Aboowe adaa kenay jirada kadibna adaa fulay noqday, jirada nagadhig aa kadhacdey. Maskiin illahey kumaxanunsiiyo owladana kana dhexsaro AAMIIN
@amranmohamud7465
3 жыл бұрын
Caaway aad ayaa iiga qosli siiseen muniro masha Allah kuwii isku waaro Allaha idin ka dhigo. aamiin
@fardowsaabdullaahi3222
3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أسرة جميل جزاك الله خيرا
@zamzamcabdiraxman5351
3 жыл бұрын
Haa wan u guurin lahaa Lnk soo noqosho xagayga ah ma jiri lahayin, Ilaahay naguma keeno, Aamiin Aamiin yaa Rabbi
@nihanabdi4541
3 жыл бұрын
Masha Allah Rajo family qoys kudayasho mudan runtii noolada cimri dheer insha allah Waxa tihiin inta qoys aan you tube ley arky kuwa ugu fiican m.a Alle hani dhowro insha Allah ♥️♥️♥️♥️👌👌👏🌹
@ayaanomar5584
3 жыл бұрын
Mansha allah Allaha idinxafido
@salmoyusuf8710
3 жыл бұрын
Masha allah
@fartunhappy2110
3 жыл бұрын
hada ku dartit xanun wuu ka reysam muniiro ogow tasi 🤣🤣🤣🤣
@landuu7064
3 жыл бұрын
Fartun cdey xapiipti Instagram ka iiga so jwb muhima ku ehe
@deeqyarechanel4853
3 жыл бұрын
Vidow sogali wax yar kadib fartun nooh
@maryanchannel2187
3 жыл бұрын
Landuu official 1 wl subscribe isar
@maryanchannel2187
3 жыл бұрын
Deeq yare wl subscribe isar
@landuu7064
3 жыл бұрын
@@maryanchannel2187 wan ku sry iisar adna
@fartunhappy2110
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣maser qarsan waye taasi muniiro qiro ina maser darey mowsid
@Asturan1
3 жыл бұрын
Fartuun umadena ma tihid xasid nima kugu baq baqday is ka ogolow noh sanka naagta in uu gursato😆😆😆
Wow su aasha si sarbeeb ayey igu jawaabtey waa gabar aqli badan muniiro isku mid aan nahay waan maseera laakin maserkey waa mid xakameysan nin lama darensiiyo maseyrka
@maandaarchannel544
3 жыл бұрын
Maasha allaah saanbaad ku qurxantahy aqyaar aabe
@dahaboosman1228
3 жыл бұрын
Muniro waa sax cafimadka naag kale ka galay waa khalad ninkada 🤣👍🙏
@aminaabyan1101
3 жыл бұрын
Masha allh allh ha idin xfido 🥳🥰
@sabariinmohamud9300
3 жыл бұрын
Msha alh apyo alh idn xfido geep going
@aaminocilmi2431
3 жыл бұрын
Maasha allaha farxad kuno laada
@nadiifoshuceb5550
3 жыл бұрын
Masha alah
@husseinmohamedhassan3830
3 жыл бұрын
subxanallh naag dardeet ha u hawarin sandka dhamadkiisa aaaa
Пікірлер: 186