Si fican bad u so duubtay Wad mahadsantahay wll 10sano ban ka so maqanahay Borama waxanad i xasuusisay Dhulki an mari jiray iyo jamacadi an dhigan jiray from Borama🙏ku dalxiis Dhulkaga
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Moha Ada sxb mudan mar walba wan taga waa halki muuqaalki u horeeyay aan kaso duubo.
@mohamedcase9938
6 ай бұрын
Guulayso wll wanan kula socon doona follow Wa ku so dhahay meelo badana Wa ku share garan doona
@jamalskp7280
6 ай бұрын
ALA HA KU NABAD KEENO
@mohamedcase9938
6 ай бұрын
@@jamalskp7280Aamin wll mahadsanid
@dunidahorizons5082
6 ай бұрын
Thanks wllo for the wonderful and educating video 🌹 borama waan ku dhashay oo ku barbaaray 2012 baa iigu danbaysay ❤
@caalinAbyan
6 ай бұрын
13 sano oo aanad arag dadkaan u duubayayba waa adiga
@dunidahorizons5082
6 ай бұрын
@@caalinAbyan indeed wll. Jaza’kallahu khayr. I really enjoyed the way you present and your videos are way professional 👌
@Secularism25
6 ай бұрын
The city that never got effected by the civil war because it's WISE people refused to get involved in any armed clashes against the regime 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@AminaAhmed-p7d
6 ай бұрын
None
@juule-g2x
6 ай бұрын
@@AminaAhmed-p7d yaa waxaa kugu sheekeeyey magalada muqdisho ayuunbay dagaalo sokeeye ka dheceene ma meel kalay dadku ka qaxeen
@Bbi-yw9fr
6 ай бұрын
Borama was with the regime and also this city is build by Diaspora and reer Djibouti who have retired and now live in borama
@adalmedia4291
6 ай бұрын
@@Bbi-yw9frborama shacay ayaa dhistay daligeed dawlada waxba kama qaban sii siyaadna wqxna kama qaban ganina waxba kama qaban shacay way dagaalayaan ,wadaniyad shacabka waan bogaadinayaa🎉
@dagansh5606
5 ай бұрын
Somalinimada ayaa reer Awdal dib u dhigau Waxay la caqli yihiin Turkida ama Masaarida lana xadaarad yihiin. Waxbarasho unbaa Taala dagaal iyo qaylo Mataal.
@ahmedabdi5593
6 ай бұрын
Peoples of Borama they are wise people intellectuals and who know evrything long live Somaliland Borama they refused the enemy outside who advised them to fight with Somaliland but they said no it is not happened
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
6 ай бұрын
Boorama iso amazing from burco
@ahmedsirad8855
6 ай бұрын
Maasha alaah ❤️ Great city Boorame Great peaple Texting from Birmingham uk Ramadaan kariim caalin yare
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Mahadsanid ahmed sxb
@AhmedHusein-ok5qy
6 ай бұрын
Maashaa allaah hudheel safari two Waa hudheelka geeska afrika ugu Weyn macafardo iyoayu xayawaankii duurjoogta indhahaa nacalina insha allaH
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Insha Allah maalinka la furo ayaynu ka war hayn dona
@mohamedyusuf4477
6 ай бұрын
ALLE ha barakeeyo Hooyoyinkeen iyo Hooyo kasta Intii xijaaabatay waalidkeen ALLE ha u naxariisto oo qabriga ha u nuuriyo oo ha u waasiciyo.
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Amin amin
@mahamedabdiaar2257
6 ай бұрын
Maansha allaah Horu Marka boorama
@josh4424
6 ай бұрын
Muuqaal qurxoon magaalo qurxoon thanks bro
@RamlaMuse
29 күн бұрын
From Zahra caalin❤
@xirsijibriil8928
5 ай бұрын
Masha'allah
@wearerddddd6862
6 ай бұрын
Maashaa Allaah guulaysta reer boorama hore usocda xaga beereha & wax barashada ❤❤❤
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Insha Allah dhawaan filo beeraha baki ila lughaya boon ruqi.
@dhibyarinolowdhulka7697
6 ай бұрын
Borama❤ my city thanks bro
@caalinAbyan
6 ай бұрын
My pleasure 😊
@MohamadHadi-vs6ww
6 ай бұрын
Your amazing reporter. I’ve never watched a better video than your video. Thank you so much. I never been in Borama even though I was born in Gorayacawl. Insha Allah I will come 2025.
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Glad you enjoyed it! 👍 Thank you and insha Allah you will visit once i.
@sniperabdilahi7596
6 ай бұрын
Maanshalaah waad horumartay sxp hore u soco
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Shekh abdulahi mahadsanid
@Caasha739
6 ай бұрын
Waa muuqaal qurux madan, mahadsanid
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Asha Ada mudan
@degamagan4448
6 ай бұрын
Mashaa Alaah borama
@zinaqurux
6 ай бұрын
Mashallha boorama jaano 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Mahadsanid sodad u tilmamanty magalada quruxda badan . Haduu ahan laha fb ama meel qoraal la isu so diro ama aan aqaan halkaan fariin kugu so diro , Waxan ku odhan laha magaca iska badal .
@abshir1974
6 ай бұрын
Manshala quruxdaa aywaynaatay eye ay tisqaaday Aya xaasidiintu rabaan ok u quudhi laayihiin noloshaa iyo tacliinta socota reer boorame waa in meel looga soowada jeesto qofka horumarka kasoo horjeeda guul somalilad no huwan
@shravandirri9087
5 ай бұрын
Borama my city❤
@abdiqaniahmed860
6 ай бұрын
Mansha Allah boorama magaalo qurux badan ❤
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Wuxu yidhi abwanki . Indhihii basaasaw borama ma aragteen
@abshir1974
6 ай бұрын
Manshala guul boorame
@CabdicasisColow
6 ай бұрын
Msh allh
@Abdirahmanmohamed5104
6 ай бұрын
Boorama is home of the wise.
@abdilahiomar3690
5 ай бұрын
boorame waa meelaha aan ugu jeclahy in aan dego hadii aan nasiib u heli lahaa insha allah
@Fahadcaynaan6
6 ай бұрын
Masha Allh ❤ Borma jano
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Borama.
@AfiyaIbrahim-tn8fn
6 ай бұрын
Asc. Reer Boorame waa dad fiican sxb yaqaan aqoons leh. Anigu ma tagin Insha waan tagi.
Waxad martay od so duubtay schoolkagyi yaranti qudus iyo wadooyinki an mari jiray WlHi xasus hore o wanag san ayad i samaysay thnks inchallah i Will come borama almost 8 years wx ku dhaw😔 inta an dal so dubayo wali magaladydi muqal kaman so samayn Abdirahman dollar tiktok ka so dawo muqaLo dalal kala duwan iyo youtubkenan inchallah Thanks muqaLka qrxda badan
@crizaaqmaxamuud7850
6 ай бұрын
M.a❤
@mustafamuse-hz1jb
4 ай бұрын
Reer Awdal wa aqoonyaaniin weeyan waxbarashada ku dadalan
@tusaalewanaagsan4153
5 ай бұрын
Waa uxiisayi Borama waxaa imanaya bisha todobad in shala
@caalinAbyan
5 ай бұрын
Insha allah
@adelwaliadan3522
6 ай бұрын
Gadoomiiyee Halgadhiigo Allha aya waax niiqaban karo Lakin Hadad idooratan Magaladassi Waxan ka dhigiilahay iswiisland misa Malta❤❤❤❤❤❤
Goobo kale ma jiran ! Deeganada ku dhaw ama hoos yimada halke aya ugu cagaaran ama beero badan
@curioussjones599
6 ай бұрын
This new Safari hotel has completely ruined the look of the city. SEERAHA was an open green space that made Borama stand out from other cities and should have been protected by the city council. I mean if they at least built something that was aesthetically pleasing for god sake. Someone please teach Somalis the concept of urban planning.
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Wax badan lama eegin deegaanka iyo magalada danteeda waxa aad loga fikiray Santa gaarka ah . Waxa uu ahaa SEERUHU GOOBTA qof Awdal jooga iyo mid gobol kale joogaaba u yimado boorama.
@Najmaabdirahman-r9q
6 ай бұрын
Quruxdaa magaladsa taala ayaya rag qurbo joog ah.doonyaan ina ay qalalaas ka abuuran❤ noolaad reer soomaalilnd from hargeisa
@crisaaqmohamed551
6 ай бұрын
Somaliland adoo laxqiisan bad dhiman adeer tani Nabad iyo nolol cidna uguma baahna ee iskaga bx mesha 😊😊🤜🤜 qurbajogta a kahdlayso meshan iyaga leh maxa kabdali
@crisaaqmohamed551
6 ай бұрын
Somaliland adoo laxqiisan bad dhiman adeer tani Nabad iyo nolol cidna uguma baahna ee iskaga bx mesha 😊😊🤜🤜 qurbajogta a kahdlayso meshan iyaga leh maxa kabdali
@khadarfarah1562
6 ай бұрын
Qashinkun iska ururiya please
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Ma qashinba kuu muqda mala wax kala aragty
@khadarfarah1562
6 ай бұрын
@@caalinAbyan intii aan mayayey dhowr magaalo oo Somaliland ah from berbera, hargeysa, gabiley, borama, borama waxay ahayd magalada ugu qashinka badneyd uguna wadada xumayd ee aan arko, meeday dadkeedii .aqoontu miyaney waxba bedelayn inder marka xaqiiqda laga haslayo🤣🤣
@caalinAbyan
6 ай бұрын
@@khadarfarah1562 taa kaama yeelayo rer hargeisa hargeisa ku dhashy ayan ahay hadana hargeisa wax ka qashin badna ma jirin…. Imaka way ladanty hargeisa lkn magalo ka qashin badnayd may jirin. Hadaba goormad tagty borama is barbar dhigana samaysy?
@MabarigMaxamd
6 ай бұрын
markii iguhor 2019 09 06
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Good
@abdullahiyusuf4543
6 ай бұрын
AFKA FAQASHTA JECELAA, HAL MAALI HAL MAALI HAL HAL.
FAQASHTA Aad Sheegaysaa Mayna Ahayn Kuwa aad Bariday Ee Ee Aad Tidhi aynu Waxwada dhisano Mida Kale Boorama Balkaalay Dhexdeeda Kadhe Jaahil foqol jaahil Anoo Ree Booramaa Hadadaa joo Ayaa kule Waa magaalo (Soomaaliyeed) Adna Qabyaalad ayaa Meesha kusooqoraysaa Yaanaan kugudambaabin Ee Hormarka Lagasheekayna Dagayso Hadii kale Tiktok Aad
@maxamedxuseen1740
2 ай бұрын
SEERIHU WAXAY AHAYD MEEL DOOXA, GEEDO WAAWEYN OO QAAR 100 SANO GAADHEEN. MAGAALADAN BILIC U AH, OO AAD DALXIISAYAASHA U SOO JIIDAN JIRTAY. NASIIB DARRO DAWLADDII HOOSE WAY GARANWAYDAY OO HUTEEL AYAY KA IIBIUEEN.
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Meelaha aan ugu jeclaa inan tago ayay ahayd intaanan KZitem waxba so galin jirin marki aan bilabayna waaba halkii aan ku bilabay channel keena. In la daayo oo sidi ahaato ayay ahayd.
@xasanabdi3013
6 ай бұрын
Safari qaybtiisii hote jigjigayar bey taalaa hargaysa
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Haa miyay taalaa mise wuu ku yaala
@xasanabdi3013
6 ай бұрын
@@caalinAbyan hhhh ku yaalaa fartaa iskaga key raacdey sxb
@OsmanjigreAhmed-vy4ku
6 ай бұрын
Masha allah
@OsmanjigreAhmed-vy4ku
6 ай бұрын
Haa
@hassanmohamoud573
6 ай бұрын
Waxa iigu horaysay 2009 waxa iigu danbaysay 2014
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Waqti badan aya kugu dambaysay wa inaad mar uun soo eegta
@AbdirazakOslo
2 ай бұрын
Sxp booram usoonqo
@xaqudirir244
6 ай бұрын
Waa dadka fahansan shaqada waxaan ku qosla kuwa heego ah oo iyagoo dawarsanaya ku fana guryahaa ayaa naloo dhisa wax ka barta dadka xalaal cunka aha
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Shaqo wa shaqo qofka ku qoslaya ama qof shaqaysanaya la yabaya ma jiro
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
5 ай бұрын
Awdalandflag ?tourisme❤ City Road is no good ,stadium yes i see now youtuber bajaj ?
@Hanimaxamud-p7q
6 ай бұрын
jaamacada camuud warbixin faahfaahsan kaso bixi bal macalimintu somali miyaa dhigta? Kharashka lagu dhigto
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Insha Allah muuqaalkii muuqalada filo dhawaan
@adelwaliadan3522
6 ай бұрын
Dalkana waa nii dhii sii lahay
@caalinAbyan
6 ай бұрын
Ma adiga dhisi laha ?
@abshir1974
6 ай бұрын
Quruxda magalada qurbajoog aan iman oo aan ku korin ayaa qas laraba aan meel ugasoowada jeedsano sidii lascanod looga caqlibadiyay shacabkii iskulada dhiganayay quruxdii maxaa kadanbeeyay
@ZAMI-BAR
6 ай бұрын
Borama marka horeba qurba joog baa dhisatey hadday duminayaana waa magaladoodii ee Adi maxaa kalay? Taada ka tali
@crisaaqmohamed551
6 ай бұрын
Idoor meshan logama baahna dhakheey matihid qof xlaal ah o cuqdad kasaliim ah wan ogahy qruxdan inay kudhibyso🤛🤛👌🏿
@abshir1974
6 ай бұрын
@@ZAMI-BAR kkkk aniga ha iisheegim dawarsigii iyo bililiqadii hargaysaa laga dhisay huush
@abshir1974
6 ай бұрын
@@crisaaqmohamed551 walahi ima dhibayso ee idoor magaadhaa ani maba ihi lakiin imakalxigtaan huusheey
Пікірлер: 166