wixii dhacayba may oagayn miyaa? Yaa beelo u qaybiyay dadkii SNM IYO WAXAY WADATAY
@wacayskooshin
Жыл бұрын
Madaxweynuhu ma go'aamin karo midda horraynaysa ee la hadla haydaha dalka ee go'aankaasi ka go'o
@OumalkaireMahamed
Жыл бұрын
Cidankogi ban laa xasuqay ooy shir sidan Ay qabsanayaan ...... Mise reera lagu wirsanayaa ......??? Waar somaliland way u dhamatee ... Mesha ku kala yacaaa......!!! Karis xun iyaduna ku waxlaaa ...!!
war hoy reer iyo waxas ma shaqeyo waxa laga yaaba in gacanta reerkiinaba aad ku qoran tahay inay ku dilan mad ka joogtan xumanta dooorashad madaxwyanah hadi la qabto la idinka badiyona sow ma ooyaysan markaana sow ma odhanaysan muuse dhacay walidiina wa la idinku fahmay waxba yayanan madax iyo dolwada smaysan reer walowba buutada gal adiguna waxad haysto ku cun ila sidasa rabtane wa idinka buurta gelayna leh siidii ood tihin baahalo ma waaraabe iyo daco iyo ay bisada goat iyo libaax bad tihin maxa buurta idin geliyay mise dad qal bad tihin war isla yaba walida idin haysana cida ka xoog wayn tihiin dee idinka og soo joog qofka laga wayo soo jiifsa lga hela wadankii oo dagaal ku jira niicda haysan maxaad tihin kursi bad walaten walahay bilahay hadhowna idinka isku cuni laha kursiga oo hadana buur baad sheegtee geli laha godaad waarabe
@kayse1153
Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh
@bilana289
Жыл бұрын
Naayaa Sidra doqon raga afkaga ka jeedi waalida aad sheegeysa waa ta reerkiina oo dhan haysa Uskag baad tahaye raga afkaga xun haku soo taagin nijaas yahay nijaastu dhashay
@xasanaliaxmed3722
Жыл бұрын
Saab tv socelcel cebtada
@Gobsame
Жыл бұрын
War waxan yaa naga amusiya y
@samowsamale3490
Жыл бұрын
Maxaad u soo doonatay hadaanad ka helin
@bilana289
Жыл бұрын
Gobsame gunsame caaac yaa kugu yidhi daawo video KZitem way balaadhan tahay wixii aanad jeclanyn ha dawan
@cumarcali5512
Жыл бұрын
DORASHO MA JIRTO NINKII REERKA U ROONAADAA HAWHADHO
@ibraahimawil1413
Жыл бұрын
Waar dadka kale ma aragteen cid iskala gureysa bal harerihiina eega hadey sacadmuse tahay hadey arab tahay hadey ciidagale tahay
@a.hakimwarsame5954
Жыл бұрын
La qabanmaayo dagaalama ururadaa ka midtihiin
@abdirahmanmohamed417
Жыл бұрын
Kkkkkkkk Cadawga gudaha
@jamaabdullahi4736
Жыл бұрын
Reer sheekoow intaad is cunayseen laydinsoo gaadhye yàa idin kala jecel nacalaa aabihiin ku yaal moogayaal ayaad tihiine hareerihiina eega qudhun yahow in laydin gumaystaad ku wanaagsantihiin walaahiye ha laydin waso qadhmuunyahow urayaa
@prime10mviews7
Жыл бұрын
Jaahiliin dagaalbaa lagu jiraa Beel bay ka sheekaynayaa
@MohamedAhmed-ri6ny
Жыл бұрын
Adeer doorashadaada mooyee dalku dagaal buu ku jiraa ee dalka difaacisa halaga qayb galo
@bilana289
Жыл бұрын
Adeer anagu dagaal nama khuseeyo doorasho madaxtooyo waxaan ahaan ahayn nama marayso
@dauuddaaauud8339
Жыл бұрын
Dalku xaalad dagaal buu galay doorasho maya
@samowsamale3490
Жыл бұрын
Dagaalkii waa dhamaaday
@skaba6390
Жыл бұрын
Doorashada waa la joojin ayaa dagaalba wadanka ka jira
@samowsamale3490
Жыл бұрын
Dagaalkii waa dhamaaday waana lagu kala adkaaday Dhulbahante dhulkiisii xoreysay
@osmangiire1349
Жыл бұрын
Dagaalka waakugusoosocdaa😂 halkaafadhi😮 ama qax! Hartasheekha aa inoo balan ah😅
@skaba6390
Жыл бұрын
@@osmangiire1349 Anoo HY ah faqasheey wanigii kiniya ku gu xareeyo
Пікірлер: 60