#Astaan barnaamijkaan waan ka helay❤ Waxaan idiinka codsanayaa inaad Afka hooyo iminka dhimanaya kaliya u isticmaashaan barnaamajyadiina oo aan ereyada shisheeyaha sida Englishka ama Carabiga ka ilaalisaan.
@yuumanofficial924
3 жыл бұрын
Gabood wexee ila thy aniga xasuuq ama fal xun i love af somali
@dalmarosmaanfarxaan5082
3 жыл бұрын
Next astaan tv
@simranfaarax8274
3 жыл бұрын
Su a laha qafifiya ama dadka waxba uguma talagalin miyaa 😳❤wadmhadsantihin
@nourcade6235
3 жыл бұрын
Lkn Waa in Lasheeego qofka su aasha garanwaaaye🤭
@janogalehd2021
3 жыл бұрын
Axmed dhagax next
@jaamacileeye9321
3 жыл бұрын
Basho =yaanyuur= mukulaal =miyow =bisad=dinad Bowd waa ooda ama jaabada lagu wareejiyo xerada ama guryaha aqal soomaaliga Baatir waa qaalin geel ah oo aan rimin
@haniahmedmohamed7379
3 жыл бұрын
M.a
@jaamacileeye9321
3 жыл бұрын
Gabood waa gardaro ama dulmi
@umuabdirahmanabdi3553
3 жыл бұрын
Oo sax ahaaa
@mklsl3663
3 жыл бұрын
Ma maqashay ayadoo la dhahay handitii qaranka ayuu ku gabood falay marka waan maqlay laakinse waxaa uu maleynayaa in laga wado xadgudub sidaas ayaan uu fahmay
@cismaanmaxamed5257
3 жыл бұрын
Wilka sharxaya gacan baan u taagay siduu u yaqan afkena hoyo
@zeptophecgjeesto5491
3 жыл бұрын
Wlhi ma ila aragtay manshaallah waxaan ka helay sida uu u kala dhigayo
Пікірлер: 28