Buugaan waxa turjumay maxamed-qaamuus.
buugta nocaan ahi way kuyaryihiin bulshadeena soomaaliyeed.
weedhaha ku jira bugga
00:00
0:08 Hordhaca turjumaaga
3:21 Xaqiijinta riyooyinka
4:01 Sokootinta tagtada iyo soodhawaynta mustaqbalka
5:25 Naftayday noqo qof dabacsan, si toganna u fakar
6:48 Naftaada ula dhaqan sida wanaagsan ee aad dadka ula dhaqanto.
7:16 Naftayday ha lumin xasloonida jacaylka iyo rajada.
8:07 Mararka qaar waaba adiga cidda kaliya ee nolashaada caqabadda ku ah.
9:06 Waa inaad barataah sida loo jeclaado naftaada ka hor inta aadan jeclaan cidkale.
9:31 Waad uqalantaa naftaydaay ee noqo mucjiso mar la'arag ah.
10:53 Ha samayn waxkast oo aad hadhow ka qoomamayn toontid.
12:27 Waan ogahay culayskan oo dhan inuu yahay mid ku meel-gaadh ah.
12:46 Dhibmalahan inaad kaligaa noqotid dhiblahan,waayo kalinimadu mararqaar waxay ku siisah geesinimo.
13:45 Cabsidu maaha in aanad doonaynin in aad waxsamayso, cabsidu waa in aad ogaato halistu in ay badan tahay, haddana aad og tahay waxa aad samaynaysaa in ayu qalmaan u badheedhidda halistaa
14:50 Dib u qiimee naftaada markasta, sanad kasta, bil kasta iyo xitaa maalin kasta, si'aad uhubiso in aad weli doonayso waxyaabihii aad aaminsanayd in aad u baahan tahay, iyo inaad hore u soconaysaba.
15:19 In aad farxad abuurato ka dhigo ujeeddo maalinle ah oo sii mudnaan joogto ah.
16:04 Naftaydaay gacalo, maanta in aad daciif tahay, micnaheedu maaha maalin kasta in aad daciif ahaanayso.
17:17 Iska sii daa, wax ka qurux badan ayaa booskiisi kuu buuxin doona e!
17:42 Naftaydaay gacalo: ha waayindunwanaagsanaantaada si kasta oo ay duruufuhu kuugu adkaadaan.
18:42 Naftaydaay gacalo, ma jiro wax ka qurux badan oo ka iftiin badan qalbiga wanaagsan.
19:50 Haddii aad raadinayso qofkii noloshaada beddeli lahaa, eeg muraayadda hortaada!
20:33 Ku farax in aad nooshahay oo neefsanayso; in aad maalin kale soo toosto adiga o nool waa wax weyn, yaanay kula sahlanaanin.
21:25 Naftaydaay gacalo, dadka badankoodu ma bogsadaan maadaama ay xasuusihiihore maskaxdooda ku soo celcelinayaan, ee ka gudub arrinta ku dhibaysa.
22:22 Markasta oo uu safarka figta sare sii adkaado, ha illaawin in aad naftaada ku faanto.
23:06 La innama siinin nolol xun iyo mid wanaagsan toona, Ilaahay waxa uu ina siiyay nolol uun, innaga ayay inoo taallaa in aynu ka dhiganno nolol
25:00 Su'aal nafyahay?Miyaad u xiistay qofkaas si dhab ah, mise hadda ayuunbaad kelinnimo?!
26:46 Way fiican tahay in aad xawaare sare ku socotid, laakiin sidoo kale waxa iyana muhim ah in aad garanayso xilliga aad cagta dhulka u dhigayso ee aad yara nasanayso.
27:29 Markasta way ku habboon tahay in aad naftaada jeclaato in ka badan intii hore.
29:07 Naftaydaay gacalo, waa in aad isku kalsoonaataa marka aanay jirin cid kale oo kugu
kalsooni; taas ayaa macnaha dhabta ah samaynaysa ugu danbaynta.
30:38 Xakamaynta naftaadu waxa ay ka bilaabantaa xakamaynta afkaartaada,haddii aanad xakamayn karin axa aad ka fekerayso ma xakamayn kartid waxa aad samaynayso.
31:17 Marka aad dareento in aanad intaas ka badan sii wadi karaynin dedaalka, dib u xasuuso sababtii aad markiihoraba u bilawday hawshan.
31:45 Ku raaxayso waxyaabaha yaryar nolosha,
32:43: Naftaydaay gacalo, cadhadu waa astaan, astaan kastaana waxa ay mudan tahay in loo fiirsado.
34:06 Waan kugu kalsoonahay naftaydaay, waanan ku aaminsanahay.
34:32 Naftaydaay gacalo, dadka oo dhan ayay soo maraan maalmaha adagi,
36:29 Cidna kama hoosaysid kamana liidatid ee maankaku hay.
37:30 Haddii aad rabto waqti, xorriyad iyo tamar dheeraad ah, bilaw adeegsiga erayga "Maya".
38:07 Marka ay ku soo maraan afkaar tabani, kuguma filnain aad keliya u dulqaadato afkaartaas,
39:32 Naftaydaay gacalo, guushu ma aha wax geed ka go'an ah (la hubo),
40:54 Naftaydaay gacalo, Noloshu gebigeedaba waa in aad saamayn wanaagsan yeelato gaar ahaan naftaada ku yeelato.
41:20 Barasho ayaan ku jiraa si aan u noqdo qofka ay ii sheegayso ruuxdaydu in uu aniga yahay.
42:06 Ugu noolow noloshan sida aad rabto, hana ka cabsan inaad si buuxda u noolaato.
43:23 Mararka qaar fogaantu ma aha daciifnimo.
44:00 Naftaydaay gacalo, waa caadi in mararka qaar lagu waayo oo aad dadka ka dhex baxdo.
44:53 Shalay mid caqli badan ayaan ahaa maadaama aan rabay in aan dunida beddelo, maanta waxa aan ahay mid waayo arag ah sidaas ayaan u rabaa in aan naftayda beddelo.
45:54 Cabsida iyo kalsooni darradu waxa ay dilaan riyooyin ka badan kuwa ay disho guuldarradu.
46:33 Kalsoonidu albaabo ayay kuu furtaa, islaweyniduna waa ay kaa xidhaa.
48:04 Toddobada cajaa'ib ee dunida.
49:11 Samayso caadooyin wanaagsan.
50:34 Aqbal oo istareex ku dareen in aanad ogayn waxa soo socda mustaqbalka,
52:18 Marka aad keligaa lugaynaysid ha eegincagahaaga hoostooda,
53:55 Dhammaadka maalinkasta xasuusi naftaada,
Негізгі бет Buuggii NAFTAYDAY GACALO(Dear me)|baro sida nafta loola hadlo|
Пікірлер: 20