Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍 Asad Hagio🔥
@nasiyosaid2190
Жыл бұрын
Asad wll muuqalkaan noosobadi👆
@maariyodoiman362
Жыл бұрын
Me
@ahmedmuhumed7998
Жыл бұрын
Next Soo qabo Cumeer Arimaheena IAMK iyo Laba gabdhood inta Sidaas jecel like✌️
@bashiiromar
Жыл бұрын
Wiilkaan macalimow waa nin maasha allah waxuu isku darsaday dhoowr arin , daganaan , aftahannimo iska hadlo hadalkiisu. Waa uu miisaaman yahay , maasha allah
@caashokiin7600
Жыл бұрын
Inta ila jecel🙈 in ciyartan lagu soo celceliyo hbn kasto 🤣🤣🤣
@mohamedise6864
Жыл бұрын
Allaahu du har en trilion i 4or your mobile tjenester som en feit faen Zakariye du kommer til å si april i m sorry song og så var det en feit faen Zakariye du kommer til
@rahmohasan
Жыл бұрын
😂wlhi wanka helay caajiz malahan
@abdifatahyare8825
Жыл бұрын
ǫ
@fathiceshfathicesh5443
Жыл бұрын
Ani mcnto🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caashokiin7600
Жыл бұрын
@@fathiceshfathicesh5443 🤣nogu soo celceliya dheh🤣
@abdalle7191
Жыл бұрын
Waa ciyaarti ugu xamaasada iyo qiyaanada badneed dad wada caqli bdn sida ceyda moalimuu iyo fowsiyo moalimu iyo fousiyo iyagoo tuuge ah ayee go aminayaan ciyaarata what a qiyaamo😂😂 cabdullahi iyo najmiita bes so badal sedexdaan so celi inta igu ra yiga ah ismuujiya ✌️ Mida kle ceeyda ciyaarti sami finalka ee sedexdooda ahaayeen wuu ku saxnaa inuu ataago moalimu maxaa yeelay goanka coyaartaba tuugadeey gacanta ugu jirtay 😂😂 markaso kale hadaa ogtahay xitaa waku qasbantahay inaad dulmi shacab sameeso hadii kle adaa lagu dulminaaye😂😂😂 war ilma adeerayaal caawa waa game ki ugu xiisaha iyo xamaasada badnaa taktikana leesku adeegsaday😂😂
@abdirahimsalman8699
Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE 🙏
@hamda6564
Жыл бұрын
Haa wlhi moulimuu iyo fawziya si maskixiyan ah u ciyareen iyagoo tuug ah hadana lama dareemayn😂😂😂
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@abdimaalikmohamett4328
Жыл бұрын
Aamiin Aamiin wllo
@Esrauptillahi
Жыл бұрын
Aamiin byo mcn dhamanten
@ifraaxsanaag7313
Жыл бұрын
@@Esrauptillahi amiiin tnks sdkle adna wlll🥰🤲
@nagwamahdi6964
Жыл бұрын
Amin ya rabi
@fathiceshfathicesh5443
Жыл бұрын
Amiin yarabi mcnto
@ilhaanilhaanhassan9868
Жыл бұрын
Allow ramadaanka nabad iyo caafimaad nagu gaarsii🤲🤲
@naciimasaciid7674
Жыл бұрын
Aamin inshlh ❤
@ashaomar6719
Жыл бұрын
Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
@muxudiiinfaysal4219
Жыл бұрын
Asadow maclimow soobadi funny 😂 😂
@abdirahimsalman8699
Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE 🙏
@abdikanidilix8439
Жыл бұрын
Ceyda markii hore isaga ahaa mastermind ka team ka blse wiilkan cusub marku kuso biiray ceyda mesha waxba kuma hayo. Mocalimuu mastermind waa ku wataa lipx 🙌🏾
@zeylicimohamed8154
Жыл бұрын
Wax garage bthy
@rahmohasan
Жыл бұрын
Aad iyo aad😂
@iqrakediye2777
Жыл бұрын
Rufiyaan
@sumayociise1221
Жыл бұрын
Gameka waku ciyarteeen Mocalimoow inuu is fashilo maheen inuu tuuk ahaa inuu is sheego maaheen😩
@mohamedfarah7864
Жыл бұрын
si kasta video gan be dib u daawan lahayen 😂
@sumayociise1221
Жыл бұрын
@@mohamedfarah7864 maya waxa ka hadlaya intee ciyarta socotay
@wehelashaq3368
Жыл бұрын
@@mohamedfarah7864 intee Ciyaarta socoto ayaa laga hadlayaa Sidii xeerka u ahayd game kan
@wehelashaq3368
Жыл бұрын
Aad Iyo aad Wuu qaldamay awal majirin sidaas Waa qofkii uhoreeyay Ee Ciyaarta dhexdeeda is sheega Takale game ka way kudheeleen hadal badaaaan mafiicno Takale badi magaranayaan game kan qaabkiisa hal qof baa focus ka lawada saarayaa qofkastaa Caqligiisa oo dagan ma adeegsanayo
@nimcodeeq7679
Жыл бұрын
@@mohamedfarah7864 intay ciyaartu socoty qofna ma agaadeen taatikada qofka kale haddii la isqarinlahaa. Qofka lagasaaro game ku marku baxo waa intoos loosiiwadaa game ka tuuga in la fashilo maaha
@faadumomohafaadumo7498
Жыл бұрын
wlllhi maclimo fannuy waaye asado 🥰🤣
@Rahmiita
Жыл бұрын
Macalimow wn ku hesta Aqli iyo daganan ka muqato jah ❤😂
Macalimow jilinka cup in lagu siiyo wye wlh shitt kulahaa😂😂😂
@rahmohasan
Жыл бұрын
Macalimo iyo fosiya wa laba legend😂 iamk iyo arimehen ubalami asadow😂
@bisharyasinwarsame3836
Жыл бұрын
Asc wllkay qaaliya Asad Hajio Waxa aan Codsanayaa in Barnaamijkan lagu soo Celiyo wali la keeno Dadkaa aan Halkaan Ku sheegayo suu Game u adkaado 1 . Macalimow 2. Ceyda 3. IMK 4. Arimaherna 5. Foosiya Waayo Game Foosiya iyo Macalimaw Waa dad Si wacan isku Difaaci kara Marka Hala soo Celiyo Team 27 Codsigaa baan rabaa
@camper7664
Жыл бұрын
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar 💕الله💕
@muhdabdikadir4297
Жыл бұрын
Macaalimu is the master mind of this game but he failed us two times.
@abdilaahihassan9701
Жыл бұрын
Sheekhxuseen
@Siciidbashaash
Жыл бұрын
Subxanallah wall qali heesa wad sher gareysa magaca xabiibkena mohamed scW sCW sCw elike & like sar like &
@Sales556
Жыл бұрын
Tuuuuugi ugu horreey ee gulesty 😂😂😂😂 keep going tuuuuug 😂🎉
@bestrong5233
Жыл бұрын
Moalimuu KZitem furo talent leedahay maashaa Allah
@rihaamahmed6288
Жыл бұрын
Gabdha aa ka aragti fcn willsha uf macalimo gabdhaha inaa maqashid aheed😇
Aniga ahaantayda walaal Asad labada qof ee ugudanbeyso waa inlawaraysto markas ayuu game kufican yahay guulayso marwalbo ilahayna cafimaad taamah hakusiyo Ameen 🤲🤲🙏🏽
@sahraaxmed183
Жыл бұрын
Ana ku salino nabiga scw scw scw scw 💓💓💓💓
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@iamibraahiim
Жыл бұрын
Yes yes it's very important to talk to the last two person in the game coz waa in laqiimeeyaa dhadhan maleh hadaysan hadlin sida caawa oo kale. This is the best game I've watched for while ... for more plz 🤍
@mohamedise6864
Жыл бұрын
Sidee loo way home to be ingenting hos dere 99kr x18
@ahmettyareh922
Жыл бұрын
Scw
@ahmettyareh922
Жыл бұрын
Scw
@zainapcheajo2329
Жыл бұрын
Macalimow legend💚
@maryanxuseen9269
Жыл бұрын
M a waa Qatar sidii hore noguwat
@khalifadonut968
Жыл бұрын
Part 4 sosame walal asad macalimow kusudar eyo ayanita eyo King ceyda eyo najmita eyo comer walaka wacose
@ashaomar6719
Жыл бұрын
I don't agreed Maclimu maskax ma isticmalin markii ugu dambeisay gabadha ayuu ciil u qabay sideey u qayaantay asagoon fakerin ayuu ciilkii gabadha kula dhacay.
@hamda6564
Жыл бұрын
Macalimuu isagoo tuuga ayuu izka dhigay nin cabdale ku khaldamay 😂😂😂
@Dhamestiran753
Жыл бұрын
macalimow wa legend wlhi😂😂
@abdirahimsalman8699
Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE 🙏
@ibraahinxasan2760
Жыл бұрын
Cayda qofkii ugu horeeyay we game Kan KU guulaystay lucky boy
Game kaan macalinkiisa waa macalimow iyo ayaaniita
@abdirahimsalman8699
Жыл бұрын
WALAL QALI ISOO BOOQO KHEER ALLAH KU SIIYO 💯 👏 🙏🎊
@despoilerkid6639
Жыл бұрын
legend asad i love u brother ❣️keep going 💘m.a
@mohamedise6864
Жыл бұрын
Sidee loo way home to be ingenting hos dere 99kr x18 ga ganger fakturaer ligg i strex måde og Anab Mohamed Hirsi kommer å hente de er du såm komer når du har tid og gi meg beskjed når bussen kommer til å si april i m sorry song og så var det en feit faen Zakariye du kommer til å si april i m sorry song og så var det en feit faen Zakariye du kommer til å si april i år og vet ikke hvem gjorde dette til å si
Пікірлер: 1 М.