Waaw arin muhiin ah in aqoonta gaadhiga... Waad mahad san tahay shiikh
@farahabdi3005
3 жыл бұрын
Msh Allah
@hassanmhd1570
2 жыл бұрын
Noso badi
@muusebulshaawi2631
4 жыл бұрын
Mansha allaah sxb waad mahadsanatay aad ayaan ugu baahna casharkan waananlaysoo faray in aan internetka iyo asxaabtayda aqoon kasoo korodhsado waayo sacadii fahrstunden ka ii socda hada wax wakhti igaga lumi lahaa ama aan ku dhici lahaa ayaan halkan ka bartay tusaale maclumaadka furka taangiga ku yaal waxba kama aqoon in kastoo waraaqa gadhiga shidaalkiisa iyo wuxuu qada ku yalan hadana tanaa ka fudud gadhiga laygu baraa waa isla ka cusub ma ogii xiliguu yahay mana aqoon halka laga furo tangiga iyo maclumaadkaleba sxb soo badi
@barashadabaaburta839
4 жыл бұрын
Asalamu calaykum walaal waad kumad Santahay dhiiri Galintada iyo daawashada muuqalkan insha allaah waan soo badinayaa imika waxaa soo socda gaadhiga ootamatikaga iyo macluumad badan fadlan hadii aad kaheshay asxaabta Dana lawadaag Marlabaad mahadsanid muuse Wasalamu calaykum
@maxamadmacalin6722
3 жыл бұрын
Asc macalin waad mahadsantahay in badan
@abdurahmandamal1820
2 жыл бұрын
wax badan aya ka fa iday macalin alle ha ku barakeyo
@dinixwadani2422
2 жыл бұрын
Saxib saacada shidaalka sosameeh
@fathiyahusseinosman1146
2 жыл бұрын
Wllo talefan layginkala so xidhiidho maleediin Wax badan baan kafaidnay thanks 🙏👑
@xuseenabdiraxman1672
3 жыл бұрын
Yees
@xuseenabdiraxman1672
3 жыл бұрын
Jeekeey
@farahcadey660
3 жыл бұрын
Noso badi wll
@gombiss2476
4 жыл бұрын
Sxb adoo raali ah hal mar makusoo celin kartaa barnaamijkan isagoo afsomaliga kali ah afka kale ayaad ku dhex qastay aad ayaad noogu faaidaysay Allah ha barakeeyo
Пікірлер: 57