Reysal wasaarihii madaxweynihii labaad ee wadanka cabdi rashiid sharmarke R I p cigaal
@issahak85
11 жыл бұрын
Horn cable tv,fadlan kunoqda barnamijkan taarikhda Med Hadji Ibrahim Egal intas kuma dhanooo e dib u so edit gareye waxani wax idinka soonaya mahaa. Allaha ku naxaristo ,geesi naga baxu ahaa
@somalilandboy4648
7 жыл бұрын
Horn Cable Taariikhda iska saxa lacagta S/L shiling waxaa la soo saaray 1994 taariikhda wariyuhu sheegay ee 1996 malaa carabkaa ka xadaye dib ha u eego
@istahilibrahim5633
4 жыл бұрын
Wxaad ka reebteen intii ugu fiicneyd uguna adkeyd intani waa intuu somli soo dhex taagna uguna adkeyd somlilnd wllo ka dhig islha ax adero dad aan fa ido lhyn ayd tacabkga galisey 😭😭😭😭nxariistii janno ilhyban ku waydiiney
@lixlemaxamed7122
7 жыл бұрын
geesi naga baxay 😭 ilaahay hakuunaxo
@franklinrosevelt758
7 жыл бұрын
waxa uu ahaa role model polotican waa aabihii somaliland ilaahey ha u naxariisto
@fahadapdifahadapdi4478
2 жыл бұрын
Kalabaad waaa ani haddii alle yidhaah
@abdirashid7055
7 жыл бұрын
Ilaa how u naxariiso
@MohamedEthayse
3 ай бұрын
Warrka
@hoppy123a
2 жыл бұрын
Madxafkii janada ilaah Midigta kuu Saar,
@omardiin358
Жыл бұрын
Hhhhh
@ismailjama5409
3 жыл бұрын
Waxan ka xumay inan carura kuna Ku kor doobaya codka oo
@maxamuudmaxamed5108
2 жыл бұрын
Blse xabsi uunbu doontay wax gale mo so faidin odaygu
@siciidxaajimaxamed831
2 жыл бұрын
Xabsiga ragbaa loo sameeyey ina gumeedbaa tahay
@leylacadeeyxusseen2312
11 жыл бұрын
bal dadkan nala arka taariikh uun bay maqleen taariikhda marxuunku ma 1991kii bay ka soo bilaabantay maxaad ugu soo dari waydeen ilaa iyo maalintii uu raad dhaqaashay iyo maalintii uu xoriyada keenay ee hadana meesha baas ka tuury waar marxuumka karaamadiisa meel ha kaga dhicina
Пікірлер: 40