Cabdisalaan hareeri oo callka kula hadlay mid kamida dadka loo yaqaan burcad badeed, Hareeri waxa uu ka wareystay markab ay ka qabsadeen dalka imaaraadka oo sida ay sheegeen iyagu u arka inuu dhibaato ku yahay kaluumeysatada Soomaaliyeed.
#pirates
#burcad_badeed
#hareeri
Негізгі бет Burcad badeed iyo Cabdisalaan Hareeri live
Пікірлер: 27