Wow Walhay sidu leeyahy ayaba idishaye maxamed cali burco Anigo jooga Dalka Ethopia aya waxa iyimi inamo debetana heeskasa Tvg kaso gashay markasay igu yidhahdeen waadiga reer burco ahe maad garanaysa fanaankan may baan idhi Waxay Yidhaahdeen Waa fanaan reer burco ah o waxa la dhaha maxmed cali burco markasn indhi wlhay waan maqlay Weliba heeskan laftisu aha Masha Allah waan salamaya maxamed cali burco cimiri dheereer iyo cafimaad ku Waar Iyo Cabdi salaan Hereeri
@abdiqaniboqorka4837
4 жыл бұрын
Hi amal
@mubarikvivasland676
4 жыл бұрын
1969 Beirut buu Jaamacad ka dhiganayey reerkoodu direy... Amazing
@anisamohamed3211
2 жыл бұрын
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa caafimaadka iyo cimriga Ha Ku dheereeyo,heestaan kama daalo,Allah yaa raxma Aabahay baa jeclaa ana iminka Aad baan u jeclaaay 👏👏👏💕💕💕❤️🥰👑🌹
Waaaw caadi ma ahan axsan yaa fanaan masha allah jiroo joog burco ❤❤❤
@qubqac9913
8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw, walaahi ninkan heestiisa aad ayaan u jeclaa inuu nool yahay ma ogayn, RADIO MUQDISHO ayaa laga soo daun jiray, markii la soo daayo ciyaalka xaafada ayaa ii soo sheegi jiray kkkkkk old days, Muqdisho my home town ,
@ahmedmaxmed7330
12 жыл бұрын
yaa salaam cali burco fanaan qaali ah, waxaabu sidaa ka darsaday xigmad iyo kaftan iyo aftahan nimo long life fanaan
@ahmedjama3992
2 жыл бұрын
Congratulations Mohammed Ali Burao long life
@qurxoonsidahooyadeed6676
6 жыл бұрын
Fanka waa xiiso aan dhaman mohamoud ali burco noolow baba💖💖💖💖
@leaveme1272
6 жыл бұрын
Cali burco rer magal iyo qurux kaftan badan cod macan heestan anigu u jeclay bu jecelyay sida laba walala wa heesahan xiiseeyo 😀 wagan wax jeclan jiray jiiro joog cali burco
Idinkaa Kala hadlaya wardiyaha wuxu leyahay 13 sano Ayan wadnaa bu kuleyahay milkilayasha waxey Ku leyihin 8sano wariyuhunu wuxu Ku leyahay waa Arin cusub Kala maan
@wadani141
12 жыл бұрын
Hereri ina aderow bal lyrics heestii ugu danbeysay sheeg? aad bay cajaaib u tahay...
@cadnaancabaade8698
7 жыл бұрын
jamaal
@munajaamac3057
4 жыл бұрын
Ano ah muna shraf fananinta daanbi fanankan adban u taagara
@ahmedabdi2693
8 жыл бұрын
kkkkk war ninkani waaba khatar
@nimantailor1661
6 жыл бұрын
AHAHAHAH Fanaan iyo badh Ilaahaw daaa Dhaman teen Muslims all
@kadarabdi7869
5 жыл бұрын
Wan kuslamay wariye weyn abdisalan hareri iyo Hargeisa
@harunhashi5365
5 жыл бұрын
reer waqooyiga marqaanka iyo qayilka waa ku faaanaan fanaankan mar walba wuxuu leeyahay anigo qayileyna qaad baan u fadhinay kkkk qaadka waa wax xun hadaa cuntayna lagama sheego tv llol
@popmarly8493
5 жыл бұрын
Ha xashishka lagu faana bal muqdisha ilaaahow waxa xashish yaaaal
@cabdiqani6778
5 жыл бұрын
Haa konfur mxaa lagu faana
@dantiiyaqaaan9852
2 жыл бұрын
Waxaa laku faana qaniisnimo iyo niiko futo la wareeejiyo 😂💯
@abdirizakmd9711
5 жыл бұрын
Maxamuud Cali Burco nin rageed wlhi
@m.m.xiiray7511
7 жыл бұрын
Sufi waa amniga hirgalay
@aminaabdulla3217
6 жыл бұрын
S
@khalidsomali3612
6 жыл бұрын
Karoone waa Ragii kabanka loo daba fadhiisan jiray walee rag baa is helay
@ijoadan2061
4 жыл бұрын
Duuliye Duuliye Horta afsoomaaliga si fiican u baro
@abdullahali1797
4 жыл бұрын
Kkk
@faisalmohanmuuse3211
6 жыл бұрын
Odaygu waaba khatar
@altovladimirmerting5048
5 жыл бұрын
H
@ijoadan2061
4 жыл бұрын
Reer koonfur waa dadka garan waayay heesta deelqaafku KU jiro ee isla goobta lagu sameeyay
Пікірлер: 70