Qofkii labaad like Ii Saar Xushmad Salaama Cali xaaraare iyo mustafa Martin sido kle Dhamaantiin inta daawanaysa waa salaman tihiin
@ilyaazabdalla3336
7 жыл бұрын
First comment well come back mustafa Martin waa lagu tabay Salama
@6dajaarsodagaa108
7 жыл бұрын
Meey sawiradii martin sheegeyey.wakhtigana waad'nagu koobteen sxbyl.
@sharmarkezhcr3529
6 жыл бұрын
Borama waa hoyga qurruxda mashaa alllah Allah ha u siyaadiyo
@ismailabdirahman3421
7 жыл бұрын
gabdha majoogaan waa sheeka kali
@suadali964
7 жыл бұрын
laakin waa barnaamij fiican
@abdiaziizfarahabdi2475
7 жыл бұрын
iam 3
@Rageahcade114
7 жыл бұрын
Hhhh nc gabdho qurxan bdn majoogaan cli xaraare xariif iga dheh weli ma duqoobin myaa
@abdihassan4780
7 жыл бұрын
mustafe maanta shakigii inuu gaal yahay buu meesha ka saaray
@aiderusahmed4394
7 жыл бұрын
Abdi hassan hindu xataa haduu yahay maxaa dhiib ku jira ma adaa buurtay
@abdihassan4780
7 жыл бұрын
to caydaruus wall gaalnimo ayaan uga baqayey
@koocaninkeedihore4903
7 жыл бұрын
Cali Xaraare nin waayo araga
@xogeuruuriyemedia5743
7 жыл бұрын
newsletter
@Rageahcade114
7 жыл бұрын
Martin nin sheeko bdn walhi shit waqtiga mxaa u dheerenweysen kma bogon wale
@hamseadan6190
7 жыл бұрын
beel burco u eeg malahayd .
@suadali964
7 жыл бұрын
okyaalha madow maxuu ku keene.
@bashiirdheere1098
7 жыл бұрын
mustafa waa nin afsoomaaliga hodan ka ah oo waayo arag ah waxan odhan lahaa inuu saxaafadda meel kasoo galo aad ayuu u yaqaannaa sida hadalka loo toogto,,,
Пікірлер: 18