Waa run heesta amxaar sembari waa amxaar oo axsan Deeganka soomaalida looma hayo
@MohamedAden-vo5lj
15 сағат бұрын
Ka xuraaba gumeeysiga yuhuuda madoow ee africa Etiopía waxaa isweeydiin mudan mexeey tahay waxa aan tikreda ama oromada ama amxaarka aan loo dhicin oo kaliya la dhaco hantida ganacsatada somalida
@maanraactv
14 сағат бұрын
Jawaab looma hayo
@NewsFusion24
2 минут бұрын
Dee way ka iska celiyaan, soomaalidu waa fulay, ayaguunbaa isku xoog wayn meel kasta oo ay joogaan iyo qolo kasto oo ay yihiin, laakiin markay timaado shisheeye, aad bay uga baqaan.
@ahmedsuldan2498
18 сағат бұрын
Taas waxaa ka daran hotel oo dhan waa la duminayaa Oo meel baaskiil maro Ayaa laga smeynayaa
@maanraactv
18 сағат бұрын
Faahfaahi xogtaas walal adigo mahadsan
@AminoHussein-c3e
18 сағат бұрын
Allow kadulqad shacabka DDS io dhaman soomaaliweyn insha allah 😢😢.
@Maxamed-p9e
18 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂heestaa markaan maqlo
@ahmedabdullesheikh6068
14 сағат бұрын
Dadka dds waa korobshin oo dawlad ma ogolo
@abdillahiosman1770
14 сағат бұрын
Tuuknimada ayey qayb kayihiin kuwa maamulka ayaa qayb ka ah dadkiina waxay ku odhanayaan axmaaraa idinhaysata.
Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye
@AnyaaleXabashi
6 сағат бұрын
War madax waynuhu lanbar muuna sanlahayn maad ugu ridaan
@saynab7503
Сағат бұрын
mw mustafe hada wax fiican buuba u ekyahaye maxaa si ah oo uuna uga hadlaynin waxa is qaban la bookable iyo in mustafe hada leeyahy awood ay kaga u ikaraan itopia oolaleeyahy liyuu boliis baa meel walba haysata itopia waa laga cayriyay Mason dhax mari karan dhulka somalida iwm beentaasi say ku socon kartaa oaa loobobi karaa haday run yihiin War waxasi waa wax dadka lagu seexinayo itopian manikin mana noqon doono taniyo hada iyo hore ilaahow noo hiili
@yasiinmohamedyasiin2449
Сағат бұрын
Yaaxya siinwar muxu uu diu
@ayaanlecabdiraxman3568
8 сағат бұрын
Been uun ha noo sheegina hada ogaada oo dhibaatada soomaalidana wax kaga dar abiye waa lagu nafisay si wayn baa looga raystay tplf hadase waa sisi oo sidii maha oo soo arooriyay jigjiga oromo laga xukumo 😢😢😮😮😮😮😮😮
Пікірлер: 21