Walahi wan naxay fanan kan mantuun ban arkay inu dhintay Allah yaa raxmaa maba ogeyn aad buu codmacana heestu ku soo baxan dhagayn san jiray barii u jaceyl i hayay hore sidu u dhintay xata maba ogii olahow u danbi dhaaf heestas hibo 😣😣 ilahow u naxariso
@sundusdayib6607
3 жыл бұрын
Aniga hada aya ogadey dhimashadisa alle yarxama 😢
@hodoahmed9876
5 жыл бұрын
Ilahy janadii haa keyo🤲🤲
@deqaabdi9740
5 жыл бұрын
Allah haunaxaristo Abu sakariye iyo yacqub
@mukhtarothman2184
5 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Mustafe Oomaar aamiin insha allah
@hunabuggy9712
4 жыл бұрын
Ameen. How did he die
@GuuleedCabdiismaacil
7 ай бұрын
Alle qabriga haw nuriyo mustafe omar
@amalaxmed876
5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisdo musdafe omar jano fardowsa alle haka warabiyo 😭😭😭
@Rooniga123
9 ай бұрын
ALLAHAYOOW qabriga u nuuri isaga iyo intii muslin ahba.
@ahmedbk9581
Жыл бұрын
Mustafa Omar big legend
@samo.444
5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@kingswagtie6182
Жыл бұрын
Allow u naxariiso 😢
@farhioali9594
5 жыл бұрын
Allah unaxaristo
@---7573
9 жыл бұрын
masha aallah mustafe waa hees aan cadi ahayn
@hibohassan8939
2 жыл бұрын
Ilaahayi haw naxariisto
@xorbaynoloshukuteheceelafw9270
5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto alfanan mustafe oomaar manta ayuu dhintay tariikhtuna ay tay February / 2 / 2019
@khadraabdiraxman9790
5 жыл бұрын
Aax giridu waa xaq alle ha kunaaxristo Amiin yaa rabii aax aax 😭😭😭😭😭😭
@rayanrasmi1796
5 жыл бұрын
xor bay noloshu ku tehe Ceelafweyn maxa helay muu xanunsaday
@ckyareasadabdi2502
7 жыл бұрын
waaaaw what a song mustafe Omar nice song 💜💛💚💓💗💖💟💞💞💞💞
@somalitv1706
10 жыл бұрын
runtii waa faanaan aad iyo aad u cod macaan.. halkaa ka sii wad baan odhan lahaa Aroosyadan ha ka heesin baan ku odhan lahaa,sababta oo ah dadku aad u ma qadariyaan haduu fanaanku aroosyada u ka heeso. runtii boqol fanaan oo aanu ka daawano tv ayaad aad ugu cod fiicantahay.Guulna waan ku rajeynayaa
@hodoahmed9876
5 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto mustaafe omaar
@hipoahmed8379
3 жыл бұрын
Aamiin
@TheStrongpower
10 жыл бұрын
LOOMA HEESO HADALIYO MAGACBAAD KU HELIYE FANAAN LA HUBO OO HALYEY KA AH DALIYO DIBAD WAA MUSTAFE OMAR CABDI
@ahmedbk9581
Жыл бұрын
Allah yaraxma
@abwaanamooreoffcial3552
5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Alle haku naxariisto
@abdikareammuhumed5383
2 жыл бұрын
AHUN
@hunabuggy9712
4 жыл бұрын
He died 😭😭😭 does anyone know what happened? May Allah rest his soul
@hamzeomar2537
10 жыл бұрын
Fananinta Hargaisa Jooga badana Jigjiga ayay fanka kaa so bilaben masha Allah jigjiga xaga kaa si wad
Пікірлер: 35