Kuma hadlo lahjadda mayga nasiib wanaagse in fican ayan ka fahmaa……… heesaha kale ee maxa katiri sibay uga laxan macaanyihiin.❤❤❤❤
@reyanshleroy1642
2 жыл бұрын
sorry to be so off topic but does someone know of a trick to log back into an instagram account..? I somehow lost the password. I love any tips you can give me
@ganeyxaamud3903
5 жыл бұрын
fiffa maay waa Luuqadayda aan aadka ujeclahay viva raaxanwayn
@shuceebxaaji1565
5 жыл бұрын
60 kii libeewa haayney calanaa lilowshey baraney 😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴 viiva af may
Wan kaxumaxay e dorashadii baydhawbo jinaay khayaanadii dorashadii xaranta axeed wan ka xumaxay allah ceelbadanaa allah all reer K J S in sha allah guul midnimo
@mwanzo0011
5 жыл бұрын
Jaajuumow fanan qaran iyo jilaa caan baxay wan ku taageeraa runti
Wiil Hubeer cali qofkii ugu horeeyay hubeer ah ad thy o an arko o qad istimaalo ani marka laiga reebo
@user-yz3cq2kd5l
7 жыл бұрын
Lkn yaa kuu sheegey
@hanadmerseysider5762
7 жыл бұрын
Wiil Hubeer cali wan kushiiriyay sow isku dhiig manihin hh
@wiilhubeercali3281
7 жыл бұрын
madka general waa iga qosol siisay wlh waraa Jajuumow oo Geledi ah haduu fanaan noqday Hubeer inuu dhageysto hees maxaa u diiday oo ka reebay ilbaxnimada la gaaray hhhhhhhhhhh
@ibrahimhassan1748
3 жыл бұрын
Erayada dhaxalgalka ee qiimaha badan Waxa sameeyey maskaxdiisa ka soo Maaxatay alle ha u naxriiste Abwaan Sahal Macalin Ciise
@maxamedmaxamednuu1563
Жыл бұрын
Thanks bro
@SA-dt2cd
5 жыл бұрын
although sad but every word document f this so song is so true
@kuusomuhdiin5499
3 жыл бұрын
Wadaniga hanolado
@addowjigre8851
7 жыл бұрын
Waw caadi ma eh jajumow salan sare
@abduqadirabdi4333
2 жыл бұрын
Kama dalo heestan
@mwanzo0011
5 жыл бұрын
Fananadaan heesta laqaadee magaceeda ishega
@MaryanRuun-mm4fl
7 ай бұрын
Safiyow
@SA-dt2cd
5 жыл бұрын
Damn this hees words r so true and wadani
@maxamuudcali7544
2 жыл бұрын
Best hees waanba ku haysta esh calaa hees laxan macaan
@zakariyezaki1694
5 жыл бұрын
Masha allaah maay dayna waa jeclahay
@Bashiradanbarre2024
3 жыл бұрын
jajumow fanan fanan dhafay
@salahsharif1957
4 жыл бұрын
Abukar jajumo❤️
@CaliXasan-dy2kn
Жыл бұрын
Waa Maa can heedet
@laylaahmed5072
7 жыл бұрын
#AMAANDHOOREY HEESTAAN LYRISKEEDA AYAAN RABAA EE INDAAN KA HELAA WALAAHI WAAN KA HELAY
@user-il6dl1lz6b
7 жыл бұрын
Layla Ahmed muxdiin a qaday aydo kaban ah
@warerkaxaajiqiilmawaaye
5 жыл бұрын
Anaa kuu soo qoraayo isla commentigaan baan kugu soo reply gereeyn doonaa walaalo
@Fit_lefty
7 жыл бұрын
wooow I like raxween language
@SA-dt2cd
5 жыл бұрын
mss fitness club it is not raxanween. it is Maay
@SA-dt2cd
5 жыл бұрын
My bad, Raxanween itself is very hard Maay
@bisharbadal7842
Жыл бұрын
Hhdhshh
@minxofiican5294
11 ай бұрын
Plz iska sax qoraalka luqada maay maay waye raxwein gaar uma lahan qabiilo badan aya ku hadla
@abdirahmanhusien6174
10 ай бұрын
@@minxofiican5294waaa sax
@cabdimacalin7636
Жыл бұрын
13.11. 2022 yaa ila daawanaayo
@boqoradakoonfurta8330
5 жыл бұрын
😍💪💋reer boqortooyo😘
@ilhammaxamed9329
3 жыл бұрын
sax waye ben ma ahan 😢😢
@mohamedsomali2229
7 жыл бұрын
Viva somalia. Lahjada afka mayga waan jeclhy inkastoo aan KU hadlin hadana waxan jeclhy inaan ka gaaro heer aan KU gabyo , ilaahow somalia oo nabad is jecel soo laabto dalwdnimo KU dhisan cadaalad Iyo sharci adag , qabiilka oo dhamaada kuna ekaato mid lagu abtirsado Lkn uusan Ahaan mid wax lagu qaybsado , , , ilaa zaylac dhanka galbeed ilaa dhanka Bari Bosaaso ilaa dhanka koonfureed kismayo ilaa baydhabo , beledwyne Iyo bakoool , nabad lagu canaa mala muwaadin kasta uu dalkiisa meesha uu rabo kaga noolaado
@user-il6dl1lz6b
7 жыл бұрын
Wadani wardheer umc
@abdirahmanyaya3969
7 жыл бұрын
Wadani wardheer wlai waaan jeclan laxen abowa lkn in sha Allah waan arki dona
@mohamudmohamed7886
7 жыл бұрын
Wadani wardheer alaylahee waad ka baxsatay jaajuumow hambalyo
@mohamudmohamed7886
7 жыл бұрын
hadaad doonaysid inaad Ku gabaydo AF may WAAd gaari hadaadgabar tahay vuurso non dhalad ah oo raaxawayn ah
@inaugaaswarfaa3751
7 жыл бұрын
Mohamud Mohamed Wadani erayga ah waxan u maleyni in uuna aheen dumar lakin wadaniyad aya dumar noqon kara guur kaliya laguma bartee meelaha looga hadlaba hadad tagto wa la baran kara ee wan jeclnahay inan baranee nasoo dhaweeya arirow hhhh
@abdiaziizmaxamed643
6 жыл бұрын
LONDON -BA Leelsheba Geewa Lansheeewa Lihaadsheey Ki Dhisi Cajab Waa Hees Qiimo Weyn Ku Fadhiiso Me From Ufurow
Пікірлер: 139