Casharkii Koowaad ee Barashada KineMaster (Video Editing for Beginners) Afsoomaali, Baro sida taleefonka loogu sameeyo Muuqaalada #VideoEdit Adigoo isticmaalaya taleefonka #KineMaster.
Sidaan horay idiinka balan qaaday waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Casharo taxane ah oo ku saabsan barashada muuqaal sameynta, oo aan ku bilaabi doono barnaamijka moobaylka lagu isticmaalo ee kine master, af soomaali. Waxaan idinka codsanayaa inaad la socotaan taxanaha.
▶️ Chapters (Cutubyada Casharka)
_________________________________________
0:00 | Intro (Hordhac)
2:36 | Start (Wajhadda hore ee Barnaamijka)
4:16 | New Project (Halka laga bilaabo)
6:08 | Workspace (Goobta shaqada)
7:45 | Import (Sida Wax loo soo geliyo)
9:49 | Timeline (halka wax lagu Edit gareyo)
11:46 | Edit (Sida wax loo edit gareeyo)
13:50 | Import Area (Qaybta wax laga soo geliyo)
_________________________________________
Hadii aad daneyneesid inaad baratid habka loo qurxiyo muuqaalada waxaan kuu haynaa koorso bilaash ah oo ku anfaceeysa, kalasoco halkaan Amir Lafole oo ah meel laga barto cilmiga IT oo ku baxa afsomali.
KZitem & Facebook #AmirLafole #VideoEdit
Ku. Xidhnow Channel ka Amirlafole Subscribe saar ❤️ / @amirlafole
➡️ Follow @amirlafole ❤️
______________________________
/ amir.lafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ @amirlafole
------------------------------------------------------------
How to make a Professional Video With KINEMASTER Facebook and KZitem Video Editing
Baro sida loo sameeyo muuqaal adoo isticmaalaya moobeelkaaga, sida telefoonka loogu sameeyo muuqaalada, sida loo isticmaalo barogaraamka KineMaster.
Barnaamijka ugu fiican ee lagu isticmaalo Video Editing adigoo isticmaalaya telefoon.
Halkaan ka soo degso Kinemaster:
---------------------------------------------------------
➡️ Get Kinemaster App
For Android:
play.google.com/store/apps/de...
For iOS (iPhone):
apps.apple.com/us/app/kinemas...
---------------------------------------------------------
Barashada Cilmiga Technologyadda afsoomaali, Barashada Video Editor Af Soomaali.
Ku soo dhowow Channel-kayga, waxaad ka heli kadtaa muuqaallo faaido leh, oo iskugu jira aqoon kororsi, cilmi, barashada aqoonta la xiriirta technologyadda, vloggs, iyo casharro taxane ah. Fadlan ku xirnow, subscribe saar, gambaleelkana furo si uu kuu soo gaaro waxii cusub aan soo galiyo, muuqaalku markuu kusoo gaaro like saar asxaabtaadana la wadaag si ay uga faaideystaan, Mahadsanid
-----------------------------------------------
➡️ Background Music
-------------------------------------------------------
Ehrling - Sthlm Sunset
• Ehrling - Sthlm Sunset
Fredji - Happy Life
• Fredji - Happy Life (V...
-------------------------------------------------------
Негізгі бет BARO SIDA TALEEFONKA LOOGU SAMEEYO MUUQAALADA KINEMASTER (PART 1) VIDEO EDITING TUTORIALS AFSOOMAALI
Пікірлер: 84