Allla Waaan Qiirooday Wlhi Alle Ha Isku Kiin Barakeeyo Dumashi Bilkhyr Iyo Xajigeda Yuusuf Xaybro Isku Waara Ilaahy Ubad Baariya Ha Idinku Irsaaqo From Somaliland ❤💬💚
@MOHAMED-zc6bg
3 жыл бұрын
Ma reer burcaad tahay 😐
@salaxmuuseweheliye8251
2 жыл бұрын
@@MOHAMED-zc6bg reer ceerigaabo weye
@mustafeyuusuf8677
2 жыл бұрын
MANSHA ALLA AAD IYO AAD AYAD ISUGU QURUX BADAN TIHIINE ILAHAY HAYSU KIIN DAAYO YUSUF IYO MARWADISA BIL KHAYR. DEE LAKIN MAR NAGU SOO BOOQDA JAMHURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND GAAR AHAAN CASIMADA HARGAYSA INSHA ALLA
@bilyandhaan7379
3 жыл бұрын
Masha allah adeerkay qaali yusuf adeer farxad ayey ii ahayd in aan agteena joogo oo aan waqti fiican idin la qaato famligayga quruxda badan ilahay cimriga iyo caafimadkaba haku dheereyo adeer qaali eedo jano duniyaa afar dhaan idin jecelahay farxadiinana wan jecelahay 💖💖💖💖💖💖
@yousufdirie3110
2 жыл бұрын
Asw
@subayda6846
3 жыл бұрын
Mansha allah yusuf waa wiil qiimo badan dadkuna wey jecelyihiin ilaahoow cimridheel iyo caafimaad sii reerkiisa iyo xaaskiisa u barakee walaahi Bilkhayr waa gabar gob ah Yusuf ilaasho oo adkeyso insha allah Bilkhayr janno aduun 👑💕😍
@sabahali1605
3 жыл бұрын
Maansha Allah hambalyo hambalyo dhalsha wacan yuusu
@xaliimojaamac2422
3 жыл бұрын
@@sabahali1605 🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️
@drsayana9611
3 жыл бұрын
Waxan dareemyaa lamanahan in jcylkoodu dhab yhy waayo kma muuqato wx kabadbadisa iyo iska dhaadhicin fara bdan daren dhba ba ka muuqata ilaahy ha isu barakeeyo 🥰🥰🥰🥰🥰
@leilaabdi3486
3 жыл бұрын
Mashaa Allah walaalkay Yusuf xaybaro iyo my queen bilkhayr jano waa marwo sharaf badan Yusuf xaybaro adiguna qof akhlaq wanaagsan baad tahay waad isku qalantiin isku waara abid hanbalyo walaalkay Yusuf xaybaro inta noloshaada ka hadhay farxad,caafimaad sariicana,cibaado taam ah allaha ku siiyo waanu idinla faraxsan nahay guulaysta abid keep going ❤️❤️💙😃😃
@elmiabdullahi1960
2 жыл бұрын
Yusuf Xaybaro iyo Marwadiisa Bil Kheyr Axmed. Waa qoys Soomaaliyeed waxano leenahay, Guulaysta Bravo !!!
Happy birthday 🎂 walalkeey yusuf xaybaro Mida ugu daran ee dumarku caro ku dareemaan waa naag in lagu labeeyo! Plz naag ha ku labeeyn bilkheyr jano waa hadaad rabto caro inaadka dhowrto🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ismahanhaji7700
3 жыл бұрын
Masha Allah Illaahey ha isku kiin xafido qurux qurux saas isku qurxoontihiin Illaahey ubad kheyr qabo Illaahey dhexdiina Allah dhigo
@Sca311
2 жыл бұрын
Hanbalyo yusuf haybaro adiga iyo xaaskaaga sanad guuro wacan
@halimamohamed7431
3 жыл бұрын
Illahay ha isku kiin daayo awlaad saxalna Illahay ha idinku irsaaqo jano aduun iyo aqiro alaha idin siiyo mashaa allaah ayaan idin leeyahay from Canada
@sacidoxeydar103
3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allaha idin xafido in badan Bilkhery ahmed iyo yuusuf xaybaro Dhalasho wcn
@bisharoabdulahihassen6755
3 жыл бұрын
Happy birthday 🎂 dumaashi Yusuf MAA SHAA ALLAH beautiful❤️ family qurux badan ayaad tihiin isku waara abid
@alfajristationary1392
3 жыл бұрын
walahi waan qiirooday inta ila midka ah is muujiya mansha alah
@amiirchannel3646
3 жыл бұрын
MASH.ALAAAH Tabrikalaah ubad kharqab ale hadin siiyo mom
@sahrasaladnor7715
3 жыл бұрын
Masha allha happ brithday yusuf haybaro isku wara walhi wa sapares quruxu badan bilqeyr gulleyso oo gesiyal ku curo alpi
@rinaadahmed290
3 жыл бұрын
Bilkheyr janoy wn iska jclhy wlhi gabar nolosha wax ka taqan waye abaayo isha xasidka rabi ha idinka hayo 🥺🥺🎈😍💕
@nasroofficial3239
2 жыл бұрын
From bilqayer hamblyo hamblyo hamblyo dumshika yusuf xaybaro sanda wacan Allah ku barkeyo cimriga
@shamsoaden7450
3 жыл бұрын
Masha Allah lamanaha ugu dacadsan batihiin aniga xageega yusuf waa nin qiimo badan bilkheyr adigana sidoo kale Allah Waxaan kabaryayaa heesaha idin ka hanuuniyo amiin
@hoododeeq9311
3 жыл бұрын
Masha alha hanbalyo hanbalyo hanbalyo ale ha isukin barkeyo ubada Khara qaban kala hela bilkhaya ahmed iyo yuusuf xayabaro
@saida-sagalharoun6888
2 жыл бұрын
Masha allah kolkii hore kumaan xidhnayn channel ka laakiin cisho dhawayd ban ku xidhmay iyo channel ka yusuf xaybaro iyo nala farax ba. Walaahi aad ban ula dhacay jacaylka bilkhayr iyo yusuf xaybaro aad ban idiin hambalyaynayaa... jabuuti ban idin kala socdaa reer jabuuti na wan ahay... aad ban idiin daawadaa runtii... ilaahay ha isku kiin barakeeyo
@haibeim7582
3 жыл бұрын
Waxa iga TALO ah Jacaylku waa wax khaas ah calashan private. Markaa indhaha xaasidku way badan yihiine qarsada nimcada Alle idin siiyey. Waan isla kiin jeclahay runtii. Isku waara waa maalmo duniduye
@fatximohamed4770
3 жыл бұрын
Mash allh hanblyo wll Yusuf and marwadisa
@naimaali9345
3 жыл бұрын
@@fatximohamed4770 QAEEQSAQAWEWWAEESQQź
@fin5823
3 жыл бұрын
Waa run walaahi odaygaygii ilba nakala kaxaysay qarsada jacaylkina
@tijaabo12chanel73
3 жыл бұрын
Masha allah wllky yuusuf iyo dumaashidy bilkhayr isku waara❤❤❤
@jamiilajanno6204
3 жыл бұрын
Mansha allh hambalyo hambalyo wllo yusuf xaybaro sanado badan jir oo jog dhisma oo dhaqma lamane qurux bilkhayr janno gabadha illa magaca Marna ii dumashiga iyo wllky yusuf madaxad ii sarantihiin 💑💑💑💑❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👋👋👋👋👋
@saabiriinshiiqow486
3 жыл бұрын
Happy birthday day cimri dheer iyo cibado suban Allah ku siiyo bilkhery jana aduun magac anga nh waa laqebsanenaa Yusuf qof wngsn thy Allah ku xafido abyo adga istaad yuusuf xebaro
@jamiilajanno6204
3 жыл бұрын
Mansha allh wad isku nuuray sane isha xasiidka alle haydinka hayo lamanahaygii quruxda badnaa yusuf xaybaro iyo dumashi bilkhayr janno❤️🌹❤️🌹🌹💑🌹❤️🌹💑💑🌹❤️ from hargeysa💑💑👋👋👋
@najma8198
3 жыл бұрын
Mashallaah 🎉🧨hamblaayo 🎁🎁Hamblaayo isku waraar waa labo fanaan da yar reer muqdisho love ❤❤😍😍💙💙🧡🧡🧡👑🌹🌹🌹👑
Mashaa Allah wllky yuusuf iyo wllshy qaali Bilkhayr alle haysu kiin daayo
@maxamedkalshale8311
3 жыл бұрын
Hamblyo hmblyo hamblyo yuusuf xaybaro sido kale ilahay haku daayo xaskag jano
@maxamedbaashi1674
3 жыл бұрын
hambalyo hambalyo walaalkeena yuusuf xaybaro iyo dumaashi bil khayr isku waara ubad khayr qabo kala hela happy birthday
@queenoftheyear2477
3 жыл бұрын
Masha allh bilkhayr waa gabar afgaaban daacad ah intaan ka arkay sido kaleeto yuusufna kama uu liito allh isku kiin daayo yuusuf qof nasiib badana tahay is ilaalsada walalayaal awlaad khayr qabta allh idin kala siiyo sanadka sanadkiisa insha allh❤
@xamdayaasiin8163
3 жыл бұрын
Ameena qali bilkhayr io Yusuf xaybaro
@saadiaahmed3265
2 жыл бұрын
Brother yussuf keep going with your familly and long life with your lovelly familly
@marwamuuse779
3 жыл бұрын
Hanbalyo wall yusuf sanadguro wanagsan sanado badan jirin wall bilkhayr ale hadin xafido isku duqobo❤❤❤❤❤👏👏👏👏💝💝💝💝❤❤❤
@amaalsiciid403
3 жыл бұрын
Masha Allah reerki jira ee jooga ilahay ha idinka dhigo wll bilkhayr walahay aad ayan ku jecelahay waxad tahay inan yaro fariida waarya xaybaro hadanu isaaq nahay wanu ilaashana bilkhayr ee ha dayicin waa nimco yar oo ilahay ku siiyay ee ilaali ilahay ha idin xafido il xuni idinma aragto wada noolado nabad ku waara jacaylkana ha keenina shaashadaha waayo dadki masha Allah ayaa ku yar wan idin salamaya idinka iyo tiimkina oo dhan
@sahracisman4351
3 жыл бұрын
Mnsha Allah 😍ugu yaraan toban jeer wan dawaday janiski aan comments KU bixin lahaa Ayan KU waayay qiirada aaad i galiseen mnsha allh il xun idinma aragto isku waara ubad qeyr qaba kala hela 💏 sand gurada danbe wn idinkala qeyb gali donaa isha allh❤️💋🌹🌹🌹
@safiyasalmoon8730
3 жыл бұрын
Hmblyo hmblyo wll yuusuf isku waara abid🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sacadkaabe7179
3 жыл бұрын
Maansha allaah Hambalyo hambalyo yusuf xaybaro iyo 18 may ba❤🙏lamanaha aleh ha isku kiin daayo alehna cimri dharar iyo caafimad qab ayan idin rajaynayaa Wllkay yusuf xaybaro iyo dumishaday bilkhayr jano aleh ha ku sharfo dumashi qoys qurxoon oo ku dayasho mudan aleh ha idin sharfo ❤🙏❤ Tageero buuxa idin ahay From hargeisa ❤
@abdulaahiahmed1085
3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo iskuwara ebed insha alah
@cashacali517
2 жыл бұрын
Maasha Allah Habalyo Habalyo Maasha Allah walahi walalakay qali iyo walashay qali waan idin jacelahy walahi Maasha Allah
@sawdaabdi7837
3 жыл бұрын
Mnsha allah happy birthday to you xeybaro alle ha iskn daayo adiga bilkhyr ba ❤️
@yasiryonis989
3 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful family 👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦👨👩👦❣️❣️❣️❣️❣️
@anabapple3411
3 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay ha isu kiin daayo awlaad saalixiin ahna haydin kala siiyo allaah raxmaanka ah
@nadrajaamac9348
3 жыл бұрын
Masha Allah yuusuf dhalasho wacan wllkay iyo dumashi hargeysa nagu so bokhda insha Allah sanad guuradi arooska aan idiinku dhiigne
Yusufoow way kuu hagarbaxday habaryarteey ee adne dhankaada ka tiiri. Farxad ku noolaada labadiinaba. Great family! Intaas kala go’ynta Somali ka’daa Yusufoow, siyaasad ha galin fanaan la jecel yahay ayaad tahay.
@maryandekha6336
3 жыл бұрын
Masha allah bilkheyr gob iga dheh iskuwaara adi iyo dumashi yuusuf 🥰❤❣⚘
@mahadmutawakil7765
3 жыл бұрын
Masha Allah wllo bilkheer axmed ustaad yuu suf xaybaro hambaliyo baan idin leeyahay wllo iskuwaara waligiin
@sahraabdullahi9728
3 жыл бұрын
Mnsha alh bilkhar abayo ilhy haku xifdiyo adi iyo sowjkaga farxdada waa teena waxan daremyaa in calosha bibi ku jiro ilhy haidin siyo awlaad slixina امين يارب العالمين اللهم آمين
masha allaha lamane kudayasho mudan ilahey ha isku kin barakeyo abowe abayo farxad iku noloda cimrikina inta ka dhiman isha xasadkana allah idin ka hayo isku faraxsanada awadkin ubad qer qaba kala hela insha allah💋💋💝💝💝💞💞💯💯🎂🎂🎂🥂🍴
@salmamohammed6721
3 жыл бұрын
Alla ha idin barakeyo abayo bilkheyr iyo yuusuf 💗💓💯💯
@hafsaxidiigofficiale305
3 жыл бұрын
Habalyo habalyo yusuuf xaybro indero qali🎁🎁🎊🎊❤❤💯
@humerahajinur3781
3 жыл бұрын
Asc maasha alah farxadaad ku ciida dadkii isku waara awlaad kheyr badan iyo cimri dheer cibaado leh alah idiin siiyo amiin yaa rabi🤲🤲🤲buon compleanno maasha alah waa nin wanaagsan bilkheyr abaayo dhagaaleyso waa nin wanaagsan
@aadanisxaaq6924
3 жыл бұрын
mash alha hamablyo bilkher alha ha ku xafido
@Lekebil
3 жыл бұрын
Mashallah familie qurux badan hanbalyo ilahay idin xiftiyo
Masha Allah Happy 18 may And happy brith day Yusuf xaybaro Thankz dumashi 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 💚❤💭🙏🙏🙏🙏
@nastehocumar6312
3 жыл бұрын
Mansha allah yusuf dhalasho wacan sanado badan jog iskuna wara waligin Waxad tihin lamano quruxbadan Illahey haydin hafido ubad bariyala haydin kala siiyo 💕❤❣❣ Ilaashada gurigina iyo jacaylkina 💞💞
@ikraanistabraqcabdi2910
3 жыл бұрын
Wan ku farxay wllhi allaha iskukiin daaye yuusuf xaybaro iyo bilkhayr axmed qalbiga ayaan idinkaga duceeye guulaysta lamaanahaygii ❤❤❤❤❤❤💯💯💋💋💋💋
@ikraancaabi5707
3 жыл бұрын
msha alh hmblyo. Gob io Nasab ba is helay Bilkhayr jano io saygeda xaybaro illahy awlad bariya ha idn siyo illahy rerka ha idn barkeyo my fmlly 🥰
@mohameddhoolgu7299
3 жыл бұрын
Masha allah isku waara yuusuf iyo bilkhayr. Waxad tihiin family Quruxeey badan. Same kuwaara Kala hela ubad khayr qaba. Aamiin
Пікірлер: 868