Dhulka waa raqiisay ee sidaas ula soco,waxa aad sheegeysid cid siisaneyso ma jirto.Qiimo goan ma jiro ee heshiis baa jiro ee sidaas ula soco.mahadsanid.
@abdullahihajimohamed8442
6 күн бұрын
ASC FADLAN DHULALKA AAD SOO BAN DHIGTO U SAMEE NOMBARO SI AAY KUUGU DUDUDAATO DADKA KUGU XIRANA AY U FUDUDAATO thanks
@abubakarsadiiq6131
6 күн бұрын
Masha Allah walashey wax yar salaanta islaamka bilowga iska sax, qaladna ha u fahmin, dhoormaraa arkay adoo leh "Asalaa calaykum" inkasto waraxmatullaahi wabarakaatuhu aad gadaal ka raacisid lakin inta hore bis sax, boobsiiska lee carabka kaa xaday maahee ula jeedo kaama ahan lakin in lasaxo aa ka sii fiican
@MusaMunyiva
6 күн бұрын
Xaafadan goofley kaliyaa degan
@husseind7942
6 күн бұрын
Masha Allah.
@kawakibkawaakib7234
6 күн бұрын
nusbooskan suuqa ayuu yaalaa asigoo weliba qiimahaas aad ugu sii yar. Walaalo intaadan video soo gelin qiimaha sifiican iskaaga fiiri haddii kale dadka badan oo kugu xiran weey kaa aamin baxayaan markay ogaadaan qiimaha uu suuqa ka joogo.
Пікірлер: 15