"Dadka qaniga ah waxey u lugeeyan si ay cunada ay isaga soo saran halka Kuwa faqiirinta ay u socdaan sid ay u helaan cuno" YAA ALLAH CAAWI KUWA AAN WAXBA HAYSAN ❤💙
@safachannel4040
4 жыл бұрын
Subscribka iisaara ilaahy dartiis iigu saar ana waan kuu saarey
@AbdukadirXayle
4 жыл бұрын
KZitem Leyda Somaliyeed Waxa Ugu Sharaf Badan U Alle Ka Doortay Waa Abahaa Mar u Masjid Dhiso Mar U Qof Xanunsan U Sadaqo La Wadago walaahi Waa Ahlu Imaan Masha allaaaaaah
@xaawasaalax3221
4 жыл бұрын
maasha allaah
@nurdinaxmed4790
4 жыл бұрын
Wllky nambar an kalaxiriiro iisheg
@AbdukadirXayle
4 жыл бұрын
@@nurdinaxmed4790 waxad Igala So Xiriri Karta 0613980890
@mohamudhussein1167
4 жыл бұрын
. ..
@mohamudhussein1167
4 жыл бұрын
J
@kingkeynaan6163
4 жыл бұрын
Masha allah abahaa waxaa tahay qof sharaf agtayda ka leh masaakinta dhibanayaasha allah ayaa u maqan qof walbo oo sadaqo dhiibato muraadkeeda allah ha u sahlo
@mohaaliofficial6283
4 жыл бұрын
10:21 saacadu markeey mareeso bal fiiri maamada mahadli karto lkn sida ey ugu faraxday ayaa ah mid uu ajar fara badan ku siinayo qofkii lahaa lacagtaas abahaa umada ayaa usoo baxday allow kaa ilaali cadowga
@saadaqmaxamuud6115
4 жыл бұрын
masha allaah aabahaa xooga allaah kuu dhoooro
@safachannel4040
4 жыл бұрын
Bro subscribka ii saar ilaahy dartiis
@AbdukadirXayle
4 жыл бұрын
Abahaa Waxa Tahay Ahlu Kheyr Allaha Swc Ha Kula Jiro Aaaaaaaaaaamin
@mamarijalkitchens7619
4 жыл бұрын
Amin amin amin insha adigana sidokale
@daahirofficialchannel
4 жыл бұрын
caasimada xamar walal subscribe iisar ado mahdsn
@daahirofficialchannel
4 жыл бұрын
@@mamarijalkitchens7619 walal subscribe iisar ane wan kusaraa in sha allah
@SahalDaljir
4 жыл бұрын
daahir official channel waan kuusaarey bro adna isoo boqo iisaar like iyo commentina iireeb
@abdulkaderaden9864
4 жыл бұрын
😭😭😭
@AliAli-uw3ne
4 жыл бұрын
abahaa sxb qalbiga Ayaan kaala jiraa sxb wlhi ma awoodo waxaan sadaqeesto ducadaba wasadaqee walalkeey balaayada allaha qabto waalidkaa iyo adigana janatul firdowsa allaha idinku kulmiyo insha allaah Alla wlhi maamada dhagoosha ah waad ka xaday ducada😭😭
@kaafishekhmohamed4450
4 жыл бұрын
Abahaa iyo dadka wax soo baxsatay allaha ka farxiyo miisaanka xasanaat allaha u saaro cadaabka allaha ugu dhowro sadaqadooda aamiin
Masha aallah abaha wa qof wanagsan aallow dhowr inti wanagsan
@ayancaday29
4 жыл бұрын
Wcs wall Abahaa Allah haku xafido ajar Allah kasiyo insha Allah
@nimcooslo1459
4 жыл бұрын
maama.nuurta jeylaane xaaldeeda manta waa wareesantahay in suuqa la ii toosiyaa rabaa marka Aabaha ka dhis hooyo funiya waa
@israibra317
4 жыл бұрын
Masha allah walaal key ajiir iyo xasanad allaha ka siiyo walaal good job
@gdvfdc6260
4 жыл бұрын
Masha allh abahaa ajir allha ka siiyo howsha wanaagsan e aad heyso
@AbdukadirXayle
4 жыл бұрын
KZitem Abahaa Hala Wadago Kheyrka U Wado All Somali
@mohamedmohamud4250
4 жыл бұрын
Mashaaa allah ajir allah kaa siiyo aduun iyo aaqiro waaa kala badan yahiin abahaaa dadaalka halkaaga kasiiwad hana kacaajisin wax laqabto mida ugu qeyr badan waaye sidaqado waxaa laga helaa cafimaad cumri dheer jeno aduunyo iyo mid aaqiro allah kula garab galo
@maxamedabukarkarama8724
4 жыл бұрын
Masha allah abahaa wlhi aadan ugu farxay maamada sidee ufaxarday wlhi ducada qofka lagaxado ayaa mid wngsan ah mamo faasho io wiilkedana allaha siiyo badal qeer bdn insha allah
@nawaalnalka168
4 жыл бұрын
maasha alaah 😥😥😥😥😥😥😥😥😥 Abahaaa wll ilahay waxa kaka barina adunyo iyo aqiraba muradkaka ilahay ha ku sahlo اللهم آمين يا رب 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@daadirxasan8921
4 жыл бұрын
Masha allah abahaa ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo samafalka umada
@drzamzamsuldandiriye2819
4 жыл бұрын
manshaa Allah wll illahaay ajaar iyo xasanaad hakaa siyoo, intii soo baxsataay illahaay badal kheyr qabo ha ugu bedeloo yaa rab 😭walahii wan qirodaaay yaa Allaah
Masha Allah abahaa guleyso sxb kheer allaha kusiyo masaajinta waxi losodhino si sax ah ayad u gaarsisaa ilaah ajir haka siiyo you tube leyda ninka ugu fiican waaye
@shukricumar6487
4 жыл бұрын
masha allah walal alle hakuxafido howsha aad hayso waa hawl wanagsan halkaa kawad ajar iyo xasanad alle hakasiyo
@maahirmuuse23
4 жыл бұрын
Aabahaaa muraadkaga allaha sahlo wllhii wan kugu taageersanahay hore usoco sxbky wadna ku mahadsan tahay
@mr.daadasportschanneldaadi3124
4 жыл бұрын
Ilahey qeyr ha ku siyo iyo inta kala qeyb ka shay amin
@axmedcalijimcaale3126
4 жыл бұрын
Masha alh alaha kugu badalo qeer inta wax dhibatay neh alaha u awal gudo
@farhiyamohammedhaji1644
4 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah ilahay kheyrbadan ha ku siiyo aamin aamin aamin yaarabi sida aad dadka u caawiso ilahay dhibka ha kaa daboolo
@mohamedgeesdir4005
4 жыл бұрын
Maasha alaah Abahaa Illaah kheer ha kaa siiyo
@warsamedacad123
4 жыл бұрын
Mansha Allah walalkey kheyr alle haku siiyo howl ficaan ayad umada uu heeysa alle haka ajarsiiyo
@maryanhappy5356
4 жыл бұрын
Walalaha wx heesta wx la baxa aniga wxan ahay arday wx ma heesto insha allah hdan helo wn la bixi donah aabaha ajir allaha ka siiyo
@ishqiharuun6787
4 жыл бұрын
Masha allaah ku dasho wcn qeer io cafimad allaha ku siyo
@adoontiiallaahbintuqadiija4027
4 жыл бұрын
Caasho abaayo Alle hakaa farxiyo adiga iyo idirisba Alle janadiisa ha kaaga farxiyo abaayo Alle waalidkaadana janada ha oogu farxiyo caasho maxamuud abaayo Alle hakaa farxiyo 🙏🙏🙏❤️❤️❤️😘😘😘
@adamabdirahmang936
4 жыл бұрын
This is the best kindness wish you forward sxb
@JeeyAnimations
4 жыл бұрын
Masha allah abaha allaha ku xifdiyo cadowga allaha kaa qabto
@naciimo83cali91
4 жыл бұрын
Masha Allah dad mudan ad sisay wlh adigane alle ajar hakasiyo
@ummaxamada4872
4 жыл бұрын
Abahaa Ilaahay ha kuu kaalmeeyo wof dhakhsiyad wanaagsan ayaa tahay
@Captainjees
4 жыл бұрын
Abahaa hoosha aad qabanayso madax wayne xata ma qaban wali sida ad dadka ugu gar gaarto adigana Allah kuu gar gaaro wll qaali
wlhi wallkey wan ilmeyay Arinka Aad sameysay e quruxda badan marna murugo ah dadka masaakiinta qofkii u adeega Allah ayaa ka Abaal marin dona insha Allah Abahaa adi & bahda maansan Aadaan idiinku farxay Alle kheyrka heydin wafajiyo insha Allah
Пікірлер: 414