MashaAllah, ilaahay ha kuu baraakeeyo. Guul, Hambalyo.
@hooyadamaanta6220
3 жыл бұрын
Cidiya lagu xiranaayo so weysada maka celineyso. In lees qurxiyo waa fiicantahay Ilaahey na wuu jecel yahay quruxda lakin ma iska fiirinaa waxa xaraanta iyo waxa xalaasha marka an business sameysaneyno. Ilaahey xaqa hana wada fahamsiiyo.
@marianuriyaqarzonibrahim7188
3 жыл бұрын
Mnchllh wlshy Qali Keep going nadra cadey I miss you wlhiy
@Kingnasser7
3 жыл бұрын
Ganacsi wanksan masha Allah 🎁Allah u barekeyo
@maryamomohamuud5580
3 жыл бұрын
Maansha allaaah😍😍😍😍
@sahroali5617
3 жыл бұрын
Astaan waxan aad ujecahay muqaladooda aad buu nadiif u yahay yacni qaab duubis fiican bay Lee yihiin hore usocda
@meyma_beauty
3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@meymalyrics5936
3 жыл бұрын
Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭...
@amohamed1301
3 жыл бұрын
Mash’Allah!💜
@engupdinajiibbashiir8953
3 жыл бұрын
M.n inanta waa qof nool ilhay ha ku dayo wll
@ismailyussuf4995
3 жыл бұрын
Waww
@s072733
3 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@hoyadaiyodhalanka897
3 жыл бұрын
Gabar rer hargeysa ah hadana midibkedi quruxda badna an bedelin taas baban medal kugu siin laha aniga
Пікірлер: 19