Masha allah gobta Habar awal naga gudoma geela from Habar jeclo ❤❤❤❤ isaaq nimo raga isaaq Hablihiina sharafta leh geel ka bixiya
@ibraahimSulub-zm3no
Ай бұрын
SIDAASU SULDAAN NOOGU NOOGU YAHAY Suldaan sabayste suldaanka dhabta ee subeer awal
@maxamedcqaadir8787
Ай бұрын
Masha Allah iskuwaara ubad qarbadan alle hasiiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vt7fk1kx1k
Ай бұрын
Maasha Alla Hambalyo, waa dhaqan kii wacnaa, Sidaa Gabdhow isu qiimeya! Nin aan 200 Boqol oo Geel ah iga bixin waa iga xaraan in aan Guursaddo❤ Lax waliba shilal kay is dhigtaa Lagu qalaa!
@Jaalejaale12
Ай бұрын
kawarn ajaanibta digaaga idinku xareesta ? duni waxa la marayaa aad qiimo beesheen oo laydin yaqano cheep and clean , anigu aad baan ugu mahad naqanaa jaanibta saa waxay na tuseen qiimahiina iyo sidaad joogtaan
@proudcitizen4883
Ай бұрын
@@Jaalejaale12 Waad Xanuunsanasaye Alle Xaqqa hakutuso Bes
@MohamedYousuf-zo2mt
Ай бұрын
Gabadhan la bixinayo aabeheed ayaa Hargeysa kala badh lahaa wll oo waa qoys hantiileyaal ah. Hadaanad hantidaas oo kale lahayn ha isku dhererin ee dantaada raaco😂 birds of a feather flock together.
@mukhtaribrahim3 malaha inantu waa reer axmed ee maaha cabdale sacad?
@MohamedYousuf-zo2mt
Ай бұрын
Inantu waa Nuux Ismaaciil wll
@proudcitizen4883
Ай бұрын
Waygakaftan intaasina😊
@jamalibrahim2472
Ай бұрын
Xaaraami xaar madoow Waa lacaagtu xasan shiikh so siiyeey somaliland la yiidhi kuso duumi geel xaraan ah weeye gabadha yaan la diin
@iidxasan5453
Ай бұрын
Msha Allah
@bilanaxmed3119
Ай бұрын
Masha allh
@nuurtocali6033
Ай бұрын
Nin faqiira ha guuraanina😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
Ай бұрын
😅😅😅
@MuuseAxmed-vb7hg
Ай бұрын
Horta ilaahy haysku barakeeyo oo haysku asturo lkn naagta maaanta waxaaso dhaqaala laga bixiyay bari ka maalin waxanu igu sameeyaybay iska odhan doontaa
@Sirad47
Ай бұрын
Geela ragbaa kala qaatay inanta xuquudeedu waa gaar.ma waxad u haysataa inuu siduu doono ka yeelayo .aamus ma odhan karo.
@Yusufliban-ty2tl
Ай бұрын
Boqor buur madoow adeer waxaa tahay nin gob ah oo gacan iyo ku dhac leh aad baad u mahadsan tahay hablaha soomaalida oo dhami way istaahilaan in laga bixiyo boqol halaad iyo ka badanba Boqor waxaan jeclahay in inankaaga danbe ee kaa ku xiga aad uga guuriso beesha cali barre oo aad ka bixiso 200 oo geel ah
@ibraahimSulub-zm3no
Ай бұрын
Maanta miyuu ka dhacaye suldaan xasan marku ogaaday in sabayste bixinaayo inanta kkkkk
@mohamedabdikadir6939
Ай бұрын
Jeegaantii wali miyay jirtaa sacad muuse iyo habar jeclo ma si gaara ayay walaalo u yihiin
@Sirad47
Ай бұрын
Si guud ito si gaaraba waa u walaalo. Isaaqoo dhamiba waa walaalo.
@isaabdi1478
Ай бұрын
Waarvdadka miyadaan kala aqoon ninkani buurmadow maaha waa Suldan Siciid Yusuf Ducaale
@proudcitizen4883
Ай бұрын
Sacad Muuse Kursigii Iyo Geelii Habarjeco ba Mayskuqaateen😅
@user-bp9rx5tz4x
Ай бұрын
Geelaasi maxalaalbaa mise xaaraan
@Halgame334
Ай бұрын
BUUUR MADAW CAAADI MAAAHA
@abdillahiosman1770
Ай бұрын
Shaw off doesn't make sense.
@user-oo6tj8ol4n
Ай бұрын
Faratoon sidaas laguuu ilow adigooo ninkiiii sadexaad ugu magacaaban baa maareeye lagaa hor marinayaaa Allaha ku soo hadeeyo
Пікірлер: 35