Wooow .. Abid hees la mid ah ma dhageysan inkastoo afka mayka aanan aad u aqoonin laakiin xamar cadde aan ka imid oo cidna iima tarjumayso ,, ta kale waxaan ogaaday dhaqan iyo fan lagu faano inaan leenahay hadii aan soomaali nahay ,, waxaan is oran jiran soomaalida traditional malaha..!! laakiin maanta ayay arintaa iga tir-tirantay ... it s my best favorite song for ever ... thanks guys thanks all, special thanks shamso iyo mandela
@Gantaalahamedia
Жыл бұрын
Beerey aan tumanee 2012 xasuus darashadi xasan shiiq e hbnkas aya Universal laga so deeyay
@SAli-lg2vw
Жыл бұрын
Soomaali somali af ingiriis kula hadli hadaad aragtaan = in la adoonsado ayuu rabaa !
@mrjamac
12 жыл бұрын
BILCAANTA BELEDKAN ADI LEE KU BAAFIYAAN BIRIN BIRIN KA EREY BEERLEE TUMANEE NICE TY SHAMSO AND MANEDELA ANY WAY..
@youngcobra2011
12 жыл бұрын
i dont listen to somali music usually but this one made me change my mind i loooooooooooooooooooooooooooooove this song i wana keep dancing on this song
@hanni5887
10 жыл бұрын
heestan waxan ka helay sida uu qeeeb weyn ka qaatay quruxlowga waa abukar love u wiiloow
@saddammomo1251
12 жыл бұрын
waaw walahi wa shidantahay heesta
@lfc7781
11 жыл бұрын
what a beautiful song!!!
@calakasomalia
12 жыл бұрын
hees caadi mahan hes afmaay aa meel looga dhacay kkk al muhiim afka in lugu heesa ley waaye waan ku farax sahay
@osmanyare8457
7 жыл бұрын
batoolo hooy bog yareey barke lokoo sheneee nice
@Arlaadi-mode
12 жыл бұрын
I wish this was in Xamar. Niiko is about to go worldwide.
@abdirahmanabdullahi5492
2 жыл бұрын
Haaheey heestaas aa hees lagaa dhahaa
@abdiabdii
12 жыл бұрын
something new l like that everything is nice n beautiful good work
@maryanomar7754
7 жыл бұрын
Hahah the cadan guy with the 👱 hair his dancing is my favourite out of everyone , so turned. 👌
@CushiticSomalianMale
12 жыл бұрын
i like this new Somalian dance song.. hehe and the Somalian lyrics.. nice content, lyrical content, very unity peaceful words
@Xurijoify
11 жыл бұрын
Waaaw af may
@dhiidhaa100
12 жыл бұрын
caleeeeeeeeeeeeeeeeeek inaba caadi mahan heestaan waaba ku heesta iinoolaaw shamso
@MrAxmed111
12 жыл бұрын
Luuqcapital web says this is the most beautiful song ever we heard I love mai music please produce more maay maay song is good 4the heart. Beerey tumadey
@kimze-asad618
2 жыл бұрын
Just visited after 10 years
@somrazy3
12 жыл бұрын
ma fahmin waxey sheegayan laakin waa hees fiican LIKE
@sn4271
7 жыл бұрын
HHH CATANKA NIKITA SEY UJECEL YAHEN SO FUNNY WALAHI LAKIN HESTAN HAL ERAY AKAQABTAY BUKUREY KKKKK WAXKALE KAMA FAHMIN
@hamzamohamednoor7532
6 ай бұрын
who is listening DEC 25th 2023
@alindaahmed7031
8 жыл бұрын
ninka ayanba uqabay kenyati marki hore oh lkn nice song
@Iamsahal143
12 жыл бұрын
caaadi ma,ahan maamadu way baashaalaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@amnasalim7719
7 жыл бұрын
أحب الاغنيةة ذي مع اني ما اعرف اش يقولو 🌚💕
@aziiz94
4 жыл бұрын
حتي أنا صومالي ما افهم منها غير شويه لانهم يغنو لهجة غير لهجتي لكن انت من وين
@AhmedAli-cb2iw
2 жыл бұрын
Heestan geeley shaqo kuma laha beeraley aya loogu talagalay
@awys2001
12 жыл бұрын
waa heesta ugu fiican aan maqlo ooona cusub maxaa waaye ilaa 1990 ilaa 2011 heesihii hore lee maqleyni so it is about time that we hear new song that shows you that we still have hope for somalia thanks all
@saabiq
12 жыл бұрын
heey waraa caadi iska dhig maymaay wa afsomali heestaan dhana wan fahmooya afsomaliga lahjadooyin badan ayu leyahay marka maymaay wa lahjad ka mid eh af somaaliga ( this song i can understand very well mai mai is one of dailect of somali language spoken in south west somali but some people cant understand if u don undesrtand dont say its not somali )
@valentinaAd0ra
11 жыл бұрын
Loooooooooooooooooooooooooool funny shiiit it looks like they having a weird atmosphere
@yariiskalyrics
4 жыл бұрын
2020 like
@zizoadam5052
12 жыл бұрын
nice song
@ahlaamcadey616
7 жыл бұрын
Bakow bakow ka are berle tumanen 😂🇸🇴
@khalidabbas9013
9 жыл бұрын
hees iyo codka mcn
@waryaaheedheh6110
9 жыл бұрын
Waa maxay micnaha isha, aye bilawga ku soo sawireen meesha sida kuwa shedanka cabuda. Iyo dumarka la sii qawinayo. Walaahi waxaan haysano ma garanayno, dumarkaan hoyooyinkaana iyo gabdhohayna waaye. Heesta waye macaantahay lakiin vidoga baa bah dillay.
@mahdiabdulaahiabdule2127
2 жыл бұрын
Who listen 2021 November 2
@nasro278
12 жыл бұрын
Caaadi mahaan wlhi heestaani.. aniga mugdisho aan ka iimadaya lkn waan jecalahaya dadka somalia melkasta ee joogaan mise afkale uu qaabaan .. heesaaninna aniga waxa kama fahmaayo ... waana jecalahaya...
@EngZakariaNorAbdi
12 жыл бұрын
Amazing!. Like it, i understood lyrics little bit. but Its nice song.
@gusdameer1384
12 жыл бұрын
luv this song. wow they rock
@riyaanbaby504
7 жыл бұрын
wow so lovely I love it's
@Wankaawaa
12 жыл бұрын
it was good that I grew up in Baydhabo...
@mahamedtahir1059
8 жыл бұрын
maay Maay somali mahaa ee somaliga caadiga ku hees
@cabdullaahiufuroowmacalin7829
7 жыл бұрын
Mahamed Tahir. cadi isaka dhig sxb may may waa lugada ugufican
@maxamedahmed7771
7 жыл бұрын
Maxamed Maaygu Asalkiisu Wuxuu ka Yimid Ethiopia Gaar Ahaan Qoomiyada Oromada Oromo Somali Walaalo Weeyi Qarnyo Soo jirey isla soo noola marka kalmado badan ayaan iskugu mid nhay afka oromada iyo afka somalida iskaga siman yihiin
@gacamadheerem.x.d.2984
Жыл бұрын
Hees was afka maay iga dheh
@Wankaawaa
12 жыл бұрын
Shamso; Billaanta beledkaan adi ley ki baafiso = naagaha magaaladaan adiga ayay ku baafiyaan (raadiyaan). Berkoo Beerkoo ke eree beerey tumani, birin birin ke beerey tuma ( gees gees noo bixii ayaan ku iri, beerey aan tumanee, iga leexo aan beerey tuntee
@faysal64
12 жыл бұрын
best 1 eva
@somrazy3
12 жыл бұрын
nice song. me LIKE
@filaadde4403
11 жыл бұрын
Nice song
@Somtales
12 жыл бұрын
kooxdaan iyo kan heesaayo xagee degen yihiin. ma denmark misse sweden. bal ii sheega
@somrazy3
12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk waar caadi iska dhig. waa af somali af maay ee
@HADLIYEH
12 жыл бұрын
Hayaaaaaaaay sowkan laga daray oo maxay ahaayeen ajaanibkan ciyaarta aan garanayn ee lasoo afduubay kani hindiga u eg ee kadhka weyn lihi waaba funny sida uu u dheelaayo
@abshircadde9236
Жыл бұрын
Wwwwww
@sahraxasan3959
7 жыл бұрын
batulo hooy bogya rey
@sadiagalayr
12 жыл бұрын
hadayba kadartay.. dad aan somali ahayn iyo luqad aan somali ahayn ku heestay..
@artsforall1843
12 жыл бұрын
this is song is aff ilie spoken by hamaris,bantu and other somali in the south and my family are the only barwani family who speak it. lol, if you listen really carefully you can also pick up some clasic xhamri saying like bisbas and basel, chilli n onion. n u know what they mean
@jaela005
12 жыл бұрын
Shamso foot bashaal yaqey ninki ku fahmaayo aya ku fahmaayee
@bakarom1
12 жыл бұрын
great song
@claahialiahmed-wg6le
Жыл бұрын
batii batii barigaa lakoo sheene may waxaad ku barateen tuuksi ee barta waa hees
@MOHAMEDABIB1a9n9a2
7 жыл бұрын
nice one but 80 % i didn't understand
@EngZakariaNorAbdi
12 жыл бұрын
@ripsta2 Its dialect called Maimai, It is hard to understand but it close to the Somali Language. People usually speak different accent in different dialect, so Mai mai is spoken in south Somali, and is a part of Somali language.
@kalulu2007
12 жыл бұрын
nice fucking song they got it going on lol
@saalax144
12 жыл бұрын
caadi maahan waa kacsan yihiin group-kan.
@MrAxmed111
12 жыл бұрын
Somali speaks Mai and Maxaatiri respect our language the same way you respect your maxaatiri dialac. Mai was the original Somali Lang after Oromo.read the history mr mansoor wrote a book this year he will teach you Mai Lang was the first LAN is clear don't say I don't understand from afgoi,luuq Ganaane .kismamyo,bakool speaks mai or eaither you heard same where but you cannot copy the original all this territory is Somali not amhaarik so don't erase the Somalian I don't know if you r not Somali
@somalilandairforces461
8 жыл бұрын
kkkkkkkkk bilaahi midh kama fahmin anu
@glm4604
8 жыл бұрын
bakaartii buuhsantee waroogoow butaee barkoo barkoo ke eree beree tumanee
@monour8134
9 жыл бұрын
Wwww
@hlahik2012
8 жыл бұрын
esdfv
@TheMatyahu
10 жыл бұрын
Great voice, and very very delivery.
@Geelwanaaje
11 жыл бұрын
heestan tarjumaan baan u baahday kkkkk yaa yidhi Soomaligu waa hal af may kay iyo xamarai isku jira miyaa hadda heestani???
@Wankaawaa
12 жыл бұрын
Batii Batii berida baroogo oo luqunta batuulo hooy bog yareey berke la koo sheeney, bilaantey bog yareey berkee la koo sheene = baxday baxday (cayishay) baridaada, dheeraatay qoortaada (luquntaa), batuulo hooy gabaryahay dhex yareey halkee lagaa keeney.
@abdinoorisackmiris2785
4 жыл бұрын
21/2/2020 hdad dawanysid like dhc kusii
@TheMusharaf00
12 жыл бұрын
ISII MAY MAY IGA DHEH shamso kkkkkkkkkk so funny good try inad ku hesto may may wa lo bahan yahay axsan wadaniyad
kkkkkkkkkk No Somalian Music this Music Ethiopian Oromo Somali Song
@pashun88
12 жыл бұрын
I hardly understand a word...is this aff maay? Sorry for ignorance.
@fatima-rx2bj
6 жыл бұрын
b
@aadancali417
6 жыл бұрын
gacma dheer been aa sheegoysaa waa fahmoysaa maxaa reerka deriska duqii murqaha kuusnaa maay maku hadli jirinoo maamada aa si fiican u kasee adi ma kaseysid adoogaa bayaa kkk kkk kkk balantu waa baydhabo janaay
Пікірлер: 91