BARNAAMIJKA XOG IYO XUSUUS:- Doorkii Dowladdii Millateriga Soomaaliya ee Xornimada Dalka Jabuuti 1977.
Wareysigaan waxaan diiradda ku saari doonnaa qaabkii ay gudaha ugu galeen dalka Jabuuti Guutadii 15 aaad ee Ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed, ugana qayb qaateen Aftidii dadweyne ee Xornimada Jabuuti iyo kaallintii Madaxweyne Ku Xigeenkii Soomaaliya Jeneraal Xuseen Kulmiye Afrax (Madaxii Xornima Gaarsiintii Jabuuti).
Негізгі бет BARNAAMIJKA XOG IYO XUSUUS:-Doorkii Dowladdii Millateriga Soomaaliya ee Xornimada Dalka Jabuuti 1977
Пікірлер: 3