Wooow hambalyo ahmed zaki and haatuf isku duba ride Gulled simba Laxamiiste Naabiil xaliimo gobaad dad jira noolaada Finland 🇫🇮 ayaa aha hooyga fanka maanta Hadaa igu raacsantahay ii soo qosol bes
@adoontialle3364
7 жыл бұрын
qofkiii 525 ayaan ahay please hailla dhaafine ragu way nagu daadinayaan beryahan naga raali ahaada oo nagadaa daadiska intaa leeg
@nasriinshawey6732
7 жыл бұрын
ahmed Zaki Wlle Xita Hadu Hees Asigoo qarwaayo so qaado wa uun Kii ku soo baxaa❤❤❤👈 allh Ya Cizak
@mohaab5148
7 жыл бұрын
waaaw hees shidan 100% style ka iyo habka iyo meelaha lagu qaadayo😍😘. carriga aad jeceshahay iyo samada qabo oo ciriiriga iga yaree.😎 like tu waa dhankiina azxapta.
@maryanruuninamaxamedmohame24
7 жыл бұрын
waraa ka qalee gabdha haka aargosan axmed saki somali maxamed like ii saaara waa idin baryaa
@maxaaqadikarta4422
7 жыл бұрын
Ahmed saki markaan heesa hiisa arko only waxan udaawada style ka iyo Kolba xalimo shidan oo cusub hhhh top dheh
@abdiqani1996
7 жыл бұрын
tolay yaa reer hargaisa waar like ta igu qabta
@khadarhassanabdullahi8390
7 жыл бұрын
lipaaxa isaaq wakaa indr hehehe
@Macankish
7 жыл бұрын
Ahmed Zaki Best Singer 2016/2017 Waaye Caar Been Deh?
@faraxcumar5341
7 жыл бұрын
waaw heestani way iga gadan tahy inkastoo anan jeclyn heesaa daadiska love baan haystaa alle haydaayee viva saki liketa hayga ilaawina
@hafsaabdalla9032
7 жыл бұрын
inaan ku cadaadiyo ciil iyo ku quudho cakuyee dhaqankena iyo cindiga i diidayo culaysiyo kulama rabo carirsi intaan jirat ano kaa cad goosan kara hadana ceeb kulama rabo 👍👌👍👌 intasi way iga gadan tahay
@ricardoben5404
7 жыл бұрын
wah Ahmed zaki fanaan Qarni wixi hes la qaadi lahaapa adaa qaadaY 😄
ma noqdaaa Fanaanadd naaga aan ogahay meesha maba lagu arki laheyn😂😂😂😂😂
@qadarculujog7130
7 жыл бұрын
Sureyaa Zackarie waa lagugu soo dhaweenaa Huno
@suleekhaaden5988
7 жыл бұрын
😍😍 zaki nyc song heestii sandka waan dhhi karaa
@maxmohr6344
7 жыл бұрын
anoo ka Cad goosan kara Hadana ceeb kulama Raba. wlahi hees Qaar Waxaad is dhahaysaa mala adaa laga sameeyay mayla Aragteen cajiib😊
@axmedcali8343
7 жыл бұрын
ahmed zaki wayahan dambe fankiisa wayahan kor ayuu u soo kacay cawale ayuu iga barejey rabaa
@qalanjo1104
7 жыл бұрын
qofkii sariirtiisa soo jiifte ee jaajerka iyo mobile ka isku heesto like ta ii saara.
@awbustaale5719
7 жыл бұрын
Qof kastaa wuxuu baryayaa in Like loo saaro. Mawduuca ay heestu ka hadlayso ka hadal intaad meeshan baryo la imanayso😂
@FaraskaCad
7 жыл бұрын
nice saKi : cidhiiiidhiga ka kareeeee
@madaammadaam3884
7 жыл бұрын
The one and only ahmedzaki well done 👍🏻
@zakiabdi8617
7 жыл бұрын
ahaa The Best Song Ahmed Zaki Intii Ugu Raacsan Liketa Ku qabta
@YAASKAFILMS
7 жыл бұрын
saakay yaa iga horeeya Haatuf Awoowe salaana kusaaray macalinaa tahay nie vedio
@abdullahiosman5007
7 жыл бұрын
best Music 👍👍👍 Haaftaf maah Sanid tahiin
@bileyare5853
7 жыл бұрын
Waxii iga danbeeya liketa igu qabta
@XYoungKillerX
7 жыл бұрын
no more qabiil hadad necebtahay like isaar
@daauuzabdi5715
7 жыл бұрын
#ahmed__zaki way igu socotaa heestani wllhi cidhiidhiga iga yarey god job aptih ahmed inta iga dmpyzah apth liketa igu qapta
@abyaninanuur8253
7 жыл бұрын
naagtan idil barqad soo uma eka inta ila qabto plz like
@wiibtobiibto9752
7 жыл бұрын
Waa yara lul Mooday lkn waa ikanaa my tolkeey😍😍😍 Billahi waa igu banaan tihiin my team #Haataf Abdi well done my walalkey #Ahmed zaki well done my boy #Gabar Somali thank you 😍😍
@Xaliye2024
7 жыл бұрын
wooow heez shidan iga dhe 2,626 itaaba iga horaysay 4 saac dadkii habeenka gaadhka ka hayn jiray yutupeka maanta walaga badiyoo subaxb lasoogaliyay intii kasii danbysa like camira
@khaoshanosman1309
7 жыл бұрын
Axmed zaki caadi matihid Gabadha Caashaqa Ladaadihi 😍💕❤️👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🦋🦋
@bashiiromar3090
7 жыл бұрын
cimilada cimilada iga yaabisiyo codkiyo iyo hadalada hadaladan cakiran calool calool calosha ma heyn kartee ish calaa heees like igu deqa aan ka sal garo faidada ay ledahay
@khalidsahardid1056
7 жыл бұрын
Hit Hit Song. Ahmed & Mushtak wlayaaabay 💕✌
@wiilkaReerCigalle
7 жыл бұрын
heestan waxaa isku helay HAATAF STUDIO iyo SHEEGOW BISHAARA they are somali legends
@marshaal1234
7 жыл бұрын
mustaq abdilahi wan salamaya xaga jilista khatar baad ku tahay indr
@abdirahmanmadey3844
7 жыл бұрын
Ahmed Zaki waa sidaa ugaas ee hoosha hasocoto inta ka hesheyna like ta igu soo daadsha hadey tolnimo jirto
@qadarculujog7130
7 жыл бұрын
Libaax iga dheh Anoo kaa cad goosan karo hadana ceeyb kulama rabo''''''''"CIDHIIDHIGA IGA YAREE'''''''''' 💟💟💟💟💟💟
@naimaabdi3459
7 жыл бұрын
woooooooooooow😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍love it wallahi axmed zaki best styler ragga somaliyed oo dhan
@SamsungJ-tv7lo
7 жыл бұрын
wooow musgtaaq baa ka muuqateeee axmed zaki waa shidan tihiiin
@yunana2161
7 жыл бұрын
Samsung J3 haa Mushtaaq Weeyan
@hodanali5677
7 жыл бұрын
Yahudka focebok waa inaan u sheega in like tii loo raray KZitem maskinka waxa ma oga miya
@yarancidalacagtaleh6882
7 жыл бұрын
Hodan Ali ma oGa miskin Gaarsii😂😂
@ibrahimxabad8800
7 жыл бұрын
Hodan Ali manooli wlh waa iga qoslisay usheeg bal Facebook la.aan haka dhacdee hhhhhhhhhh
@fartuuntoinaowke5377
7 жыл бұрын
midba igu wareeriyay wan ka taga cirka qabo dheh wasaqa cirir man u tag haya anay igu socota tlhi hestn
@ubahabdi5980
7 жыл бұрын
hhhhhhh wad iga qoslisaay wllo
@maxamudliiban1795
7 жыл бұрын
culeys so kor dhay daacad baan u qoslay
@muhamedali4701
7 жыл бұрын
Somalian singers rent car ay hees ku qadan kaaga sii daran one person one billion heesto kuma jiro
@maryanruun3956
7 жыл бұрын
inta ila tagerta like igu qabta
@seidmuktar7081
7 жыл бұрын
he heee hestan aniga ay dhab iiga hadlaysaah.
@gobaadsharafehelkeed6719
7 жыл бұрын
Ahmed zaki fananka qarniga😍
@albashirabdi9438
7 жыл бұрын
wwww tob song Alfanan Axmed zaki ✌✌✌👍👍👍👍👍 ar inta magacis jecel igu jida sulka wan idin tuuga😃
Alustaat Karaama Mahmud waxa macqul ah in lugu cadabo maxaa u heestay 😂😂😂
@mmkiiko6224
7 жыл бұрын
Cajabo Aragsan saas ban is iri tolow 😀😅
@amiinkoosar6113
7 жыл бұрын
inab cadi mah . like isaar zxiipayal
@mohamedahmedomarrooble342
7 жыл бұрын
Ahmed ziki bes iga dheh yaakhiiyow naag intaa ka badan ha soo caan bixin way naga bateene
@mak.am9804
7 жыл бұрын
sweeet song
@kalidsharif9739
7 жыл бұрын
markaan isdhaho adaa ugu horeeyaba waxan arkaya dad 1h iga hor maray tolow miyay dhex seexdan ana hal like xata ma haysto
@zakigacal
7 жыл бұрын
hadane ma tan baad fanka kusoo biirin rabtaa AXMED ZAKI warshada fanka ASAL laxanka miraha IYO codka dabacsan intaba..
@MohamedSaid-km5ry
7 жыл бұрын
well Done Lipax 👏👏
@mustafemiami7520
7 жыл бұрын
nice hees 😘😘🎈🎈👍 intaa hestaa qabkeda ka heshay like ahahha waliba taboo uun dee waa qasabe
@whitephoenixofthecrown8523
7 жыл бұрын
Carriga aad jeceshahiyo, hooy-hooy, cirkiyo samada qabo, ciriiriga iga yaree.
@shukriali6996
7 жыл бұрын
AHMED ZAKI HUNO ILAAAA XUUNU KUMAAA EEG TO MANSHA ALLAAAAHHHH
@crazyguy2054
7 жыл бұрын
like qofkii raba ani hayla soo xiriiro😁😂😀
@eebacanodyare8861
7 жыл бұрын
ani leewaaaye 1 hadaba LA socda
@maxamedkheyre924
7 жыл бұрын
I'm from ictiraaf land.I like this song I'm not understand the the language but I love love Somali songs 🔝👈who can translate by English even so words ???
@zamiirahmed4256
7 жыл бұрын
wooow ahmed zaki hees daadaxa dheh xabduna wey shidantahee la yar saair dee
@adoontialle3364
7 жыл бұрын
Wall like ta ila booba manta dhan Lake ayan idin sarayee
@Qanciye11
7 жыл бұрын
wlhy Haataf heestan So Udubay Caadi Ma ahan Haataf Allow Kudaa Abid Noolow Wlkey
@Shebaz120
7 жыл бұрын
Wax kale tilaabo cusub ku soi kordhisay fanka zakiyoow hory u soco sxb
Пікірлер: 384