Masha Allah dhulkena hooyo qurux badana anigu buuraha iyo dhirta qurxon ban dawanya😍💞 like hadad ila mid tahay
@cabdikariinaxmed2748
5 жыл бұрын
Suldaaan
@hawraarsan5093
5 жыл бұрын
Wan daawanya buuraha shiikh wan xiisy dhulkygii hooyo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
5 жыл бұрын
Quman qali❤💎
@somalilandvevo3777
7 жыл бұрын
☝🏿one love all Xidigaha geezka 💚⚪️❤️
@indostudio2981
7 жыл бұрын
subscribe igu qabta wll
@apdulrasheideid1794
9 ай бұрын
Maad booshahayna 😂😢
@ayanfarah6066
7 жыл бұрын
"ilmo iga gobolaysay awgaa war ma I garaabi wayday" wiilasha somaliyeed hablaha ilaaliya hhh I love u guys
@leylaomar3677
6 жыл бұрын
Heesaha sidaan loo sameeyo waa jeclahay. Runtii qof marki aad raadineeyso qofkale sxbkaa la soo wataa waa dad badan ku dhacde sidaas loo bahan yahay in loo sameeyo heesaha.
WaaR BarwaQo waa DaDx NumberkeeGa keeNa HaaYe viva SomalilanD We love fananiinta XiDiGaha GEEska 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 LIKE TA ISARA INTIII BARWAAQO TAGEERTA
@Kaartomo
5 жыл бұрын
Qozal IYo xarapo I need her number too so who is gonna win 😳😳😭?
@asiyadiamond5693
7 жыл бұрын
Xidigaha Geska Quruxdi Somaliland 💚 💬 ❤ Asiya From Burco Caday Hoyada Somaliland 💚 💬 ❤
@ninkadhuuqaanagtashidaan1501
7 жыл бұрын
Asiya Diamond love SOMALIND 💖FROM jigjigaa
@abdirizakilkacaze433
7 жыл бұрын
Asiya Diamond hhhh burco
@jigjigaisthebest8088
7 жыл бұрын
Asiya Diamond kkkk
@Tafo775
7 жыл бұрын
Asiya Diamond 💎 🤙
@indostudio2981
7 жыл бұрын
subscribe igu qabta wll
@NaseaFilmshort
7 ай бұрын
2024 team loved dhac ku ziiya😅
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
Intii barwaaqo qalanjo taageerta like ha igu sharfaan
@shamsomahmudfarah5370
7 жыл бұрын
kulalaha jakeyd ka lawato maxawaye yaab😰
@marwaannindheerbirtacalank1485
7 жыл бұрын
I'm done Ugaz
@exhargeisawi8176
7 жыл бұрын
marwaan mooge ugazkyga🔆
@kasarawed4322
7 жыл бұрын
ana number one ah Taagerada Barwaaqo Qalanjo
@cabdixakiinxariir3597
7 жыл бұрын
Ex HARGEISAWI ghkkkbc y🦄
@marwanlyrics8540
5 жыл бұрын
Alla hablaha ma ayaga ayaba waxba isu ogal commentiga aan aqriyay kuligod gym aad iyo balayo bey qalanjadi kala dhaman wayen wlhi Quruxi Kuma gartane gabdha no daya Anaga jecel ina rag oo dhan ba jecl oo tageraya xawaley tagero kama rabto barwaqo ina ader nolow Hadan galab haben kugobay Gurigiina gaaf waregay Abayo ma igarabi weysay from muqdisho barwaqo love u❤️😍
@abdiali5387
7 жыл бұрын
Noolada xidiga. Geeska qurux. Key Waa tahay Lkn in yar is dhuub
@abdiali5387
7 жыл бұрын
Sagaley haye kugu qabtay
@deeqaaxmed7719
7 жыл бұрын
agah heestani aniigay igaa hadllaysa my qalanjo parwaaqo ii noollow 😍😍😍
@AmranHassan-ro8oo
2 ай бұрын
2017 sanadka ma ilobo 😢gurigoda ayan hor mari jirey markasan is modi jirey inan arkay isagi qalbiga i qabobi jirey sanad kadib markan kulany qof fiican ma noqon !! hada wiil ayu leyahy aniguna single
Wooow maansha Allaah republic of Somaliland is the home of Somali music n gorgeous women , barwaaqo qalanjo gorgeous n glitters 💚✋
@shamai1570
Жыл бұрын
Barwaaqo always spreading love and happiness to your listeners wow what a singer
@faraxmaxmud5853
Жыл бұрын
@@shamai1570(
@faraxmaxmud5853
Жыл бұрын
Ppl0l
@faraxmaxmud5853
Жыл бұрын
@@shamai1570 gyolooml
@faraxmaxmud5853
Жыл бұрын
Òlmmll
@amaanaanaa9848
6 жыл бұрын
war maigaraawi weydey Markey mareysey wn ilmeeye aniga iney igu socoto cml midkan jecla ba iga tagey isoduceye inan helo inta commentigey aqrisa😢😢
@hamdahaji9324
3 жыл бұрын
Mid kle ka qeyr badan insha allah naag adag iska dhig
@Xulkaqaraamka
5 ай бұрын
Hada ma heshay huno
@nacashnacash7742
7 жыл бұрын
I lov my dadkaygii 💚🗨❤
@xuseencalixuseen5335
7 жыл бұрын
asc
@idrisism7050
6 жыл бұрын
Nacash Nacash 💚💬❤
@laqanali1005
7 жыл бұрын
mnchaaa alhaaaa barwaaqo jalanjo heesta mcn ale ha ku daayo fanaanda selyka shidan 1
@ezmarkhan9197
3 жыл бұрын
Barwaaqo qalanjo my favorite singer
@khadaressa8735
7 жыл бұрын
Qurux,Style iyo Codpa Allaa kuu dhiibey Qalanjo Haweney noolow
@tanhang8697
6 жыл бұрын
barwaqo qalanjo fanand dheh noolow nice song
@xogsademann7297
7 жыл бұрын
isaaqiisim uma taagerro barwaaaqo fan ahaan
@hodandhuxo2161
7 жыл бұрын
Sadanbe waa rabadan intii somaysa like isaara plzzz
@henawithsaffa3797
7 жыл бұрын
Hodan Dhuxo kkkkkk ma tasad keentay
@sawdalakki3854
7 жыл бұрын
Hodan Dhuxo baw inta khafiiftay ayaad hogaamisaye wax isku dhaan cid aan soomayn,ma jirte like doonta ku balbalayse
@gobdoongashaanle1095
7 жыл бұрын
Sawda Lakki ,inta dislike ii saarayso ee waliba cay ii raacinayso waad mahadsantahay waa hadii aad igu raaxsantahay balse hadii kale tag,hidh ,uuuuuf👍👍👍👍👍👍kkkkkkkkvgggghhhhh
@sawdalakki3854
7 жыл бұрын
Gobdoon Gashaanle afka baaldi ku jiide shib iga dheh ayeeyo dis like miyad rabta mise suul taagan hhh
@gobdoongashaanle1095
7 жыл бұрын
Sawda Lakki ,baakhada adigu like maku saara?????
@taqiosmaan4366
3 жыл бұрын
2021 intii dawanetsais muu jiya one like 👍
@dhaladkasomaliland3447
7 жыл бұрын
waar Ani wax qaawan ma ujeedee Xagee LA Asturayaa Dirac wayn oo haaf baaca mad ugalinaysan inantu baadiye Kama soo galine LA saayira waa inantuu cawke alle haw naxariistee ubixiyey Baar cad codbaa kudhan walee
@selemehaile2961
4 жыл бұрын
❤❤❤from Eritrea🇪🇷
@MumtiAdem
3 ай бұрын
15/3/2024😢
@maameyoung197
7 жыл бұрын
Heestan Kama dhargaayo bajaq raran Codmacaan barwaaqo Top great well done
@barwaakojama7217
Жыл бұрын
Inta 2023 daawanysa😢✋️
@barnibaarafrax5551
2 жыл бұрын
🤗Qishku aduunku qaribaya🤭 bagtiiriya😊😊😊😊😊
@abdikaremmahamed8537
6 жыл бұрын
gabadha ugu codka macaan xidigha geezka
@muztaqiinhassan9457
2 жыл бұрын
Hees darisban nhy ani😭❤
@sirtanolosha8139
7 жыл бұрын
inta barwaaqo qalanjo taageertaa postigan like ha saarto
@suhaybjr4485
2 жыл бұрын
Wllhy nafteyda ayaan kaa jecelahay barwaaqo
@cabdiraxmanbare3958
7 жыл бұрын
xidiguhu waa hormoodka fanka inta afsomaliga ku hadasha
@sakimuhumed
Ай бұрын
Who stopped this song in 2024😢😢😢😢
@fardusmahamed9337
6 жыл бұрын
Who is watching October 2017???😘😘😘
@salahmohamed3288
6 жыл бұрын
Alla yaa qol igu kaa xidha
@khalidsiciid3233
5 ай бұрын
2017 best song Mahdi Apdirahman jama Khaalid sead Hussein Remember
@kingqahar8183
7 жыл бұрын
xidigaha isku dubni baa lagu yaqanay iyo astur naan lkn kuwan cuzup shekey la imaden
@cabdiraxmanbare3958
7 жыл бұрын
Mushtaqey waad iga haysaa hadad slandr tahay
@sahrakayse4874
6 жыл бұрын
waan ka he lay heestan
@ahmedMohamed-mf6lw
6 жыл бұрын
Qoftaan jirkeda ayay Ku Mel mareysaa oo ay heshaeda Ku gadmayaan inta igu fikrada ah like ta igu dadaala
@abbasmohamoud5088
6 жыл бұрын
Xuracayntii xidigaha❤
@mursalbillaa6322
7 жыл бұрын
Ap iyo Ap inbti qalanjo wllhi Top weeye dhinac walba 100% ayaan dhinac walba ka siiyey👏👏👏👏👏
@siciidawaare9770
4 жыл бұрын
Dhal_magaallo barwaaqo qalanjo heestan waa hees jaacyla Qofkii jacayl hayo garan kara oo jacaylkiisii ay isku khattalmeen
Ibraahim Shakul Yare wax kLe tHy bro 😍😍😍 Xoolo raga waye raaxo to raxo waye sidani haday is dhuupto waa laga boodaaa hmmm
@ibraahimshakulyare3018
7 жыл бұрын
Abdulaziz Sentina SSB kkkkkkkkkkkk sxipoow saan iyada xata uma ficno agaahh☺🤔
@djsentinas38
7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare sxb wax buuxan ood bar barkaTo ku ducayso NaagaHa yurup ee is yar yareeyay Haku ducaysanin Wax ku muda muda iska ilaaLi 😂😂😂😂 Ani mention isoo dhe BarwaaQo cmL
@GALAYDH
6 жыл бұрын
*manzha allah naashka da'ay* *#barwaqo** **#qalanjo** hore u soco* ❤🔥
@nawaalslaman6093
4 жыл бұрын
2020 I love this song for 2017
@amiiraadan3017
4 жыл бұрын
Aniga 🤣 30 may 2020
@caliaxmed52
Жыл бұрын
@@amiiraadan3017 13.5.2023wan is keeny ana😂😊
@Qaali786
3 ай бұрын
5/4/2024 qofki iga danbeeyo like ha ii saaro
@abdirasakbalayax3928
7 жыл бұрын
jeraan libiin cashaq ka gadho guudkaykga ka tuuro heeryo wooow wan ka hekay ereyada barwaqo
@fatxi1120
3 жыл бұрын
Guyaal cashaqii ma guurn gaclye aaad igu abuurty😔😪
@cabdixkimbrown1630
7 жыл бұрын
barwaaqo qalnjo #liketa ii Sara inti jecel
@mustafeali6807
7 жыл бұрын
magaceeda ayaaba is fasiraya barwaaqo , mnsha allah ,
Пікірлер: 678