Niyow kani waa qudhac caadiya Imika ma khuraafadka shiicada ayaad diin noga dhigaysaa waar ilaahay u laabo fursad bad haysataaye hadi kale jahanamaad ku waari
@waqtiwanaagsan4232
Жыл бұрын
Waxaa tahay nin soor qaaday, Shiicana waxay rumaysan yihiin fikirka ninkii Yahuudiga ahaa ee Cabdullahi binu Saba, diinta Islaamka siqaldan ayay u fasirtaan Gaalo waxba madhaamaan. Asxaabta Nabigana waa caayaan. Nin soorqaaday, nin seefqaadaa karoon.
@fouzianuura2327
Жыл бұрын
Waa yaab oo Masiixul Dajaalka la sheego ee muslimiintu sharaxaada dheer ka bixiso astaamihiisa iyo waxa uu sameyn doono ma been baa⁉️... Xitaa culimada kristanka oo sheegaya inuu jiro wn arkey...
@noormohammed4876
Жыл бұрын
War khuraafiiste jaahil ah oo shiicada lacag ka qaatey ayaad tahay ee rabbigaa u tooba keen
@c.m.g3802
Жыл бұрын
705 عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ قَالَ صَلَّى رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ الظُّهْرَ وَالْعَصْرَ جَمِيعًا بِالْمَدِينَةِ فِي غَيْرِ خَوْفٍ وَلَا سَفَرٍ قال سعيد بن جبير لِمَ فَعَلَ ذَلِكَ فَقَالَ أَرَادَ أَنْ لَا يُحْرِجَ أَحَدًا مِنْ أُمَّتِهِ 705 صحيح مسلم كتاب صلاة المسافرين وقصرها باب الجمع بين الصلاتين في الحضر قال النووي وَذَهَبَ جَمَاعَةٌ مِنَ الْأَئِمَّةِ إِلَى جَوَازِ الْجَمْعِ فِي الْحَضَرِ لِلْحَاجَةِ لِمَنْ لَا يَتَّخِذُهُ عَادَةً وَهُوَ قَوْلُ ابْنِ سِيرِينَ وَأَشْهَبَ مِنْ أَصْحَابِ مَالِكٍ 705 شرح النووي على مسلم
Horta ilhy uso laabta hda tihin shiico inaad san dad kuxagxagto walga fcnyhy hdaa rabto munaqasha ninka hor tag ninka raga maaha inuu dadka dhbrka katoogto ada beenala Ah
@aliabouilyacin3681
Жыл бұрын
imisa dollar ayaa shiicadu kugu siisay qandaraaskan
Fagaraha la imoow shekha meshaan laga soo nacnac leeyo mahee
@boqorkaduurka7804
Жыл бұрын
Maxa ku helay sheikh Sual waydii niyahow
@boqorkaduurka7804
9 ай бұрын
@user-wq2mb4gw4o waxa so Barta tarikhdooda abubakar iyo cumar ba ilaahey iyo rasul khaliif kama ahan iyaga is doortay khalas waxana qoraya ahlu suna walajamaca firqada la baxday hada rabto wa lagu tusaya dadka camada loo akhriya abubakar u fadli badan lknse adiga Lee so baar
@adamomarchannel5101
Жыл бұрын
god waa Gali ayuu yiri sheikha adna waad qirti inaam mahdi aduun soomari oo dhinti oo mar labaad soobaxaa daliilkeeda nabi maxamed kasooguuri war waxaas diin maaha xadiithka keen saaxibow
@نصرةعلي
Жыл бұрын
ookanoo kalana soomaali maku jiraan subxaanalaah war isku xishood cida ku magalaysaa majirtee culumada afkaagag kala bax shaydaan shiico
Пікірлер: 43