Masha Allah cabdisalaan hereri waa wariya qudhee somaliyeed ee sida saxda wariyenimo ugaranaya. Waraysiga waxbadan baan ka fahanay gaar ahaan arimaha somalida ee dalka somalia mahadsanid wasiir adiguna sida wacanee aad uga hadashahay.
@najiibxassan7694
4 жыл бұрын
Next pri minister coming soon viva axmad shide
@minaomar8157
5 жыл бұрын
MashAllah well educated man,
@midnimomedia5501
3 жыл бұрын
Manshallah AHMED SHIDE a visionary Politician Go forword
@abdulahiosman8610
4 ай бұрын
Well done Mr. Shide
@idilmohammed6873
5 жыл бұрын
Ahmed shide Masha allah hore u soco waliga waxatahay nin sharaf leh Somalina waa in ay kugu fanan ninkooda wanagsan oo professor ka ah noolow
@mohamudmohamed8325
5 жыл бұрын
Masha Allah Mr shide
@zubeirmoustapha9531
5 жыл бұрын
Ogaden waa laa xuureen. IYO NFD.
@siyaaraentertainment6973
5 жыл бұрын
Mashaaa allah mudane Shide iyo mudane hareeri rag wada dhashay
@daryeelran8007
5 жыл бұрын
Qabyaladi xabaasha hakaa caawiso
@HARGEISAH
5 жыл бұрын
Daryeel maxaad u diidi wada dhalashada, umada Somaaliyeed oo dhanbaa ah dad wada dhashay
@barkhadmohamed2211
5 жыл бұрын
Oromkan ayaad somalinimo boos uga raadinaysaa Facebook laguma noqdo somali ee waa loo dhashaa bro
@abdiali3812
5 жыл бұрын
@@barkhadmohamed2211 this guy is 100% somalia maybe u should check your DNA maybe u are from Yemen
@jigataalli4583
5 жыл бұрын
Abdi Ali. Darood waa shegad. Ilma samaale bas ayaa Somali ah ( in terms of lineage or isir), Darood waa Asxabul FIL. Boqorki werarey kacbada ayuu lasocdey. Abraha ayey cidan u ahaa yen.
@nuuxcabdicade5715
5 жыл бұрын
Mansha Allah 2 somali legends
@midnimomedia5501
3 жыл бұрын
Well educated with highly ethical committment
@halelaonshe3354
5 жыл бұрын
Xagee ugu qaarad balaaranta itoobiya ayagaa ugu dhul yare dhulka aygu faanayaan waa dhulka somaliya tolaay somaliyay inaga ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaan ba dhulkeeniina waa lahaystaa
@aswaanmuusenuur9212
5 жыл бұрын
Yahaysta nefaw kuwaad joogto nabad kadhig
@abshirahmed1611
5 жыл бұрын
Wariye caalamiya abdisalaan herari raxmaanku ha ku xafido adeero
@aizoocadee8130
5 жыл бұрын
No views no likes no comment am first like isaar
@khaalidbinuwaleed8103
5 жыл бұрын
Great man
@engnuux
5 жыл бұрын
Axmed aqoontisa iyo waya arnindisa xaga dhaqaalu waa saraysaaa waxbadan baa iga dhex baxay waana u qalmaa in uu hogamiye wadan ka ugu koriinka badan dhaqalaha Africa ee Ethiopian.
@wayelkajaqafsada7401
5 жыл бұрын
Legend Hareeri
@daryeelran8007
5 жыл бұрын
Hereri muuweydiin labadii shaye ugu muhiim sanaa 1=itobiya bad malehe xagay usamaysatay ciidanka badda? 2=somaalida itoobiya waa qoomiyadda keliya ee aan wax kulahayn golaha itoobiya taladeedu kagodo ee waayo?
@zamzambashir3546
3 жыл бұрын
Mansh alaha
@mustafeamiin3458
5 жыл бұрын
Axmed shide maxamed wasiir qaaliya
@haaruunmacalin8650
5 жыл бұрын
Walee laandheere banaanka darin dhigtay
@abdihayehansshi8804
5 жыл бұрын
Waa ay sy waraysa naya
@jamaomar5936
4 жыл бұрын
Mudan Ahmed shiide waadani noolow
@mahmetali4839
5 жыл бұрын
Ethotelecom qaybta LA iibinayo telesom Somaliland ha iibsato insha allh
@mohamedamin737
5 жыл бұрын
Mashslah Mudane Ahmad Shido Aqonyahan" Sare Alaww Ku Xifdi Mudana dacadd" Ahh oo Qabiiil" Iyo Qudhun Aqoooonin
@abdirisakkahen
5 жыл бұрын
Waligeed Somali xilka maka qabatey itoobiyo hadii taasi dhicin hala taagro Abby Ahmed iyo Ahmed shide
@maxamed9633
4 ай бұрын
Waxan kufaraxsanahay in China 🇨🇳 lacagtii kaqadan rabo
@sakariyeaburahman
5 жыл бұрын
Secod
@khadarlove9761
4 жыл бұрын
Axmad shide libaax
@khadarupdykariim9736
Жыл бұрын
Lᴇɢᴇɴᴅ Aʟᴡᴇʏs Lᴇɢᴇɴᴅ Aʜᴍᴇᴅ Sʜɪᴅᴇ Mᴀxᴀᴍᴇᴅ 💪🏽
@abdirisakkahen
5 жыл бұрын
Somalida itopiaya dagtaa hadii dadaal LA yimaadaan raysalwasaare way ka noqon kartaa isku duubni mooji hoy
@SerTempleton
5 жыл бұрын
Kama noqon karaan madaama aysan kujirin Xisbiga talada haya we EPRDF
@Cabdi_Indho
3 жыл бұрын
Laba nin oo Soomaali ah oo dal shisheeya aysan lahayn iska wareysanaya 😁 Waa marka dhanka taban ka eegno weeye😂
@wisdomandeducational430
2 жыл бұрын
Ilhan omar iyo hareri ayagane kawaran??😂😂
@harguees
5 жыл бұрын
AHMED SHIDE NIN MUSTAGBAL FOG LEH. ASTAMO HOGAMIYE LEH IYO AGOON. GOF LAGU FANI KARO IN SOMALI YAHAY.
Reer Somaliland haysu diyaariyaan ganacsatadoodu iyo dekedahooda sidii ay uga faaiidaysan lahaayeen dhaqaalaha Cirk isku shareeraya ee wadanka bilaa dekedaa ee itheiopian Aduunyadu waa maalmo waana jaanis eh
@idirizhazzan6149
5 жыл бұрын
ma ethopia chance leh hhhhhhhhh
@xassansiciidjaamac1895
5 жыл бұрын
Waxa aan ka hadlayoba maad fahmin ee kolay Somalidii reer Somalia ee bur burka dhulkooda ka dhacay wax u dhimay ee haday horuumar maqlaanba ooyi jiray baad Ka mid tahay ee iska aamus
@idirizhazzan6149
5 жыл бұрын
Bachelor dhaqalaha ah ayan haystaa konfurtad shegysana ma ihi ta kale wa dad walalahena haw gefin sxb een arintad ka hadlayse ee dhaqale kolay wan kaga aqonbadanahy arinta ethiopia wa sheeko saldheer ma garatay ujed "New colonialism era" ayay somalidu gashay sidii loo burburay hadana dhiig bax dhaqale ayaa u racay dekadahoda in la isticmalo "without benifit" Aqliga ka shaqaysi gancsi ma jjre gumaysiba jiree tooos hurdaayoow..
@xassansiciidjaamac1895
5 жыл бұрын
Inaad jaahil bilaa aqoona tahay waxaa marag ka ah sida adigoon i aqoon intaad daf isoo tidhi hadana aad ii aflagaa daynayso markaa waxan filayaa inaad ciyaala oodhfanadii xamar ee amxaaradu 2006 kaga tagatay tahay oo lagu ababiyay ithopia Cadow idiin ah nio indhaha kala fur oo isbedel dunida ka socda la jaanqaad Ama hanoola imanin sheekooyinka xaafadihiina lagaga sheekeeyo ee raqiiskaa
@idirizhazzan6149
5 жыл бұрын
Xamar iyo waxbd ka waramaysa wax maxay Cunsuriydan Somali nacaybka ee kugu jirta war nacasyahow anigu Hargeisa ayan jooga Xamarna wax xuman ah uma hayo adiguse ma fayooobid bila caqliba tahay Trade means of Trade ayanad garanayn adigo kale aya reer S/land ceeb u so jiidaya iyo Duriyadaba nothing wlahi🙄
@bosscadaaday6915
5 жыл бұрын
Madaxwaynaha soo socda ee Ethiopia hadii Alla yidhaa
@cabtanmohamed4514
5 жыл бұрын
axmed shidine wxa tahy Somali xilka wxa u hysa somalida kinilka ogoow? oromo jaclysiga iska dhaaf
@alihitta2677
5 жыл бұрын
free cabdi iley xagey ku dambeysey 🤣😂🤣😂🤣 laangaab ogaden viva axmed shide 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@saadiqmoh9918
4 жыл бұрын
Waxad soo kala cadaysaa Daquudkii cabdi ili inuu Dilay wariye cawke
@BUUHOODLE
5 жыл бұрын
Asc run ahaanti anigu caadifadayste ma ihi laakiin waxa keliya oo aanan jeclaysay oo kujira waraysigani WAA SIDA ASLUUBDARADA AH EE UU WASIIRKU UFADHIYO OO UU LUGAHA SIDII DUMARKII ISA SAARTAY OO UU KUTAAGAYO WARIYE CABDISAAN HEREERI
Пікірлер: 70