Wllhi tellka intuu iga halaabay aan Kan eedo soo qaatay si aan u daawado abwaan all noogaa deesto abwaan aduunkaan in aadan ka Tagin Buug noo qor kaas oo heeswalba aad Leelahay Qisadeeda ❤❤
@Baqdaadimedia
2 жыл бұрын
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت ❤🤲👌
Magac abwaan ka sareeyo ma jiro miyaa ninkaan abwaan waa dhaafay 10 qof oo asaga la mid ah hadii umada soomaaliyeed laga heli lahaa wax badan ayaa is badali lahaa
@ridwanmohamud1530
2 жыл бұрын
Qarteeen ayaa ka sareeya Hal ninbaana gadhay garyeeen wana dhodaan alle ha u naxaristee Qaryeeeen dhodaan
@maxamedcabdi1144
2 жыл бұрын
Abwaan qaran noolow
@naimakaise6424
2 жыл бұрын
Ale aqoonta ha kuu barakeeyo
@cabdiqanimoh5391
2 жыл бұрын
Zhp qaybtii 4aad ma jirtaa
@zapiriinugaas5541
2 жыл бұрын
M.a war ninku cilmi badana weli waxas ma maqlin show somaliba ma aqaano🤣
Today: maanta Tomorrow: berri Day after tomorrow: beri danbe Yesterday: shalay Day before yesterday: dorraad ,اليوم: maanta غد: barri Intaas dhaafin waayey bal wax ku dara kiinii af Hingiriisi iyo carabi yaqaanoow.
@hartikoombe
2 жыл бұрын
Cajiib.
@iladaawo3647
2 жыл бұрын
Abwaan jiheeye noocisa o kale ma arag cilmi iyo ogaal hadal weeye aad buu warkisu u xiiso badanyahay
@mohamednoor3217
2 жыл бұрын
Aqonay mxaa adonka hormarisay
@moafku-xoogle8376
2 жыл бұрын
Ninkani waa Badoo laga gayoon maayee
@Hawlomediapro
2 жыл бұрын
Abwaan /Aqoonyahan Ismaaciil yuusuf cabdi jiheeye , waxaan bartay sannadkii 2010 , waxaa kale oo aan isla sannadka helay buug uu qoray oo la yidhaaahdo SAMA-DOON oo lagu soo bandhigay koobkii gobolada somaliland oo lagu qabtay burco , 2010
@ABEES-TV
2 жыл бұрын
Ninkan qabiilkiisa Ma Garanayo laakiin waa Saddex Qabiil Midkood 1: CIIDAGALE 2: ARAB 3: HABAR JECLO qabyaalad kama Hadlin Ee haybta abwaanku Waa ayo?
Пікірлер: 117