Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jiray Inan timaha biifttoo Baarkana u tidicdoo Boqorkiyo dhaclahiyo Maro beyle xiratee
Wax badaley kuwii hore Belo geesa dheeroo Buur madaxa saartoo Suuqa baratamaayee
Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Boqolsano horteediyo Beri hore wixii jiray Ee la iska baal maray Budulkii dib u ha u qaban Laga soo baqoolee
Hadda baratan & orod Bisha iyo cadceediyo Beesha loo horseedoo Aanu beegsaneynaa
Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badow yahow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Max’ed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan aan bil & labohadal kaaga bixinoo Raggu baadi goobaabidhaan arag ku weydee wax bedalay kuwii hore
Casarkii dad baxayoo Kiish buuran qaatiyo
Burcad debada meertee
Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Ilaahii bad iyo wabi Biyahooda daadshee Meel kula balamayee Dhulka baaxadaliyo Buuraha rakibeybaa Bini aadamigiisuna Ruuxba cayn u beere Waad baadiyowdee Cidi kulama beyrine Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan baarax geeliyo Faraskii baxdoowaba Yarad looga bixiyaa Bunduqana la raacshaa wax bedalay isu boga bar maqanoo bahdii ay ka dhalatiyo beylihisay waanee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Baarax geela iyo faras Iyo boqon yaraha ari Hablihii lagu badali jiray Diinta aynu baraniyo Ma baneyn kitaabkuye Booli quutayaashii Biicsan jirey haweenkiyo Baxadsoorihii tagay Maanta looma baahnee
Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey
Негізгі бет BERI HORE WAXAA JIRAY. MAXAMED JAAMAC JOOF & MARYAN MURSAL
Пікірлер: 439