Toriino meel jirto ma ahan waa meel gaajo ah saan maqlay
@khaliifxirsi4322
4 жыл бұрын
war waa nin qabyaalad dishay oo reer xamar ah anaa aqaan waxa kunoola magalada Bologna kun jeer in ka badan yaa ninkaan wax qorshaynay balse waxaan kala noqonay reer Bari iyo reer xamar
@ayuubmuqtaarabdullahi2721
4 жыл бұрын
Nice somali social activist
@ayancaday29
4 жыл бұрын
Universal Tv 📺
@abdikanikhalif9837
4 жыл бұрын
HADAAD SOOMAALIYA KU NOQOTO SHARCIGA WAA LAGAA QAADAAYAA WAA AFLAGAADO IYO CAAY AAD U XUN YAQ YAQSI EH
@mrleeddochannel6250
4 жыл бұрын
Waa qofka waraaqaha qaxootiga haysta ee ka passport ka Italy qaatay maaha ayaan filayaa. Europe oo dhaniba waa sidaas oo UK ba uu la nowdaa hadaad adiga oo British noqon aad dalkaagii hooyo tagto waad waayaysaa waraaqa degenaanshaha.
@fadma638
4 жыл бұрын
Maantoo dhan hal eray ayaad ku soo celcrlinrysaa in (meel dhaxaad la iaku imaado)
@mrleeddochannel6250
4 жыл бұрын
Si wacan ayuu u hadlayaa waana qof caqli leh. Adigu caqli ma lihid wixii kaa caqli fiicana waad xaasidaa. Jooji nacaybka.
Пікірлер: 13