Xaafada dahab marina beach update naga sii ama dahab tower
@jimcaaledeals
2 ай бұрын
Dahab Tower horay ayaan uga hadalnay, DahabMariina Insha Allah waan kasoo hadli doonaa marka ay noo suuro gasho.
@user-tf6fs8wz8c
2 ай бұрын
@@jimcaaledeals insha allah waxaan rajaynayaa in aan guul ka gaarno mashruucaas oo albaab u noqon Kara fursado uu wadankaan uu ku taamayo Sidoo Kale (side walks,sewage system,traffic lights,etc)
Пікірлер: 4