#SUBSCRIBE_LIKE
Astaantii Dadnimadaay
Uldiran Kafeeyaa Indhaheyga
Nuurkiyo Budiyo Wax arag Oxygen
ka Ruuxdaaay
Ehelkii Wanaagaay Inkastoo
Asxaan Falo Itaalkii Dadaal Galo
Ismoodsii Masheeginee Ma anaa Intaa
Jiro Abaal Kaga Gudi
Karo
Ifku Dayax La,aantii Dhayal
Uma Iftiimeee Aneh Adiga
La’anta Arxan Iyo Turaalo
Aqbal Iyoo Adeecee Alle
Ogi Ma Nureeeeeeee
Sababaa Aduunkiyo Loo
Abuuray Koonkoo Adneh Adiga
Sababaan Aadmi Kaaga Doortoooo
Dadka kaga Aaami
Nay
Adin Dhowrsanaantiyo
Ixtiraam Ka Buxee Uunkaba Ku
Dhaaf Taan Heybada Kugu Ishaar
Tayoo Caqli Waad Ka Culustahay
Axada Kuguma Cabiro
Karo
Негізгі бет C/casiis Iskalaji 2021 -Ifka Dayax -Hees Cusub
Пікірлер: 6