Naftaadasidaaadulahadashoayaa micnahadhabtaa hsamaynaya
Tallaabada ugu horraysa ee xaqiijinta riyooyinkagu waa in aad hurdada ka toostid.
tagtayahay qaaliga ahi, waad ku mahadsan tahay casharrada aad i soo siisay oo dhan, mustaqbalyahow
cajiibka ahi, si weyn ayaan adna diyaar kuugu ahay.
Naftaydaay gacalo, Noqo qof debecsan, maxaa yeelay qof kasta waxa uu la tacaalayaa dagaalkiisa gaarka ah kaas oo aanad adigu waxba kala socon
Ugu yaraan naftaada ula dhaqan sida wanaagsan ee aad dadka kale ula dhaqanto.
Naftaydaay gacalo, si kasta oo ay xaaladuhu u adkaadaan, ha luminin dareenkaaga xasilloonida jacaylka iyo rajada ah.
Turjume: Maxamed-Qaamuus
Codeyta Ahmeddeeq Hassan
Негізгі бет BUUGA NAFTAYDAAY GACALO ( COD AH )
Пікірлер: 9