Suaashu waxay tahay yaa sharciyeey dhulka? Waxaan qaraalo fara badan ku arkay in dhulku biyomaal leeyihiin oo ay diideen in ay iibiyaan, waxay ku dareen hadalka, qofkii lagu arkaa in ay dili doonaan in ay dhistaan iska daaye. Yaa la dilayaa marka? Hadhiiwna unukaa leh ayaa bilaabmeeysa.
Dhulkaan waa biyomaal iibna ma ahan ee beenta ka jooji dadka. Waxan maqlay in biyomaal dhaheen wanau dileen qofkii yimaada iska daaye in la dego.
@YusufHarun-vc9th
Ай бұрын
Jaziiro wacdaan iska leh naag walan tahay wlhi
@niyaaladem
Ай бұрын
@@YusufHarun-vc9th. Sfigaa waalan oo dhaqtar u baahan tuugyahay.
@niyaaladem
Ай бұрын
@@YusufHarun-vc9th meelo badan ayana ka aqriyey dad leh dhulka biyomaal baa leh goorma wacdaan yeeshay? Hawiye iyo tuugonimo naxaa lakala siiyo taloow?🤔
@boosteeyorooble5287
Ай бұрын
@@niyaaladem Aflagaadada & akhlaaq xumada jooji ! Biyamaal, Marko & agagaarkeeda ayey degan yihiin, meeshii ay maalin hore ka hadlayeena' Jaziiro maaheyn,Jaziirana wax shaqo ah ay ku leeyihiin maleh !!!
@niyaaladem
Ай бұрын
@@boosteeyorooble5287. Naayaa yaan ku aflagaadooday? Xageese ku aragtay aqlaakhdeyda mana I taqaanide? Hadii aan qaldanahay maad I saxdid waa gar markaasiye? Dhulka biyo maal baa leh dhowr mar beey dhageeyga kusoo dhaceen, ayagoo weliba l3h waanu dileeynaa wixii kasoo ag dhawaada. Nayaa imisaa dhulkaan xeebta ah dad lacag looga cunay? Ma kuwaas ayaad ka midtahay dadka dhaca oo dhiigooda u soo shaqo tagay? Nayaa aniga ima taqaanid ee dhiidhiibso.
Пікірлер: 17