Xaa kaa galay ninka watow meehaan badow nimo ha la imaan ninka hadlaya waa taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise oo aqoon dheer u leh taariikhda soomaalida, barnaamijkaana wuxuu ka baxay laanta afka soomaaliga ee BBC-da... marka maseyrka dumarka ayaa lagu ogaa ee taariikhdan oo kale haddii ay awoowayaashda kaaga tegin iska dulqaado, kkkkkkk
@cumaryare6196
3 жыл бұрын
Usheeg runta hhhh
@xisaabbarasho8447
11 жыл бұрын
biimaal dhulka iska leh dadka ka soo duulay gobolada dhexe meeshooda ha ku noqdaan. biimaal waa dad la yaaqaan meesha ay Dagan yihiina waa layaqaan.
@halawasho1
11 жыл бұрын
habagidir 23 sano dad amusnaa ayey hada hurdada ka kicisey marka wey ka heysho ayeey leydahey waana tagarsanahey hadanu nahey sure
@abdisatarelmeilqeyte9807
4 жыл бұрын
Shirib kamid ah Hubkii ay kulla Dagaalameen libaax-yadii Beesha Bimaal Gumeysigii Italy Dhoobee dheefle waa dhuntii yaa dhanaane dhicihaayo, dhalanyeradii dhamayd aa dhanaane dhicihayso, intaad dheeshiyoo dhug beeshay maad dhanaane dhicihee ,dhanaane miin dhiciwaayo dhuuwadayda dhalaaqo waaye, dhuuwadaada miid dhalaaqdo, dhinixoo yaa dhalaayo, dhinixoo aan dhullahayn intee lagu dhaqaa’.
@abdullnuur
11 жыл бұрын
Bimaal waxu leyahay Gobalka Sh/hoose,, Bilada Taarikhiga ayey heystaan Bimaal..you shul'd no that
@lovemusic2187
11 жыл бұрын
He's my awoowe :D . On my mothers side :D. So proud
@Himila55
11 жыл бұрын
geesiyasha bimaal oo dhulkooda xoreystay
@mahmudsharif7314
11 жыл бұрын
Siwiro gacmeed ku la haa waa dagaalki dhaxmaray biyo maal vs Italian ku lahaa kkkkkkkk
Masha allah viva Beesha Biimaal Maxamed Allow Cadowga ka Qabo Insha Allah
@xisaabbarasho8447
11 жыл бұрын
waxan maqli jiray ninkii iswaalaba waabiyaa hela- waxaan ka baqayaa habar gidirtaan gobolada dhexe kasoo duulay in iyagoo cago cad ay orod ku soo galaan cadaado iyo maamulkan xin iyo xasrad iyo meelahay ka soo duuleen.dhul boobka 22 kadib ay habar gidir rabto ilaa hada wan ba yaabanahy
@xasannoor8674
9 жыл бұрын
Xaakaa galay kan wata Dameer dhuusa badan baad tahay ka maseer taariikhda Biyamaal taliyaani baad naagahaaga ka iibsan jirtay xiligaas dawo dhilif Taliyaani baad ahayd
@TheArrivederci2009
11 жыл бұрын
Runta manii la rabyo Biimaal Tuugo waaye warkoorana waa leeska ogyahoo Daarood aa soo waalooya Shabeelha hoose Hawiye aa iska siiba Abgaal
Пікірлер: 26