waxaan umahad Celinayaa asxaabta ku xidhan Channelkayga Bushaaro Talk Show Waxaan idiin soo Gudbin doonaa inshalah Barnaamijyo Taabanaya Dhinacyada Kala Duwan ee Nolosha Waxaan Rajaynayaa inaad Bogan ka Heli doontaan Barnamijyo idin Qanciya.
@garaad_medea
4 жыл бұрын
walaalo soomaalinimada darteed
@xaajishiineaxmednuur
4 жыл бұрын
Bushaaroy fanaan heesa waa fanaanadan ugu jeclaa
@caweyskadalmar
4 жыл бұрын
MashaAllah Maandeeq Ilaahay cimri dheer ha ku siyaadiyo. Waa runtood wax muusig la yidhaah oo lagu tumay synthesizer lama odhan karo waa muusic iyo cod lagu sameeyey auto tune fanaan lama odhan karo. Waxay xasuusiyey aun Ismaciil Yare aanu jaar ahayn markaad aad I yara 1960s. Good old times.
@ubeydyarre757
4 жыл бұрын
Waaaaw thanks alot wax aan kgu mahad celiyo ma garanyo
@halimahersi7924
4 жыл бұрын
Bisharo maad xisaabisid waxay ku tiri 17 ayaan ku soo galay waxaana soo galay sanadkii 1961 so she is around 76 to 77.
@geesigacagaaran7968
4 жыл бұрын
Bushaaroy walal horta wad ku mahadsan tahay barnaamijka aad nala waadagtay wana mid muhiim ah runtii lkn hal talo ayaan ku siin lahaa taaso ah inaad sugto inta qofku hadalka uu dhamaysanayo waxaad modaa meelaha qaar inaad qofki oo an hadalki dhamaysan aad su'aal kale waydiiso.
@Suhuur1
4 жыл бұрын
Masha Allah alle cimiirga iyo cafimaadk ha u dheereyo mandeeq iyo khadija ceerigabo
@shabcanmohamed6472
4 жыл бұрын
Faadumo cabdilaahi kaahin legend alle cimriga iyo caafimadkaba haw barakeeyo
@kadermohamed8909
3 жыл бұрын
Maandeeq inta ugu danbeysey ee somali u duceyneyso waa ka qiirodey
@peaceandlovepeople4222
4 жыл бұрын
Fanantii hore Mandeeq😍 xulkii hoboladenii berigaynu miyirka qabnay😁. Mama inta cimriga ku hadhay cibado suuban iyo caafimad ban ku rajayn aameen yaa rabi.
Mashaallah edo mandeeq fanka cid kugu gadhaysa ma jirto ha iska wadhaq leyaan dadka imika heesaya fan waa kiini xishodka iyo asturnaanta laha Allah haku xafido edo mcn mandeeq sharaf iyo cisi ku nolow laanta abaar thanks Bisharo bande aad aya ugu xidhanahay chanelkaaga love you inader hore u soco
@axmedabdalla9005
4 жыл бұрын
Maamo maandeeq cimri dheer alle waa kusiiyay cafimaad iyo janno ayaa alle kuu waydiiyay
Пікірлер: 248