waxaan Muuqaalkan kugula wadaagi doona Habab iyo Summary aad u Faa'ida badan Taas oo aan Kaso Qaadanay Amaba aan Dhihi Karno Waa Dhumucda Buuga Mucjisada Subaxa Hore .
Buugan wuxuu Kamid Yahay Buugaagta Loogu iibsiga badanyahay Sidoo Kale waa Buug Ka Caan Ah Mashriq iyo Maqrib .
Noqo Mid Kaca xili hore oo dabbaq 6da Caado ee uu Xambaarsanyahay Buugan .
Kanaalka / @marwanmedia
Instagram www.instagram....
Fadlam Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
#Kanaalka / @marwanmedia
Негізгі бет Buuggii aad raadinaysay | Kicida Xili hore | The Miracle morning . | 6 Caado Samee .
Пікірлер: 54