Xamar nbd hday hesho wlh paris londom cpe town iyo N york uma bahnid well done hormuud
@hamdaomar5836
3 жыл бұрын
Ilhayow waa bil khayar qabtey dhulka nabad nooga dhig
@user-pm8zf2ei5p
3 жыл бұрын
Manshallah walala reer Mogadishu nabad iyo horu mar wacan
@abdukadirhassan6190
3 жыл бұрын
Maasha Allh in yaro oo nabad Ah Allow noo ziyaadi
@foos7330
3 жыл бұрын
Asc asxaabta masha allah sidaan aa loo baahanyahay dalkiina quruxdiisa inaad tustaan qurbo joogto soomalida ku qarash gareynayo dalal shisheeye💯❤
@korontosomali5841
3 жыл бұрын
Asc masha Allah waa idin salaamay walaalayal waa arin lugu farxo dadka inta badan wanaag a jecel qurux dalkeenaba ayay faafiyaan somaliyeey hal wa iska daaya nin jeclaysi iyo comment qof gaar lokgu durayo Allah wanaag a inoo FUDUDEEYO peace and love
@Alxmdullilah0219
3 жыл бұрын
Mancha Allha waa talo wngsan wll Allha ku sharfo
@Ania123-g8u
3 жыл бұрын
Waa inlagu soo kordhiyaa maalah lagu dabaasho oo meel dumarka ah iyo meel raga ah is dadka degen daarusalaam ay uga markaan aadista bada waa mahadsantihiin
@adannur4755
3 жыл бұрын
Masha allah what a beautiful place nabad iyo hourmarka sameynaya xamar cadey waan oo xiisay walahi
Masha allah ilahayow dhowr dhulkeen kuwa dhibka wadana naga qabo
@ahmedosman701
3 жыл бұрын
Masha allhaa
@ahsosuleyman6619
3 жыл бұрын
MASHA Allah 👍❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖🥀😘
@farhiaali3873
3 жыл бұрын
Maa aashaa alaaha
@leylaaliisgoowe7242
3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@sahalknowledge5410
3 жыл бұрын
Hore usocda Allah Hanaga qabto
@seynababdullahi2229
3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdishakursalahofficial7656
3 жыл бұрын
Hormar wacan insha allah
@khalidahmed3130
3 жыл бұрын
Masha allah😅💯
@ismaacillove6873
3 жыл бұрын
Mashallah
@sahalknowledge5410
3 жыл бұрын
Wariyaha Rageeda
@fardowsoabdulle1816
3 жыл бұрын
Masha allah cadi maha
@abdiaziizmohamed2596
3 жыл бұрын
Msha allh
@degan4
Жыл бұрын
Xaywaanka beerta joogo; silic badan baa ka muuqday ilaahay ka baq naag baa ku naar tagtay bisad ay xiratay oo cunta siinin.Darusalam maxaan ku so arkay yaxaas biyo la,aan ah oo barkad meel yar isku looxiyay yaxaaska iyo diidin Waxaan kale oo aan arkay boolo boolad biyah ku noo oo aan haysan biyo oo rifrifantay, Biyo laan bàan ku so arkay.
Nabadu caano kamacaan lkn raga aan arkayn ee colaada hurinaya Illaahay haydinka qabto
@farhiaali3873
3 жыл бұрын
Wadan kiin quraxasad
@muhsinyahye5743
3 жыл бұрын
wariyihii arooska soo duubay
@phatmaabdalla9280
3 жыл бұрын
😂😂😂🤣
@maxamedaxmedmaxamuud6168
3 жыл бұрын
Waa alshabaab yaahuu Dali's kuyehe war xamar sow tan aad madaxweeyenihii koryo u qaadateen waxas noqon maaha, we beenta haysku madadaalinina yaahuu yahuu
@qubqac9913
3 жыл бұрын
xamar hadii laga xaaqo kuwa ku nool ee neceb horumar ayay gaari lahayd
@burbuluug424
3 жыл бұрын
Maxamed axmed@@ Siilkaaga ushee qabyaalada Nagal fariiso adiga waxaatahay kuwiigaajada kusoo koray Maxaad ka taqaanaa xamar orodoo tuuladiina iska joog malaha been baa lagu soo baree
@maxamedaxmedmaxamuud6168
3 жыл бұрын
Warwaxaba Hanoi xayeeysiin mooryanta dunkley ku noolahay, Yahoo
@chalichali9452
3 жыл бұрын
Mashallah that's why ex president he want to destroy Mogadishu
@spotluxe1885
3 жыл бұрын
Warlords clans destroy Somalis.
@darishore814
3 жыл бұрын
Farmaajo is the biggest war lord,if you hear dictator is father of war lords see what happened in yemen Iraq Venezuela libya. The stupidest war lord with no brain 🧠 in his head is farmaajo because he is trying to grab the power where he supposed to handle it fragile
@AbdiwahidWadani
3 жыл бұрын
Framjo is the one who wants to destroy our country. But u don’t see that cause he is from ur tribe
@spotluxe1885
3 жыл бұрын
@@darishore814 Nah you didn't get me. In fact Farmajo is trying to get rid of federalism system. Warlords clans serve Foreigners interest not anyone else. Said Barre collapse was due to warlords clans backed by Soviet, Ethiopia, Yemen Libya. This is similar
@beeloahmed4964
3 жыл бұрын
@@darishore814 Farmajo isn’t dictator doqonyahow he’s loves his country and doesn’t allow other country to destroy his country just because he refused those enemies which is foreign country doesn’t mean he’s dictator don’t say anything u don’t the meaning of ugh rer mini bilaa caqliya 🤓😏😏
Пікірлер: 69