Su aasha ah shanta Noole Aan hooyo iyo Aabe lahYn waxaa weeye 1 umunaa xaawo 2 Aadam caleyhi salaatu wasalaam 3 hashii nabi saalax 4 wankii nabi ibraahiim ee lagu badbaadiyay ismaaciil 5 waa buraaqadii nabi muxamed lagu qaaday scw ✍✍✍✍✍✍✍👂✍✍✍
@negeeyestudio.5925
Жыл бұрын
Illaahay hakuu naxariisto nuur
@isemohamoud
2 жыл бұрын
Shanta noole Ee aan abe iyo hooyaba lahayn Waa 1; nebi Adan (cs) 2; hooyadeen Hawo 3;maski Nebi Muuse (cs) 4; Nebi Ismail wankii lagu bad baadiyey 5; hashii quumul Caad loo soo direy Ee nebi saalax. (Cs)
@omarabdi5760
2 жыл бұрын
MashaAllah🌹🌹🌹
@user-id1zz6pr2y
3 ай бұрын
Waa diinka
@vlogventuring
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣these videos are literally the best! No 🧢 keep going suways🥰
@abdiwalijama9447
2 жыл бұрын
Caadi ma ahan waa barnaamij fiican
@hasanaliomar9836
2 жыл бұрын
qof reer bosaaso ah marka su aal lawaydiiyo wuxuu la soo bodi kaluun odaygan waa funny mansha Allaah suways salan sarre wll qurux waa barnaamij fiican runtii soo badi
@salatabdullahi1269
Жыл бұрын
So funny war hada ayan kartay hhh
@muniirmaanka4842
2 жыл бұрын
Good job
@SamadonGaraase
2 жыл бұрын
Waaa marnaamij qosol ah kuna tusaaaya in ddka qaarkood iska noolyihiin
@abdullahimohamed6801
10 ай бұрын
1 hashii nabi salax 2: xawo 3 adam csm 4 wankii lagu furtay nabi ismaciil 5 ushii nabi musse ee abesada isku badashaY MasaxanahaY pin📌
@IstahilMaxamed-qr6cc
Жыл бұрын
3
@haibeim7582
2 жыл бұрын
Shan noole oo aan hooyo iyo aabe dhalin jawaabteeda cidii garanaysaa ha u faaidaysa aniga iyo inta ila midka ah
@c.risaaqdhalmaayir6506
Жыл бұрын
Shantaasu waa cirka Dhulka Dayaxa cadceedda badda
@alijama9157
Жыл бұрын
Nabi Adan Xawo wankii nabi ismail hashi nabi salax iyo ushii nabi muse
@fadumosaid9019
2 жыл бұрын
😂😂😂😂 istaqfurulaah
@MohamedMohamed-zm8dv
2 жыл бұрын
Geed
@saidhirsi1917
2 жыл бұрын
Putland waxa mada wayne ka soo noqday 6 madaxwayne 1. Abdulahi yusuf 2. Mahamed abdi xaashi 3.cade muse 4. Abdirahman faroole 5.abdiwali ali gaas 7.siciid abdilahi dani oo hada haya wali xilka
@maxamedmaxamuud4402
2 жыл бұрын
Wr mxaa u imaan wayday carriga waa
@maxamedmaxamuud4402
2 жыл бұрын
Waa lagaga jawaabi lhaa
@nuur4163-oc6cy
Жыл бұрын
Tfht
@adnanfarahhashi3300
2 жыл бұрын
Suways sey dadkaan ad suaalaha weydiso qarkod qosolka ayey iga dhameeyan qar waxa mooda marka suaasha ad weydiineyso maskaxdooda iney meelkale kumaqan tahay
@abdisalansalat7315
9 ай бұрын
Sooqaba farax murtiile
@josephdel7623
2 жыл бұрын
Bosaaso dii hore meesha ma joogto
@abdisoomaane3034
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wlhi odeyga qosol bu igu dilay
@yuusufmaxamed8305
2 жыл бұрын
Sayidunaa aadam xaaskiisii xaawo hashii nabi saalax wankii nabi Ibrahim ushii nabi muuse. 2::xayawaanku eegmada waa diinka
Пікірлер: 27