 жыл бұрын
😳 Really sheeeko 😂😂😂😂 DAB NIN AAN KU JOOGSANIN DAMBAS KAMA FOGAADO DUMARKAA SAREEYO WAA WAALI WAANA BEEN LKN 💰MONEY HADAD LEDAHAY WADAN Kiiwa Waad Sareysaa 💪💪💪😁
@filsanali8977
5 жыл бұрын
oubah I love you
@sherifelsawy6039
5 жыл бұрын
Waa dulmanahay wallhi melkasto anjogno kuwa qurbahajoga hano Aran raga cadaaba borsada banaagka udhiga hadu idindhibo ha usamrina😅
@reo9475
5 жыл бұрын
my solution is less complaining more action ladies Both gender is to blame here let’s be honest with ourselves ladies! If you are simply tired of hearing Somali women living in diaspora complaining about Somali men shared your opinion with me plz?
@nimojama4132
5 жыл бұрын
😂😂😂solition came when they agree the is problem,in somali cumunity ,and stop bleming men,
@hudayahhaji1492
5 жыл бұрын
Umu cabdale run beyshektay balse ubax xok ogalma ahan
@laylonuur4297
5 жыл бұрын
Kkķkkkk
@munaahmed3668
5 жыл бұрын
Iga daa nin somaliyeed oo wiswiskooda
@awoahmed4320
5 жыл бұрын
ilaahy waa kali ayee t8dhi qariye amaal waxaaney bar bardhigaysaa gadha tidhi wehelkeenii inee haysano ayee aheed ilaahy kalinimadiisii ma cid buu uu baahanyahy ha isbarbardhigin
@awoahmed4320
5 жыл бұрын
amaal diinta iskadaa maalin dhaweed na aayad baa qaladey aniga iyo ninkaygaa marqaati ka aheen wanan ka xumaaney diinta iskadaa
Dumarka aad la noshihiin raaxo kuma noola ee noloshooda ha baryina
@hawasanneyne8015
5 жыл бұрын
Aniga waxaan la yabanahay dadkan commintiga nin somali woou xunyahay ku haayo misi wa dad wada qaraar haayo oo fuulxmobdoda nin somali ah ku diiday misina nin ajanabi ah illmo madow illmo ka dhaley oo nin somali helay waysay and wa wada dufariin ciilan nin somali oo fiican woou i qaba alxmdulillah hadana waxaan la yaaby naaghahan nimanka ku dhagan oo woou xunyahay nin somali ku haayo wa wada duq oo cimrigaada dhamaaday hadoo ninkaga ku so bahdili jiray ma nimanka somalida oo dhan ku qaraara illeen kuma so wada guursan ma ciilga aad ninkii u qabto kula kacaysa edo dee mms oo kala ba wada thiina gus caag ah so qada illeen nin somali hadoo xun yahay gabdhaha yaryar nin somali woou xuntahay maxeey u dhihi weeysay hadoo xunyahay dee aniga waan idin ku fahmay gabdhiina yaryar oo ninka fiican hayso rabtaan inaa nago dirdiran cajoosoyin dheh oo wada duqooway oo wads ciilaan
@aminaahmed4863
5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk KKKKKKK KKKKKKK VIVA NAAGAHA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatimajama84
5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
dumarka somalida waay fiiican yihiin haa markay noqoto wax qabadka bulshada ninkeeda ubadkeeda lakiin way xanaaq badan yihin ragana masuuliyada uma daayaan haday raga masuuliyada u dayno maynu is qabsaneen lakiin gabadha somaliyeed ninkeeda waa inay aad uga danbaysa hadiiise aad tidhaahdo wax walaba aana maamuulaya dee waa ka cadhoon sheekadiina ma sii soconayso somalida waxa keliya isku dira waa ismaqal laan hada labadooda is maqli wayay ma ninkooda maqlayaan labadan hadalaya
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Labada gabadoodba be wax ruun ayeey sheegen.
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
inanta dumarka u doodaysa waa mid dhib haysto oo nin xun dhibay baan filaya waayo way dagaamaysa
@biche1984
5 жыл бұрын
gabadha ubaax wa SUBMITION ayeey wadaa...Raggu somali kaliya kama xuuma , because wa Raggi DUNIDA waxa xumadey , why ? GENDER EQUALITY ayey raagu qaadan layihin .....Gabadha Ubaax , waxey u eegtahay dumarka SUBMITION ku jiira ....Dumar ama hoyo wa RUKUNKA REERKA .....UBAAX wa SUBMITTED
@fadumomuse9490
4 жыл бұрын
Faraax inki
@abdallasonkor4769
5 жыл бұрын
Hablahaan ma garoobaa maxaa raga ku diray ma waxay modaan dhibkan dumarka somaliyeed oo kale
@hawasanneyne8015
5 жыл бұрын
Wa wada mms oo kale oo qarar haayo misina nin somali ba ku rabo doogsyga ma dhahay oo wada ciilan sas waya
@munaahmed3668
5 жыл бұрын
Igada night nin somaliyeed wu idabar jaree igadaa igadaa rag somali
@sofiaerilleey3467
5 жыл бұрын
Walaal macaan badaneey isooboqo like and subscribe iisar hadaad kakaheshey my channel
@munaahmed3668
5 жыл бұрын
Sofia Erilleey good
@sofiaerilleey3467
5 жыл бұрын
@@munaahmed3668 thank you Macaan qaali
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
waaxaa somalida ku dhacay maha rag iyo dumar waa dictator siyaad bare iyo intii xumayd la shaqysanaysay sharkoodii baa weli socoda ilahayna kuwasu kala xisaabtamaya naaya raga kala saar
@lailaabdi4945
5 жыл бұрын
Kkkkk
@salaadoomar285
5 жыл бұрын
Aniga waxan dhihi lahaa 2 ama 3 ciyaal kadhala kabacdi kaliga korso ad xanaaq iyo muran walwal iyo caruurto kugu badato kareysatide.Naftiina unoolada nin naxariis haka sugin.Nin layiri 4 aya ku banan markad doonto wad furi karta gogol badalasho ladaba dhigay katasho.Nafyahay ciladaha waqtiga cilmi iyo fa iido ka baro culeyska kuso hahaha ka qaado wixii cashara .
@abdallaomar1434
5 жыл бұрын
ilahey amarkisa miyad kujesjesesa ileen hadalkada saluugitan aya umuqdaye
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Dumarka iyo raaga Somaliyeed ma wada sums balse qaladka waxaan uu badanaya Dumarka why iyaga ayaa raaga hagajiin kara ba bin kara raaga qarkood Dumarka ayaa waley because lacagta welfare aya leyesku qabasanaya.
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Labada gabadhood wey sax San yihiin midaba raayi ficaan ayeey ka sheegtey labada dhinac ba.
Walhi ur right abaayo weey nin jeclyhiin inaa la bahdilo weey ku calacalasa markees habaanka markoo la seexto weey iloowda oo waxkasto u qabta markas inoo ku kibro markas hada nowdays dill igu dara subbhanallah
@ubahguled96
5 жыл бұрын
Ma laga yaaba Ubax in ay iyadu ninkadii xumeysey ay ka xumatey marku guursadey oo waniineyso dumarka in ay ninkooda xumeyen.
@farhiaaddedadeed1836
5 жыл бұрын
Nin Somali. Madhax. Xanun. Bay. U badhan. Yihin. They. Are. Mad. All the. Time. They. Strees. To much. Dharka. One. Week. Buqaba. Ugh
@suberzamin6136
5 жыл бұрын
Farhia added Adeed kkkkkk dharka one week dhan mu qaba kkkkk fny taahy
Wa wada mms oo qarar haayo gabdhiina yar yar oo nimankiina nagu dirdiran rabaan ya ka yeelayo hee hadana waxaan la yaaby markeey illmaha u yara goraan u fiirso abaayo aroosyada naago wada da ah oo waween ka buuxan dee marka ninka waxaas isku qabstaan oo maxaa u aadaysa iydana dardiib wax iguma sheegaysa warya buug ba raba latahay markas assigana woou xanaaqa oo woou ka dagaa waanka yaaby cajuusoyinka wareegtooyinka ah
@somaliqueenable
5 жыл бұрын
Ubah is mentality Ill 😷 uf
@fathiamohamed8393
5 жыл бұрын
Oubax shs is looking a man that is why she is diffende a men oh my single lady .
@sharkshark8342
5 жыл бұрын
She is talking about the fact 😀
@Nasro_Warsame2023
5 жыл бұрын
Who gonna listen habar walen ee talkative ah if she is nice lady why she left her lovely husband in the first place ninkii baa naag la guursadey kadib maseer beey ninkii iskaga furtey waxaa laga yaaba nin fiican inuu qabi jirey ee kibir uga tagtey who r u to judge look at u horta islaantaan ubax la leeyahay baan la hadlaya 🙄🙄👿👿👿😡😡😡
@Nasro_Warsame2023
5 жыл бұрын
Shark that is not talking about the fact that is desperate woman oo nin doon ah nimanka iska dhaadhicineyso BOOM 😱😱😱😬😬😳😳😂😂😂
@muntazissa6837
5 жыл бұрын
raga somaliland waa gob walahaay bilahay ha ku qasina kuwa koonfurta raga somaliland waa rag geesiyo ah guuusha guudka taalo wa rag wadankooda lagu soo duulay lakiin iska difacay ragaa somaliland idinma keenin afwayne idin keenay afwayne iyo intii xaaran cunka ahayd baa baa idinkeenay badankiina imaan laan baa idin keentay idinkoo haystaa magalo ad degtan baad soo qaxdeen qaarkiin qaarkiina siyad bare ka masuula waxa ku dhacay somalida iyo intii xaranta kula shaqysanaysay ha eedayn raga somalida
@sihaamcadeey3709
5 жыл бұрын
Ammaal waxan ku jeclahay Barnamija yadeda Hot waaye😁😁😁 😍😂😂😂😂😂😂
@hawasanneyne8015
5 жыл бұрын
Aniga amaal kayse waxaan ku jeclayhay walhi barmajkida dadka waqtibeey siisa lakiin waxaan layabay naagtan oo hanna ladho dadka block ba ku saara beey dirhada yaab waan ka yaby
Пікірлер: 99