Heerka qabyaalada soomaalida ilaa qabuuraha ayay gaarsiiyeen Abtirsiimada soomaali waa been Waxan aqli galeeynin samaale inra ku abtisata oday samaalaa dhalay Daarood oo dhan hal oday baa dhalay Waa dad 15 Milan ka badan away ehelka odi samaale ehelkiisa waxay dhaleen Odayga daaroor aaway ehekiisa iyo umaduu la noolaa tafiirtooda Ama sida aadan cs
@الحمدان-ذ2ي
5 ай бұрын
Ninkan ad ledahay wu geel badna waxad tirahda isaaq bu u geel badna somali o dhan ninki u geel badna reer mudug bu aha waxana la oron jiray DIIRIYE JALAM
@daakirkadoon5338
Жыл бұрын
War sheekadan aad dhoodhoobasaan ma kibir iyo qab bay idinka tahay mise jaahilnimo
@nuraali7610
Жыл бұрын
Waa been odeyki dhalaye dulbahante waxa uu ku asan yahay dulka nugal oo uu dhow garowe. Abaha dulbahante kuma aasna dulka sarar.
Siciid harti iyo guuled harti isku meel bey ku aasan yiihn
@nuuradiinaamir9925
Жыл бұрын
Waa Mujaahid Dhabb Ah Sh Saciid Harti Illaahay Ha u Naxariisto.Aamiin. Qabriga in La Dhiso Waaba Khalad. Waase La Siyaaran Karaa oo Loo Ducayn Karaa. . . . . . . Nuurka Nederland. Senior Political Analyst. Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
@FaadumoFaarax-wc2gs
4 ай бұрын
Ilhyow kunaxariiisto aweygay siicid hartu😭
@GuledAhmed-kz5ts
Жыл бұрын
War dhul anagaa hayneee wax ku faanuu waayay
@nuraali7610
Жыл бұрын
Waa saarar maxa halkas keyey wayo waxan maqalney in uu ku aasan yahay dulkaa nugal uu dhow garowe oo waxa uu ka yar yahay majerten markas sow been ma aha qabrikas
@saidmohamed745
8 ай бұрын
Koley waxa maqlay odyag siciid harti iyo guuled harti iney isku meel ku aasan yihin
@sahraali8160
7 ай бұрын
Waa run saciid Harti qabrigas halkan buu buu assan yahay, saciid harti iyo Harti abbahi xabashi baa dishay.
@saidmohamed745
7 ай бұрын
@@sahraali8160 wan ogahah geesiguule nah wuu la aasan yahy
@saidmohamed745
7 ай бұрын
@@sahraali8160odaygi harti wuu ku asan yahay ceelaayo
@Sadaamcaydiid7696
Жыл бұрын
Tuug buu ahaa dagaalyahn ah shiikhba ma aheyne buuqa nagal tag
@baraarujintaumadda5938
Жыл бұрын
cuqdad baa ku haysa waad ciilan tahay
@abdiririsakawil3235
Жыл бұрын
Gaaal Haddaaad Aragtid Weligaaaba Futadaaa U Ruxi jirtay Wax Kale U Caaayi Maysid Waa La Idinku Yiqiin.
@abdisalamfarah1361
Жыл бұрын
Doqon qabyalad ladagta tahay ninkaa 500 boqolo sano ka horreyay maxad ku magta oo qabyad ahayn
Пікірлер: 27