2020 intii dawnysa Like hyla dhaafin Best Qaaaci 😚🏜🔥🎶❤
@ahmedhussein660
7 жыл бұрын
I can't get enough of this! Beautiful voice!!!
@yusufhussein2935
6 жыл бұрын
10/1/2018 waa ku haystaa tolow yaa sanadkan iga danbeeyoo ila daawan doona!!
@mandeeqmandeeq.sharaf4769
6 жыл бұрын
YuSuF Hussein hey anga huuno
@hanaquen3842
6 жыл бұрын
YuSuF Hussein aniga☝️ hada oo ay taarikhdu tahay 18\6\2018 kula daawanaaya
@muno6375
10 ай бұрын
Me 2024 wa hada noshahy wllo qali
@mohammed-jama
9 жыл бұрын
mansha allah waa wiil lagu faani karo waayo dadka waxa uu xasuusinayaa #legend kii weynaa ee maxamed mooge liiban taa waxa ka daran in uu ka wada fiican yahay fanaaninta hada badankood waayo codkiisa soo saafiya ayaa la dhagaysanayaa halka fananintan mixer heesahioda lagu hagaajiyo
@puntlandsomalia9604
7 жыл бұрын
manta wuu yar yahay fanan Ku heesi kara music toos ah oo hadana asagu garaacanaya ninkaan waa talent horay u soco wlle.
@hamserage4652
7 жыл бұрын
Wow amazing wlhi Waa talent wiilkaan Walal halkedad dhigtay heesihi Mohamed mooge liiban hore u soco
@fuaadhaybe8171
3 жыл бұрын
Cajiib wlh wiilkani waa cibarokale wayo 1.miidhihi heesta.2.codkii fananka.3.naakhudinti fananka.4.kamankii dhamaan inta an soosheegayba bartoodi ayu dhigay moge yare waxan leyshy waa haybad u alle ku galaday wiilkan masha alla
@doolikaambo9422
4 жыл бұрын
14/mar/2020 yaa ila dhageysanaayo💕
@hairaadsan716
8 жыл бұрын
masha Allah Mohamed Mooge would be very proud of your talent and so are we. Don't listen to haters, keep it up.
@abdourazakismael6297
11 жыл бұрын
mansha allaah ilahay haku daayo mooge yarre runtii waa la helay badalkii maxamed mooge halkaana kaga hay, sallaxleytvna way kumahadsanyihiin hawshan ay qabteen thnks all of u!!
@mjofficial820
4 жыл бұрын
Yaa igula bashalooya September 2020
@AhmedHassan-eq6zg
6 жыл бұрын
aleeyle hees ,music kaban walhi wilkan yar ee talented mooge yare thank you. allahu naxaristo abwaanka,aqoonyahan, macalinka, no doubt he has his own tallent for sure i hope you dream came true im waiting you so far allah be with you bro.
@MohamedAli-gh4jz
11 жыл бұрын
May Allaah bless you. You let us remember RIP Mohamed Mooge Liibaan. VIVA SOMALILAND.
Alle haku daayo mooge yare halkeeda ayaad dhigtay big respect sxp
@ilhamfaleebo8433
11 жыл бұрын
Mooga yare alle Cimrigisa ha daayo Mohmed mooge wali ma dhimaan waa Mooga dabadi dhalaay alle ha u naxariisto Mohamed mooge amiiin
@Miiraalemedia
6 жыл бұрын
3/may/2018 am still watching right now Go forward halyey
@shooqicartan7191
11 жыл бұрын
SALAXLEYTV THANX SXB KA QAADA WAREYSIYO AFSOOMALIIGANA HALA BARO INANKAA YAR THANX WAXAAN AHAY SALAXLEY TV TAAGEERAYAASHOODA ANIGOO JOOGA GERMANY AXMED YARE VIVA IYO AABIHII MAXAMED MOOGABA AA AH ANA WALAAKAY IALAAHAW U NAXARIISO
@abdiqaniomar6848
8 жыл бұрын
maasha allah waad cod macaan thy lkn dad waxaa jiro caloosha ka buka lkn dawadooda alla ha siiyo isagaa hayee
@moee53
11 жыл бұрын
thanks Shooqi Cartan.. 18 may ayaanu waraysi ka qaadaynaa inshaAllah English... Ileen waa nin USA ku dhashee .lol
@leylacadeeyxusseen2312
11 жыл бұрын
maanshalaah quruxdiisaba idishay allah ha dooyo eh si kasta wuu u marayaa walaahi
@yahyemawliid8895
4 жыл бұрын
Runtaa weeyaan wllo qlli
@abdisalanaliali6761
10 жыл бұрын
waad dul dhigtay mooge yare waliba kamanka waad keentay codkana waxaan ku siiyay 9/10 kamana 10/10 wll done mate hanbalyo
@engkhaalidabdilaahi7937
6 жыл бұрын
Maxamed mooge liiban allahay u naxariiso geesi somali odhan ka baxay ayu ah(kuna aasan agaagarka awaare iyo dusmo dhedooda )
@guledhani8311
11 жыл бұрын
wooooooooooooow nice song waa run kanni waaa maxamed mooge oo yar nice halkaas kak hey sxb
@moee53
11 жыл бұрын
thanks MrHayuke
@HajjiWarsamah24
11 жыл бұрын
maasha allah ragan oo kalaa loobaahan yahay inay fanka ku biiran, wallaahay siduu kamanka u tumayo iyo da'adiissu isma laha
@khadriaosman9735
11 жыл бұрын
Mncha Allah ,Walaahi waan ilmeeyey ,mooge yare halkaa kaga hey EDO ,ilaahey hakula qabto hamigaaga
@segalwarsam6616
10 жыл бұрын
wonderful guy, and excellent voice woow
@maxamudaxmed6142
4 жыл бұрын
Maxamed mooge aan biyo is marin Ilahow unaxariiso
@ishypishy104
8 жыл бұрын
may Allah bless you brother, you are awesome+ talanted you are different and that makes u special..,,noooloow
@ddsiwaanjeclahay1455
9 жыл бұрын
woow maasha allah maxamed mooge still a live god bless maxamed mooge I wish ana kabankiisa inaan baran lahaa lolz
@cuntamacaan4776
9 жыл бұрын
@casoowe100
11 жыл бұрын
Walahay waa fanaan dhaba, Mooge yare, halka ka sii wad. dhaqa kalmadaha xoga iska sax, sidakale top
@barnijamac7285
4 жыл бұрын
maasha alaah waa mooge yaare oo dhaab aah aad bad uu cood maan taay
maanshalaah he so adorable i think we about to find our next maxamed mooge liibaan
@wlldeeq5599
3 жыл бұрын
2021 Yaa iga danbeeYa tolow
@maxamedbakayle6247
Жыл бұрын
Alla yacisak ya cimra dawiilla
@segalwarsam6616
10 жыл бұрын
Allahayow wiilkan nolasha u dheere, aminn
@mahadmohamed4579
3 жыл бұрын
Heesta bilaamaysa 14:43 xagee ka helayaa mohamed mooge oo qaadaya
@somalilandsocotay3257
10 жыл бұрын
Maansha Alaah! waaba codkii Maxamed Mooge,waxan kugu waaninayaa inaad afkaaga aad isagana u baratid inyar uun baa kaa dhimane ha ka daalin halkaa ka wad wax fiican baad qabatay.nin nin dhalay dheh.
@yahyeabdullahi5864
7 жыл бұрын
Heesi mooge dyacay ninkaana meesheedi dhigay maxamed moge codkisa lama fahmi karin balse yarkaana siwadax u qaday alle ha unaxariisto maxamed moge fanan qaaliyu ahaa
@kilohajir9248
9 жыл бұрын
Mooge yaare well done bro keep the legacy of the family
@adoontiialle6781
3 жыл бұрын
2021 daawanayaa😍
@ilhaamcarab6359
10 жыл бұрын
caai ma tihid mooge yare magacaa ha jiro ayeeyo well done
@hiigsimedia1892
9 жыл бұрын
ka daaya qabyaalada fanka heesaha cumar wuu qaadi karaaye waayo waa fanaan somaaliyeed oo qaaliya ku oromada ku sheegaya wiilka waad waalantiine inanka yar waa british from hargaysa la soco
@naymarjohn8172
9 жыл бұрын
Guled Abdi oromaad sheektee iidoorna ha ahaaadee lkn sifiican yuu utumayaa waliyo bile
@hiigsimedia1892
9 жыл бұрын
waa sidaa sxb
@suldaannuurdhagacun
9 жыл бұрын
naymar john idoorka malaha ceebaad u haysata ?
@hanadabdullahiaden9617
3 жыл бұрын
😍❤️
@hodanmohamed6749
4 жыл бұрын
Beautiful voice ❤
@iimaanabdullaahi849
7 жыл бұрын
waad mahadsantahay Ismail Abdi(thanks)
@AliJibril
11 жыл бұрын
Waan idin salaamayaa dhammaan, runtii waxaad soo bandhigteen Wax la yaab leh, Abtiyaal Hambalyo..Hambalyo.
@faizalessadiin1004
11 жыл бұрын
Runtii Waa Xili Loobaahna Mooge Labaad ..Waxanan Filaya In Uu Mooge Yare Mari Doonno Wadiiqadii Iyo Hilinkii Maxamed Mooge Yeeshana Raganimadii Iyo Kartidii Mujaahid Maxaamed Mooge Wadnihiisuna Aanu Baran Jalawda ...Wanu Soo Dhawaynaynaa
@shooqicartan7191
11 жыл бұрын
WAXAAN TV SALAXLEY AAD IYO AAD UGA CODSANAYAA IN AY WAREYSI KA QAADAN WIILKA AMA AFSOMALI AMA ENGLISH WAANAD MAHADSAN TIHIIN
Fanan sad u day weeye islamaarkana qadaya hesiihii qamaamurt mohamed moge alle haw naxaristee
@AbdiPianoChannel
11 жыл бұрын
RUNTII ALLAH HAYBAD AYUU U SIIYAY MUSIC GA.....LAAKIIN AFSOMALIGA WAA IN UU BARTAA YARKU. AFKAAGA IN AAD UGU HADASHID SIDII QOF SHISHEEYE AH WAA WAX LAGA NAXO
@cabdiahmed9986
11 жыл бұрын
maxamed moge libaan ayaa dib u soo noqoodaay manshlaaah
wow eshcala talent young man but , waxaan kayabay somalay xanuunka alaha idinka daweyo ama omromo ha ahado ama ina abihi ha ahade idinka qofka waxaad kutakereysan oo qabil kabadan hajiro adunki wudhamaday idina halki unbad tagantihin. mooducu waa how talent he is ee maha halku kaso jeda and as long usonoleyay something we al agree about it plz just be happy and enjoy forget about useless things
@ilhamfaleebo8433
11 жыл бұрын
walahi wiilkan yar waa fariid yar alle ha noo kaa daayo my buddy
@adenfaraxaden6280
7 жыл бұрын
wll in an kan and bu Gu cod eegyahy mujahiid maxamed moye liban..manshallah.
@mohameda7585
6 жыл бұрын
This kid is a legend
@ahmatissakasouleumane4415
6 жыл бұрын
Mohamed A Mohamed en effet, c’est ce que je suis en train de me dire. Franchement je ne comprends pas la langue, mais j’aime bien la musique. عشتا يا ذَا الصوت المبهج !
@AbdiazizSaidAhmed
11 жыл бұрын
Ahmed yare iyo Sallaxley TV waa idin salaamay. Runtii xalay baan downloadgareystay maadaama internetka Somalia aadan si toosa ah u daawan karin inaad dejisato maahane. Mooge yare emaillo hore waan u direy lkn jawaab kama helin weliba english maxaa yeelay waxaan is iri luuqaddaasuu aad wax ugu fahmaayaa. Runtii weli waxaan ku sifeeyo ma aan garan karo sida xariifnimada leh ee uu cuudka u cayaaraayo. Dhanka lyricska waan kaa caawin doonaa maxaa yeelay waxaad mooddaa inaad erayada qaybtood qaldeys
awww Mooge yare the last song is my favorite xeebta jabuute. Bit more practice in pronouncing the letter 'X' ayaad u baahantahay. A trip to the motherland the birth place of the legends will really perfect your pronunciation. Keep it up, many youngsters will look up to you one day!
@goldcoins9311
7 жыл бұрын
is he left handed or right handed because i seen youtube videos of him playing oud/kaban both ways?
@nimcaanmohammed6424
3 жыл бұрын
As we can see this vedio he’s playing with right hand but sometimes it can be camera error
inankani waa inan yar plze xagee buu kamanka ku bartay mahamed mooge wuu ku farxi lahaa haduu maanta noolyahay ala ha u naxristee
@adammursal4106
9 жыл бұрын
Waa runtaa walee
@nuuramuhumued6793
7 жыл бұрын
abdisalan ali ali kaga darane qurbuhuu ku dhashay mooge yare
@malyuunaismaiil1983
9 жыл бұрын
masha Allah cimriga ha jiro
@omarw5124
4 жыл бұрын
4 sano kadib in oslo👋🏻
@shooqicartan7191
11 жыл бұрын
moee53 walaahi cidna laga baryimaayo taageerda axmed yare waar ninkan ilaahay ayaa soo saaray mgrty sxb laakiin waaxaan aad uga codsan lahaa iagoo soo qaada la joojiyana banaan la jiifiyaana banaankkkkkkkkkkkkkk aad yaan kuu alaamay adeer axmed yaraw
@khadarjama8261
3 жыл бұрын
Maxamed Mooge Liibaan waxa uu ahaa marka laga yimaado xudaydi boqorkii cuudka ee rabigay hibada u siiyay inuu kaga hadliyo kabanka si qaayasoor iyo ashqaar u saaxiib ah, waxa kale oo uu ahaa fanaan laxan sameeye mujaahid iyo bare sare oo dhanka tacliinta ah, waxa kale oo aynu odhan karnaa heesaha uu qaado maxamed mooge qayb ka mida isaga ayaa alifay tumay oo codkiisa luxda-na inoogu qaaday taasna waxa ay raadadkeedu ka muuqanayaan hibadiisa faneed AHUN Maxamed Mooge Liibaan . Waxaan bogaadinayaa Mooge yare oo hibo faneed iyo talent la yaab leh inoogu qaadaya heesihii Maxamed Mooge Dib u fufkan uu sameeyay mooge yare waxay qayb iyo dawr muhiima ka qaadanaysaa in jiilka cusubi ay dib dhadhansadaan una xiiseeyaan fankii Maxamed Mooge Liibaan, keep going Walaal .
@albertoyahya
4 жыл бұрын
Halkii laygu dhali iyo hooy aan ku ababiyo magaalada hargaysiyo woow
Пікірлер: 212