Abyo wax khaliye na barta wax walpa waa na bartee illhay gacmahaga haku barakeya ofkiina marka la qalinayo iyo inta lo daynayo xiliga lasi shidanayo😂🎉❤
@LeilaIdi-kk2wl
Жыл бұрын
Walashey macan, wahan rawa in a noshekto lugaha safantaleh wah an kudaqano.
@sulekhasaid2891
Жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@hawabulhan4149
Жыл бұрын
Masha Allah
@Umu.R
Жыл бұрын
MashaAllah abayo cakega si lodhecorate gareyo natusi khair Allah hakusiyo.
@LeilaIdi-kk2wl
Жыл бұрын
Manshallah ajab ❤❤❤
@jamilafashe5629
Жыл бұрын
Maasha Allaah
@maymuunnuur2373
Жыл бұрын
Masha allah abaayo macaan aad ayaankujeclahay wax badan ayaankaafaaiday jasakallaha qayr janada allahanagukulmiyo Oonlaan Adana allaha kubarakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah walashey waad nosonoqotay maxaan kuxisay shukri abayo cules aya laga saray waxsogalinta plz nosogali marwalbo waxbadan okabartay ayajiro marka sameynayane iraag alabtan shukri aam ka bartay masha allah dadku mawada dhahan alle ha kuxafido ina adeer❤❤
@halimasadiaabdisalama6335
Жыл бұрын
Bilaa foorno ma sameen karta habo quruxey ❤✋🏻
@bishaaroaxmed757
Жыл бұрын
Mahadsanid inbadan ustaad shukri ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanjalleychannel7507
Жыл бұрын
Sooorta daruuuri miyaaa
@nadiifowarsame8282
Жыл бұрын
Fornada meqa geysay shukriyey😊
@umuxafsatafsiirchannel304
Жыл бұрын
M.a allaha kubarakeyo abayo
@AyaanXuseen-b8q
Жыл бұрын
Basbuusa bur malagu daro soorta shiida ukun sokor qishdha ama zabaadi qumbo intaas ayaa lagu sameeya
@hakimamohamed5465
Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤
@fadumaaden5027
Жыл бұрын
Sokorta wa too much is it ok tan kor ad uga shubte hadi an lo isticmalin hbo Oven 350 miya ku shide
@aminoasluub4613
Жыл бұрын
Mahadsanid
@umusafabeuty8358
Жыл бұрын
Ana ugu horeeya❤
@munonuur5789
Жыл бұрын
Ana kuxiga mahadsanid
@sumayosakariye5995
Жыл бұрын
Hbo saymon maxa laga wadaa
@hanaashafici7231
Жыл бұрын
Abayo fornada inte nambarka ugeyday intee daqiqo aya kuheyda mahadsanid ❤❤
Пікірлер: 51