maasha alaah beel weynta digil iyo mirifle gaar ahaan beel weynta gare sida wanaagsan ay usoo dhaweeyeen madahweyne laftigareen wey ku mahatsanyihiin hadii la is walaalsado hor mar ayaa la gaarayaa midaan wa farhada ugu horeyso ilaahow beesha gare badi oo diinta islaamkana wada bar oo dad diintooda hesta ka dhig garaha somali iyo garaha kenya iyo garaha itoobiya iyo garaha chat iyo garaha sudan kuli isku qaloob ka dhig aamin aamin aamin
@husseinmohammed4454
4 жыл бұрын
Masha Allah Ilove ❣️ garee Somali
@luulhagio3866
4 жыл бұрын
Waxaa laguursadaa waxaa wiilal loo dhalaa cad cadka reer garre curudkaa laguursadaa💌💌❤❤🙏🏾tuuf iyo quraan dhiigayga 😍😍😍garre waashaleediis balisoow waligiis lama gumeysan dad taariiq leh beesheeda laandheere libaax leertiisa jiifo yaa wax naga badali karo wuuuw dhiigaaaaaaaaaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🏾🙏🏾respect
Qofka ugu laandheeraha badan amase karaama badan illaahey agtii waa kan ugu cabsi badan qabiilku doono ha a haadao إنّ أكرمكم عند الله أتقاكم
@lamazioffiicial1749
4 жыл бұрын
sax
@Khayrfaafiye3371
3 жыл бұрын
@@abdisharif9983 hadalka dhulucdiisa ma fahmin
@mahdiyusuf3431
4 жыл бұрын
Mansha Allah please invite Garre from Chad
@jeylaniabduqadir1500
3 жыл бұрын
From kenya proud of u my pple
@isakaden9328
4 жыл бұрын
Garre the big 🌲 with many branches. Masha Allah
@cabdulaahixaajimaxamuud7680
3 жыл бұрын
Mash allh my tolkey garre💪💪
@boqradarerali9097
4 жыл бұрын
Garre my community may u alwayz staty happy nd succeess a head Garre gulateysta
@abdisharif9983
3 жыл бұрын
Mashaa Allah GARRE Dad Geesiyaal Garti badan
@yahyamuhamud2661
4 жыл бұрын
MashAllah love ❣garre
@Mohmed_luqman004
2 жыл бұрын
Garre nimo naga badan Digil iyo Mirifle nimo 🩸🇦🇿🇱🇺
@abdisalansharif26
4 жыл бұрын
Absolutely phenomenon 👏👏👏👏👏🇸🇴👌
@bradoxidenoor4678
4 жыл бұрын
Mashaa Allah I love you all
@bradoxidenoor4678
4 жыл бұрын
Garre hanoolatoo
@muktaresak8490
4 жыл бұрын
gare wee dharsanyihiin sandkaan waa wax lagu farxo
@jabirjigjiga9216
4 жыл бұрын
Masha Allah garrow guleysta
@abdisalansharif26
4 жыл бұрын
Thank you brother SOOMAALI GUUD AHAAN GUULIYO MIDNIMO INSHALLAH
@rashidyakubu5312
4 жыл бұрын
MashaAllah
@eymoyhassanur
2 жыл бұрын
Masha Allah my garre community may God bless you, Gul gul
@maxamedbashiir8321
4 жыл бұрын
Masha allaah waa tolkeyga
@abdiali5443
4 жыл бұрын
Masha allah
@maxamednuur8202
4 жыл бұрын
Maaaha allah
@hassanamin2366
4 жыл бұрын
We are so happy
@zahraabdi6240
3 жыл бұрын
That is good
@abdimalikibrahim1928
4 жыл бұрын
Garre hanoolato💪💪
@ahmedwarsame1136
4 жыл бұрын
ManshaAllah
@abdikadirahmed1490
4 жыл бұрын
Reer wada dhashay aya kulmay
@Mohamed-un8tk
3 жыл бұрын
Asc walaalo waa iga su,aale ma garre ayaa digil iyo mirifle ah mise garre waa dir mise digil iyo mirifle ayaaba dira adoo raaliye anigu waxaad ahay nin mahe ah oo dira garrena waa walaalkayo.........
@abdirahmanhusien6174
3 жыл бұрын
@@Mohamed-un8tk dir ma galo gare
@adanadow4967
3 жыл бұрын
@@Mohamed-un8tk sax waaye bro Garre qaybta Quraanyow waa Dir Waa Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir
Asxaabta commentiga bixinayo waxaan usheegayaa digil iyo mirifle dhalasha ma ahan waa deegaan beesha Garrena deegankas ayay ladegtaa marka ladhaho garre waa digil digil dad badan aya kujira oo asal ahan xata somali aheen markii waa magac ahaan digil iyo mirifle
@ismailibrahim9308
4 жыл бұрын
Hooyadaa maa degaan ka dhigtay digil & mirifle yeysan ku kufsanee ka carar niyow, somali aa sheegeysid intaa laalaabto jeebka gasho
@abdiquduusnajib8363
4 жыл бұрын
@@ismailibrahim9308 Hooyade maxaa soo dhex galiyay arintaas arinta aan sheegayo waa sax waana arin caadi ah
@ismailibrahim9308
4 жыл бұрын
abdiquduus najib raali noqo bro teeda kale arinta aa sheegtay waxba kama jiraan beesha Garre na waa beel ka mid ah 7da aw digil hadii aadan aqoonin ma aqaani ceeb ma aha lkn inaa bukhli ku hadasho baa ceeb ah
@abdiquduusnajib8363
4 жыл бұрын
@@ismailibrahim9308 kama wado Garre digil ma ahan wuu kamid e waa kamid yahay cid kasaari karto malahan lkn digil iyo mirifle dhalasho ma ahan ayan kawadaa ee waa magac degaan ahaan lagu walaaloway cid abtir ahaan cid uu abtirkisa galayo malahan tusale ahan Garre abtirkisa waa Garre gardhere gardhere samale
@ismailibrahim9308
4 жыл бұрын
abdiquduus najib oo yaa kaaga shekeyay in digil iyo mirifle dhalasho ahayn, hadii aad diidantahy se maxaa cadeyn ah heysaa oo taariikhda ku xusan
@dawatv953
4 жыл бұрын
M...a
@KINGMOHA5388
3 жыл бұрын
Lafta garren runta ayu kadawaji
@alidahir1612
4 жыл бұрын
Dhalinyarada beelaha direed hala isbaro
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
3 жыл бұрын
Dir meesha majoogto digil iyo miriflaa joogta.
@adanadow4967
3 жыл бұрын
Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir Qaybta Garre ee Quraanyow ayaa Dir ah
@leylaali243
4 жыл бұрын
Proud gare curudka samale nahy diir waye abtirkena
@alltraglxy2058
4 жыл бұрын
Yan lugugu maqlin
@zahraabdi6240
3 жыл бұрын
Dir mabatihid maxa iskugudajine walal adiga sheego lakn dadkaan wa dad kaa waweyn o wax garad ah faraha kaqaad
@box5319
3 жыл бұрын
I'm gare.we are not dir or hawiye.we are Gardhere samale
@haniaden679
4 жыл бұрын
Isaqna hawiye ha shegto hadu gare raxawen noqday
@abdiquduusnajib8363
4 жыл бұрын
Digil iyo mirifle dhalasho ma ahan Raxweyn kaligeedna ma ahan waa magac deegan ahaan Garrena deeganka koonfur galbeed ayu qeyb weyn kadegaa e sida ufahan
Waliba xarunta dhexe beelaha direed hala ga dhigo jamhuuriyada barakaysan somaliland
@ayowcadde2591
4 жыл бұрын
War kuwaan taariikhda garre mawa yaqaanin wxee iska Lee yihin garre digil iyo mirifle halkee ku noqday hee digil iyo mirifle taariikhda si fiican haloo fiiriyo hee garre waa curudka samaale
@65nuuryare
4 жыл бұрын
maskahyan waad qaldantahay dad abtirkooda la qaldi karo ma ahan beel weynta gare wa dadki soomaliya loogu yimit simaalaha aad sheegeysid dadki ugu danbeeyey oo somaliya soo galay waaye
Пікірлер