#surroundedbyidiots #bookreview
Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagi doonaa soo koobidda buugga "Surrounded by Idiots by Thomas Erikson" oo ah buug ka warramaya shakhsiyadaha kala duwan ee dadka.
Waa buug meesha ka saaraya in is fahmi waaga dadka iyo in dadka kugu xeeran aad u aragto doqmo, maaddaama oo aad kala hab-dhaqan iyo dabeecado duwan tihiin dadka kale. Waxa kale oo aad ka baran kartaa casharro badan oo inaga caawin doona xoojinta wada-xidhiidhka iyo horumarinta nafta, maacaamilka iyo isfahamka dadka.
Time Codes
0:00 Hordhac
1:00 Shaksiyadda Midabka casaanka ah
2:05 Shakhsiyadda Midabka Huruudda
3:00 Shakhsiyadda Midabka Cagaarka ah
4:01 Shakhsiyadda Midabka Buluugga ah
Негізгі бет Buugga Surrounded by Idiots by Thomas Erikson - Somali
Пікірлер: 6