Bulaacada & Yasmin Karbaashkooda wa muzalzal like saar & subscribe
@sumayajibreel3813
19 күн бұрын
Balaayo like idiin saartay adiga iyo kuwa wac caayaba rag waawayn oo inay iscayaan risaqadii ka gashay orda shaqaysta umada danbigiina ha dhihina like sara ma xadiis iyo ayada quranbad noo shegaysan adiga iyo kuwa us cayaya orda xalal shaqaysta wilal yaryar baa tihiine akhiro waa laydin waydiin xoolaha aad views aad ku raadinaysaan ilaahay shabaabnimadiina waxaad ku qabateen wuu idin waydiin umada adiga iyo kuwa aad is haysan wax aan danbi ahayn ma haysan gabaro aad isku caydan baad mesha so dhigateen yahuu
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
19 күн бұрын
@@sumayajibreel3813inuu ooyo wax yer aya ugu dhiman see gabadha uga taktay wuu isku dhaxyaacay odiga sweden 🇸🇪 Göteborg ayu jooga hadu ahaan laha qof shaqeeysto walh waxaan dhan wuu iska ilow laha e asiga habeen iyo maalin dhaxfadhiyo yuotubeka kii sohadlaba wuxu raba inuu u jawaabo asiga views isku raadsanoyo youtubleyda dhan jaanis aye ku heleen ileen asiga rag iyo dumar kaso hadlijiray maantana asiga aye heeysata iska adkeyso ilaa isbuucan xaar xaar batahy 😷😷😷😛😛😛
@faadumoaadam4978
19 күн бұрын
Wll Mohamed iska daa dadkaan Wal walan ee hor u soco
@TheGoldengal
19 күн бұрын
Waraya buskud for over 6yrs you have given your opinion on peoples business and they have never replied back to you! You are not special stop giving a reaction to everybody
@user-jb5ce6nm7j
19 күн бұрын
Ninyahoow adkeesigeedii yeelo ileen umada ilaahay baad ja bariisaysan jirtee. Maanta dabkii aad qaybta ka hurin jirtay baa kusoo gaartay.
@somalistar8261
19 күн бұрын
Adajaaysi labada nin waa qabiilaaystayaal dhilada siilka qado ee tig toga kujirto.maay utaliyaan
@waberihassan7867
19 күн бұрын
Bulaacad waxan uu garanaya wax urro oo qadhmuun 😂
@user-jb5ce6nm7j
19 күн бұрын
Waa iga talo af daboolan waa dahab. The More aad hadasho the more ceebtaada iyo dabeecadahaaga ayaa lasii baranayaa. Maxamed Buskut channel na kama sii cayshi doontid. Aamus guuxu haku dhaafee. Ama la guro, soo caay, is daahiri waxaa ku sugaaya umad Runta xumaanta ka jecel, jecel ceebta iyo been faafiska waa kuu diyaara inay Luuq walba kaa soo cunaan.
@zamzamadam4811
19 күн бұрын
User buscuit ceeb malahaan qofki caayo isagana hacaayo
@rahmafarah6892
19 күн бұрын
Yaasmiin waji turunbo aboo mcnka alagu caayey😂😂
@MohamedNoormohamed-lc4rg
19 күн бұрын
Maxamed sida aan adiga iyo miniira Cadey idin Ku heste ok thumbs up all the way from jaamstreet shaleemo ayaan
Nin yahaw is ku xishood dadka oo dhan ha xagxag an ad ba dadka waa maagi jirtay ad kayas yeelo
@samirasahra1747
19 күн бұрын
Waa.Runta..
@aminaali8263
19 күн бұрын
Iskadhicee bulacaada iyo yasimen
@MohamedNoormohamed-lc4rg
19 күн бұрын
Iska amus bro amus nanta ayad kuwacantahay wad cebeysantahay ma adiga ba dad wx kashogoya iska amus plz
@zamzamadam4811
19 күн бұрын
Mohamed wax ceeb uleyahay buscuit malehaan
@MohamedNoormohamed-lc4rg
19 күн бұрын
@@zamzamadam4811 biniadam anan ceb lehen majiro xitaa adiga ce
@falisa576
19 күн бұрын
Bulaacada.magac fiican bad u bixisay Qabiilayste xun weeye qurun ah Somali kala saaro karbaash busterka
@11naa44
19 күн бұрын
Runts u sheego aya ku dhibaya shurunshureey😂😂😂😂
@user-sz7sn2rv9r
15 күн бұрын
Umuu bixin isaaq baa u bixiyay magaca
@user-sz7sn2rv9r
15 күн бұрын
Reer xamar bulaacad maba yihaahdaan isaaq baa u bixiyay bulaacad
@NashaadHassan
19 күн бұрын
Adkeysi yeelo gaajayaheey jilicsan 😁dadka waa ka hadli jirtay kana bariiseyn jirtay jooji jawaabta nin aan war u adkeysan waran uma adkeysto bila damiiryahow
@user-cs8wy9pj5r
19 күн бұрын
Bulacada cashaqa.😂😂 Hadda Jacel jilow Ey ku jidha ee kadhac.😂😂
@mohamedisak4827
19 күн бұрын
Bulaacada aaa wale magac ayaa la heahay kan inaa karbaashtid waan kaa sugaayay Next Kamal pls
@user-sz7sn2rv9r
15 күн бұрын
isaaq baa beri hore u bixiyay magaca bulaacad koofur bulaacad magac kalay u yaqaanaan boosteen iyo bosteejo wax sidaasa mise booste neero kkkkkkkkk
@Mohamed_ibrahim_sahal
19 күн бұрын
Nin yahow wad wa lanrbtaye ee is daji😢 subxanallah
Mohamed buskut adkeeso walalka qof walbo ha u jawaabin waxaad geesisatay lee ku heesataa tan cashar ka dhigo umada faraha ka qaad hadaad run sheegesid kamaal usoo jwb car
@ugaasoskitchen2797
17 күн бұрын
Iska celi bulaacadah, lakiin muniira waa miskiin ee ilmaheeda haku xumeyn ee tus
@aminaali8263
19 күн бұрын
Mashaalah ❤❤❤❤❤
@raqiasaid2031
19 күн бұрын
Isdifaac baad ku jirtaa faransiiska ma aabahaa baa leh maxaa kaa galay ceebtaada iska dhuumo indha aday baad ku jirtaa ceebtaadaw aamus jacaylkii waa ceeboobay yaa khasaara
@SaaynabIsmail
19 күн бұрын
War somaliyey wiilkan ha ku danbaabina wax ka dhex dhacay ma ogidine labada qof
@IfraxMuqtar-v3c
19 күн бұрын
Adiga qofkasto hadaa ujawaabto inaa darajo ku heleeysid miyaa umaleeyney sorry maxamed dulqaad yeelo sidaa dadka ugu soo hadashay ley lagaaga soo hadlay is aruuriy oo dulqaad yeelo
@ashalul565
19 күн бұрын
Jacayl kaad ku soo jishay aaway?
@awsomekids1800
19 күн бұрын
That is true brother
@JamilaYusuf-jq9dy
19 күн бұрын
Jaceyl ad sheegeeyso mee hada
@jhussain1507
19 күн бұрын
Yasiin iyo ninkaan Bodhari waxbaa ka si ah waxooda waa edebdaro waana nacaayb aay adiiga ku qabaan iska celi wecelada
@JamilaYusuf-jq9dy
19 күн бұрын
Yahuu maxamed Qas Qas nin dumarka u fiican baan ku maleey jirey mase ahid uff
@somalistar8261
19 күн бұрын
Waa dhiman cudur iyo uqdad.baaa dishay lazuli oo baadiya ku dhashay ma ku qaaraan
@Alxamdulillaahi
19 күн бұрын
Ceeb inaa isku jajawaabtaan niman isu jawaabayo waa aaqiru zaman kala aamusa hadaadann kheyr kuhadleen guys
@abdidegan8452
19 күн бұрын
War na amus hadle kuma banan waxana uu eegtahay khayin dumarka laqabo radiya
@user-vu8uy1fd9g
19 күн бұрын
Lacag taa ku dalxiisi xaaskada cuna ugu iibiin laheed
@user-vu8uy1fd9g
19 күн бұрын
Niin naagtiisa oo umal gaajo kudilay hadal uma banana
@ruqiaali7490
19 күн бұрын
Jacaylka ma jilaysey mise wuxuu ahaamid Saxa 😂😂😂😂
@ahmeds6878
19 күн бұрын
Marka adba Nimco happy ama gabadha kale cayda waa maxay bulaacada buskud ceyda udulqaado taliyow😂😂
@aminaali8263
19 күн бұрын
Runta usheege duliga ❤
@osmangure5182
19 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Gmaaad
18 күн бұрын
War ninyahow waa naceebeysay maxaa gabadha xaskaga firiijka uga xiratay subxanallah 😅😅😅😅
@user-pk5xc6pd9v
19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sultanhaq-u2x
19 күн бұрын
war niyow buskut waxa tahay qaatar nin France 🇫🇷 ♥️ ayad gawar kala waregtay waxa tahay quf ugu horey ee somali ah o arinkansa wan in lugu dhiisa taalad jacelka ... qisadad hadi filim lga sameyo wa huwa in ow noqon dona fililkas blockbuster ween kabtada wa kab ween qisadad sida ey udhacday ma aqaano xogo diib noceli nagey bilawga sheegada sida ey wax u dhacen🎉🎉🎉 bro horay usoco dadka qaar o liita ha ujawawin ... sida wa taalo dadkan wad ka sareysa marka hoos ha isku dhiig madikale o American raadi
War buskudow barakada alla qaad wad na ceebeysaaa ISKA amus ma adiga ba hadlaya weli adigoo gabadhii xurulceynta aheyd sida ugashe war Naga amus nin lamodyahow
@abdidegan8452
19 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Qalbenuura
19 күн бұрын
War amus gajayahay adiga iyo walaka dumarka gajo ku dishen uf
@aminaabyan6373
19 күн бұрын
Kurtin😂😂😂😂😂😂😂
@user-oh2kl2xr7b
19 күн бұрын
Nimankan gabdho guursan weli wilcad ba ilahkasiyay
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
19 күн бұрын
😂😂😂
@AA-ze7zk
19 күн бұрын
😂😂😂 M Buskut BOODHARI MURTI KUMA GAARTI EE ISKADA MA NOOLI WAR KA HAR JURSI AAD IYO AAD OGU NUUX NUUXSANEYSA
Пікірлер: 84