Muu Akhriyo Waalidkay, waa buug barbaarineed laga soo turjumay dhiganaha "The Book You Wish Your Parents Had Read: " kaas oo laf-dhabar u aha xidhiidhida-keliya ma aha xidhiidhada waalidka iyo ilmihiisa e. Waxaana soomaali ahaan inoogu soo turjumay Maxamed cabdi cali ,Maxamed Qaamuus.
Waxa uu buuggani ku saabsan yahay sida aynnu u barbaarin lahayn ubadkeenna watigan ay tignoolajiyaddu xadhkaha goosatay ee ay waqti isu waayeen waalid iyo ubadkiisii; hababka iyo hilinnada aynnu u marayno koolkoolinta iyo korinta maskaxeed ee carruurteenna; khaladaadka aynnu ku dhacno inta lagu jiro kacaamidda ubadkeenna sidii loo sixi lahaa iyo, ugu danbayn, daryeelkii iyo danayntii uu ilmuhu inooga baahnaa sidee aynnu u siin lahayn, muuq ahaan iyo maan ahaanba.
Haddii aad jeceshahay in aad qayb ka noqoto oo aad taageerto Mashruuca Sahan ee ballaadhan, ku soo dhowow, Mahadsanid.
Paypal link:
paypal.me/aadansahan
Buy me a coffee link:
www.buymeacoffee.com/aadansahan
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZitem-ka Sahanka Xogaha:
kzitem.info/rock/MAk...
KZitem-ka Sahan Podcast:
kzitem.info/rock/Gf8...
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
twitter.com/AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- عصر القرود
4- حديث المساء
5- السلام عليك يا صاحبي
6- في الحب والحياة
7- اعترافات عشاق
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.
#kanaalka_sahanka_xogaha
Негізгі бет Buug aad jeclaan lahayd in waalidkaa akhriyo!
Пікірлер