Bro jooji edit ka faraha badan muuqaalkaaga wuu xumeynayaa
@Quen_Filsan_Said
Жыл бұрын
Wax un baa kaa Faa'idaa Mar walboo ku Daawado. Jisaakalaah.
@cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
Жыл бұрын
Sxb wn ku slmy lkn sxb waxan ka codsanayaa Inad af somaliga ad wax kuso gudbiso
@hiboabdi8172
Жыл бұрын
Wll inakula soxiriro donaya xagekalasoxiriraa 😊
@ramlaabdurahman8395
Жыл бұрын
Compound interest ma xalaalba?
@ahmedshukri5755
Жыл бұрын
maaya apaayo simple iyo compound interest ba xalaal maaha
@Cilmi_tech
Жыл бұрын
Ustaad edit faraha badan naga daa
@cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
Жыл бұрын
Waxaa tahay qof wax laga faaidayo lkn af somaliga xooga saar Mahadsanid
@mohayaasir1812
Жыл бұрын
Forex trading kasoo hadal please
@CabdullahiCadde1
Жыл бұрын
Link-ga ma ilawday talow ustaad?
@The-MoneyMindset
Жыл бұрын
SIdee loo maalgashan karaa S&P500 adiga oo jooga somalia?
@HAMZE470
Жыл бұрын
Asc zhp waxan haysta lacag gaadhaysa 500$ mxan ku maaraynkara wll ama aan ganacsi ug bilabikra
@mhm1132
Жыл бұрын
Ku maal gali naftaa oo wax ku baro.
@sirtanolosha1122
Жыл бұрын
Walal aan aaad ujecelahay ala jannada hainagu kulmiyo zxp
@lastking4304
Жыл бұрын
Ustaad forex ka soo hadal plz 🙏🙏🙏
@muxiyodiin1091
Жыл бұрын
Somali ku jira
@caamirsakeeti1806
Жыл бұрын
War warsame halka kawad wll
@xassanfaarax4515
Жыл бұрын
M.Allah
@sacadaadan9055
Жыл бұрын
Edited ka inaga yareeh wax yabahan qarc qarac samenayaa.
@quenfatima4999
Жыл бұрын
Forex trading ka soo hadal
@cabdiyuusuf5090
11 ай бұрын
👍
@abdishakuryussf
Жыл бұрын
Mnshllh
@Shakureyy
Жыл бұрын
Muqalka marku is badalaya codka la socda too much bro
@mahirabdi5532
Жыл бұрын
Sp500 sanad walbe lagama faaido hada sanadkii dhamaaday ee 2022 ku dhawaad 20% eey hoos u dhacday oo lagu qasaaray lakiin in long term waa laga faaido lakiin sanadle iyo bile laguma faaido. Hada recession in lageli rabo ayaa la saadaalinayaa waana xiliga ugu adag stock marketka sidoo kalena ugu faaidada badan.
@mahirabdi5532
Жыл бұрын
@@warsamebade Adaa mudan saaxiib
@nasrohassan9818
Жыл бұрын
Soomaali bought ku Quran maheli
@hooyoMacaan-f8c
Жыл бұрын
Nio sidee loo Mal gishan karaa sharkadaha
@caalamiali3412
Жыл бұрын
Bro warsame Gmail ka iyo instagramkaba waa kala soo hadlay iga soo jawab
Пікірлер: 71